WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DSILY NEWS PAAPER EE MAANTA OO AH SABTI 25-KA JUUN 2016-KA

0
Saturday June 25, 2016 - 10:30:32 in Wararka by
  • Visits: 1702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DSILY NEWS PAAPER EE MAANTA OO AH SABTI 25-KA JUUN 2016-KA

    WAR MURTIYEED MAANTA LAGU WADO IN LAGA SOO SAARO SHIRKA MADASHA QARAN EE KA SOCONAYA MAGAALADA BAYDHABO Waxaa Sabtida maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo Shirka Madasha Wa datashiga Qaran, oo Arbacadii si rasmi ah uga furmay Magaalada Baydhab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR MURTIYEED MAANTA LAGU WADO IN LAGA SOO SAARO SHIRKA MADASHA QARAN EE KA SOCONAYA MAGAALADA BAYDHABO Waxaa Sabtida maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo Shirka Madasha Wa datashiga Qaran, oo Arbacadii si rasmi ah uga furmay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

 

 

 

 

Gelinkii dambe ee Jimcihii, ayuu qorshuhu ahaa in la soo ga ba gabeeyo Shirka Madasha Wadatashi ga Qaran, lagana soo saaro War Murtiye ed ku aadan doorashooyinka guud ee san adkan ka qabsoomaya Somaliya, hase ah aatee uu dib u dhac ku yimid, sabab aan weli la shaacin.

Waxaase soo baxaya warar sheegaya in Madaxda Dowladda Somaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada, ay isu khilaafeen in mowqif mideysan ka soo saaraan shi rka, taasina ay keentay dib u dhaca ku yimid.

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in Sabtida maanta la soo afjari doono shirka ka socda Magaalada Baydhabo, lagana soo saarayo qodobo ku aadan door ashooyinka. Wasiirka Warfaafinta Maam ulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxa med, ayaa dib u dhaca ku yimid waqtigii loo muddeeyay in shirka lagu soo gaba gabeeyo ku macneeyay shaqada oo ba datay oo awgeed, sida uu yiri.

Wasiirka, ayaa waxaa uu meesha ka saaray inaanu jirin wax khilaaf ah oo soo kala dhex galay Madaxda Dowladda Som aliya iyo Maamul Goboleedyada. Bisha August, ayaa waxaa lagu wadaa in la soo xulo Xildhibaanada Baarlamaanka Somal iya, iyadoona ay soo dooran doonaan Gu doomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeen adiisa, halka bisha Septemberna ay soo dooranayan Madaxweynaha.

MADAXWEYNAHA OO AQBALAY XIL KA QAADI STA LAGU SAMEEYAY LABO KA MID AH XUBNAHA GOLAHA WASIIRADA

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil ka qaadis uu Ra’iisul Wasaaraha ku sameeyey laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirada. Xub naha xilalka laga qaaday ayaa ka la ah Marwo Khadra Bashiir Cali oo ah ayd Wa siirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Marwo Xaawo Xasan Maxamed oo ah ayd Wasiirka Caafimaadka. Waxaa sidoo kale uu Madaxweynaha aq baley agaca abista laba wasiir oo cusub oo xilalkaasi la wareegaya. Wasiirada la mag acaabay ayaa kala ah Dr Cabdulqaadir Cabdi Xa ashi oo noqonayaa Wasiirka Wa saarad da Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, iyo Mudane Maxamed Xaaji Cabdi nuur oo noqonayaa Wa siirka Wasaarad da Caa fimaadka. Aqbala adda xil ka qaad ista iyo magacaabista xu bnahan Golaha Was iirada ka tirsan ayaa dhaqangaleysa maa nta oo taariikhdu tah ay 24 June, 2016.

WARIYAYAASHA REER PUNTLAND OO CAMB IA REEYEY HANJABAADII KA SOO YEER AY WASII R KA WARFAAFINTA MAAMULKA PUNT LAND

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP iyo qaar ka mid ah Wariyayaasha ka hawl gala magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa shir ay isugu yimaadeen si adag u cambaareeyay hadal kasoo yee ray wasiirka Warfaafinta dawladda Puntla nd Maxamuud xasan Soocade kaas oo ahaa in wariyayaasha la laynayo qaarna la xirayo.

Hanjabaada Wasiirka ayaa ku socotay Warbaahinta Madax banaan ee ka hawl gasha gudaha Puntland, waxaana hoga anka sare ee MAP ay sheegeen in aan Saxafiyiinta waajibaadkooda gudanaya la gu xad gudbi karin. ”wasiirku si bareer ah ayuu xilliga uu hanjabayay waxa uu ku sheegat in Puntland aysan ka jirin wax dastuur ah iyo sharci isa markaasna ay dowladdu dilayso wariyeyaasha isagoo in taas ku daray inaysan jirin Dastuur ay do wladdu eegayso taas bedelkeedana ay adeegsanayso dowladdu hub iyo ciidan” War Qoraal ah oo MAP kasoo baxay ay aa sidaas lagu yiri.

Burhaan Axmed Daahir oo ka mid ah Saxafiyiinta Puntland soona noqday hoga anka sare ee Uuruka MAP iyo NUSOJ ay aa sheegay in handadaada wasiirka ka ti mid ay tahay mid hareer marsan sharciga iyo qaynuunka Puntland. Wariye Maxa med Saciid ayaa sheegay in hadalka was iir soocade uu yahay mid ceeb ku ah dawl adnimada iyo jiritaanka Puntland, waxa ana intaa suu raaciyay inaysan ogayn me el lagu laalay dastuurka iyo sharciga Punt land

Maxamed Cabdulaahi Kooshin oo ka mid ah Wariyayaasha Radio Daljir ayaa sheegay in wasiirka warfafainta uusan sii hayn karin masuuliyada uu qaaday maa daama uu sharcigii dalku ku dhisnaa ink iray. Wariyayaasha Puntland ayuu ugu ba aqay inay amnigooda ka taxadaraan maa daama wasiirka warfaafinta Puntland uu ku hanjabay inuu dilayo.

UGANDA OO GO'AANSATAY INAY CIIDAMADEEDA KALA BAXDO SOOMAALIYA SANADKA 2017

D/Uganda ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheyneyso inay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya ay la baxdo bisha December ee sanadka 2017.

Taliyaha Ciidamada Uganda Gen. Katumba Wam ala ayaa u sheegay BBCda go’aanka ay ku gaareen in ciidamadooda kala baxaan Soomaaliya, markii ay ka niyad jabeen Ciidamada Soomaa liya iyo Saaxibada Beesha Caalamka.

Gen.Wamala ayaa sheegay in la gaaray waqtigii Ciidamada Milateriga Sooma aliya ay la war eegi lahaayeen Ammaanka. Waxaa uu sheegay in xataa ay ka baxa yaan Soomaaliya ka hor bisha December 2017, hadii la helo dal kale oo bedela.

Mareykanka, UK, iyo Turkiga ayaa tababar sii ya Ciidamada milateriga iyo kuwa boo liska ee Soomaaliya, waxaana dalalkan ay muddooyinkii u dambeeyay ka qeyb qa adanayeen dib u dhiska Ciidamada. Dowladda Uganda ayaa horay u sheegtay inay ciidamadeeda kala baxeyso Soomaal iya, balse Afhayeen u hadlay ayaa bee niyay inay si toos ah ula baxayaan ciidankooda. Uganda ayaa ahaa dalkii u hore eyay ee ciidamo u soo diray Soomaaliya sanadkii 2007dii,

FAAHFAAHINO LAGA HELAYO MADAAFIICDII XALAY KUSOO DHACDAY QEYBO KAMIDA MUQDISHO

Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa tiro madaafiic ah oo Xalay kusoo dhacday qeybo kamida xaafadaha mag aalada muqdisho.

Goobaha hoobiyayaasha ay ku dha ceen ayaa lagu kala sheegay Isgoyska Al Barakao,xarunta Wasaaradda Gaashaan dhiga, Xaafadda Cagadhiig ee degmada Wardhiigleey , Agagaarka Isbitaalka Deva ee nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan , Km4 iyo goobo kale.

Sikastaba ma ahan markii ugu horeysay oo sidan oo kale tiro madaafiic ah ay ugu soo hoobtaan qeybo kamida magaalada muqdisho. Lagama helin qasaaro ay gey steen maadaama ay haben aheyd hase yeeshee kaliya waxaa la sheegay goo baha ay ku dhaceen

MADAXWEYNAHA EQUATORIAL GUINEA OO WIILKIISA U MAGACAABAY MADAXWEYNE KUXIGEEN

Madaxweynaha Equatorial Guinea Te odoro Obiang’ Nguema oo ah Madaxwey naha ugu xuk unka dheer Afrika ayaa wiil kiisa oo lagu magacaabo Teodorin’ Obi ang’ Mangue u magacaabay xi lka Mada xweyne kuxigeenka.

Sida ay xa qiijisayWar baah in ta maxaliga ee Equato rialGuinea MadaxweyneTeodo ro Nguema oo 37 sano xukumayay dalkaas ayaa doonaya inuu awooda si fud ud ugu war eejiyo wiilkiisa. Madaxweyna ha ugu cim riga dheer Afrika iyo Adduunka ayaa mar kii lixaad sanadkan ku guuleys tay doo rashadii ka dhacday Equatorial Guinea, isagoo helay 93.7, hase ahaatee doorash adaas ayaa waxaa shaki badan geliyay Beesha Caalamka.

Waxaa lagu eedeeyay inuu akoonkiisa gaarka ah ku shubto lacago, isla markaa na uu la goosto canshuuraha warshada ha. Madaxweyne iyo wiilkiisa Sanadkii 1979 ayuu xukunka kala wareegay adeer kiisa oo uu afgambiyay, isagoo markii da mbe xukun toogasho ah uu ku fuliyay.

Madaxda qaar ka mid ah dalalka Afr ika ayaa lagu eedeeyaa inay xukunkooda ku biiriyaan qoyskooda, iyadoo Madaxwe ynaha Uganda Yoweri Museveni oo ka mid ah madaxda ugu waqtiga dheer Afr ika uu dhowaan xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada dalkaas.

URURKA SOMA OO SI KULUL U CAMBAARE EYAY XIRITAANKA RADIO DALJIR

Ururka Somali Media Association ee (SOMA) ayaa waxa uu si kulul u cambaar eeyey maamulka Puntland oo xirat xarum aha Radio Daljir ee deegaanada Punt land. Radio Daljir ayaa waxa ay xub in ka tahay Ururka Somali Media Ass ociationee (SO MA) oo ay ku mide ysan yihiin 38 Idaacadood. Ururka War baahinta Soom aaliyeed ee SOMA ayaa waxa uu ku baa qay in si deg deg ah xayiraada looga qaa do Radio Daljir si ay u sii wado shaqadii muhiimka ahayd ee ay u heysay bulsh ada.Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska xogeyaha guud ee SOMA oo uu ku sax iixnaa Ismaaciil Sheekh Khaliifa ayaa lagu cambaareeyey xiritaanka Radio Daljir, sidoo kalena Mas’uuliyiinta Puntland loo ga codsaday in ay xayiraada ka qaadaan Radio Daljir si shuruud la’aan ah.War saxaafadeedka ayaa Dowladda Soo maliya iyo beesha caalamka ugu baaqay inay arintaan soo fara geliyaan oo ay cad aadis saaraan Maamulka Puntland.

Ciidamada hawada ka saaray Xarum aha Radio Daljir ee deegaanada Puntland ayaa la sheegay in ay ka amar qaataan Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland SooCadde.Sababta loo xiray Radio Daljir ayaa lagu sheegay in ay wareysi ka qaad een Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Galan oo ka gadoodsan siyaas ada Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas. Radio Daljir ayaa oo xarumo ku leh deg mooyin ka mid ah maamulka Puntla nd ayaa waxa ay xarumahaas u xiran yih iin mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland

UGAASKA BEESHA CAYR OO SOO GAARAY MAGAALADA MUQDISHO

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, Uga aska Beesha Cayr, ayaa shalay soo gaaray M/Mu qdisho, iyadoo si diirran loogu soo dhaweeyay Gar oonka Aadan Cadde. Masuuliyiin uu ka mid yahay Wasi iru Dowlaha Madaxtooyada Somaliya, Ma had Maxamed Salaad, ayaa Ugaaska ku soo dhaw eeyay Magaalada Muqdisho.

Ugaas Xasan oo ka soo amba baxay M/Gu riceel, ayaa M/Muqdisho u yimid si dii uu uga sii gu dbi lahaa Wadanka Boqo rtooyada Sacuudi Car abiya. Suldaan Ma hdi C/risaaq Maxamuud Colow oo ka mid ahaa xubnihii M/Muqdisho ku soo dhaw eeyay Ugaaska, ayaa sheegay in Ugaaska uu Sac uudigu u tagaayo, sidii uu u soo cumreysan lahaa.

Suldaan Mahdi oo la hadlay Dhacdo. com, ayaa sheegay in ay ku faraxsan yih iin in Ugaaska ay ku soo dhaweeyan M/ Muqdisho.

Arbacadii ayay ahayd markii M/Gurice el lagu xiray Ugaas Xasan Ugaas Maxam ed, inkastoo saa cado ka dib la sii daayay, markii ay dadka deegaa nka dhigeen bann aanbax ay kaga soo horjeedan xarigiisa. Ugaaska Xasan, ayaa tallaabada lagu xir ay waxaa uu ku sheegay mid siyaasadey san, isa goona siyaasiyiin aanu shaacin ku eedeeyay inay ka masuul yihiin xarigiisa. Xigasho:dhacdo.com

 SADDEX QOF OO ISU QOYS AHAA OO LAGU DILAY DEGMADA AFGOOYE

3 qof oo isu qoys ahaa, ayaa waxaa habeen ho re lagu dilay Degmada Afgoo ye ee G/Sh/ Hoose, iyadoo aan si buuxdo loo garanayn cidda dhabta ah ee dishay. Dabley hubeysan, ayaa wa xay dadk aasi ku dishay xaafadda Dhagaxtuur, ka dib markii sida la sheegay ay hoygoodu ugu galleen. 3da qof ee la dilay oo rag ahaa, ayaa waxaa lagu kala she egay aabbe, wiil uu dhalay iyo wiil awoowe u ahaa, iya doo aabbaha qoyska magaciisa lagu she egay Maxamed Feesto. Feesto waxaa uu ka mid ahaa dallaaleyda suuqa xoolaha ee Degmada Afgooye.

Sidoo kale waxaa jira laba qof oo kale oo ku dha awacantay rasaastii lagu dilay dadkaasi, kuwaa oo dhaawacyadoodu la soo sheegayo in loo qaaday M/Muqdisho.

Dableyda weerartay hoyga Maxamed Feesto, ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay baxsatay dilka ka dib, laakiin ay Ciida mada ammaanka bilaabeen baaritaano amuurtaasi ku aadan. Cumar Maxamed Cilmi (Cumar Carabey),Madaxa Arrimaha Bulsha da ee M/mulka /Sh/Hoose oo ku su gan Degmada Afgooye, ayaa sheegay ina anan si sax ah weli loo aqoonsan kuwa dilka gaystay, balse laamaha amm aanku ay baarayan.

Ka hor inta aan la dilin dadkan, ayaa waxaa Deg mada Afgooye lagu dilay Na badoon Maxamed Aa dan Nuur (Maxamed Carabey), oo ka mid ahaa Od ayaasha Dhaqanka ee degan Degmadaasi. Sida caadada u ah raga wax dila ayaa bartii dil ka ay ka geystaan inta badan ka ba xsada inteysan ciidam adu gaarin ka hor kadib ana aanan la qaban.

BEELAHA BANAADIRIGA OO LABO XUBIN LAGA SIIYAY AQALKA SARE

Madaxda Madasha Wadatashiga Qa ran ayaa isku raacay in labo xubin laga si iyo Aqalka sare Beelaha banaadiriga ah, iyadoo wali aan la isku ra acin matalaad dhab ah oo Gobolka Banaadir ku ye esho Aqalka sare.Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baa rlamaanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa u she egay W/Wararka ee SONNA in labo xubin la siiyay Beelaha banaadiriga ee dega M/ Muqdisho, isagoo tilmaamay in tani ay tahay guul. Hase ahaatee beel aha kale ee G/Banaadir ayaa wali wax xubin laga siin Aqalka Sare, walina Madaxda Mada sha isk uma soo hadal qaadin maqaamka ay yeelaneyso M/Muqdisho, iyadoo go’aa nadii horay loo soo sa aray uu dhigayay in la sameeyo guddi lixdan cisho ka soo sha qeeya maqaamka Muqdisho, kaasoo aan wali la magacaabin.

Aqalka sare oo horay uga koobnaa 54 xubnood ayaa hadda waxaa hada lagu ko rdhiyay labo xubn ood, kaasoo noqonaya 56 xubnood. Madaxda Mad asha Wadata shiga oo haatan ah kuwo ay ka go’do tal ada dalka ayaa go’aanada ay gaaraan loo arkaa kuwo ay danahooda ka arkaan, iya goo afg ambiyay BF oo aheyd hey’adii sha rciyeyn laheyd go’aanada ay madaxda soo saaraan.

PUNTLAND OO AMARTAY IN SI DEG DEG AH LAGU XIRO XARUMAHA IDAACADDA DALJIR KU

Taliska Ciidanka Booliska Puntland, ayaa soo saaray aw aamiir si deg deg ah loogu xirayo Xar uma ha Idaacadda Daljir ku leedahay Magaal ooy inka Puntland. Talisyada Booliska G/Mudug, Nu gaal, Ba ri, Karkaar iyo Xeer Ilaaliyaha Guud Pu nt land,ayaa waxaa lagu wargeliyay inay alb abada isugu lab aan dhammaan Xaruma ha Radio Daljir.

Taliska Booliska Puntland, ayaa soo saaray wa rqad digniin ah oo lagu xiro ka ro Xarumaha Radio Daljir, hawadana loo ga saarayo barnaamij yadii ka baxaayay Xarumaha Radiyahaasi. Boolis ka Gobo lka Mudug oo ka jawaabaya amarkaasi, ayaa la soo sheegaya in albaabada uu is ugu laa bay Xar untii Radio Daljir ee M/Gaalkacyo.

Booliska G/Bari, ayaa sidoo kale la soo sheega ya inay xireen Xaruntii Radio Daljir ee M/Boosaa so, si ay u fuliyan amarka la siiyay. Ku Simaha Tali yaha Ciidanka Bool iska Puntland, General C/qa adir Shire Fa arax (Erag), ayaa saxiixay amarka la gu xiraayo Xarumaha Radio Daljir ee Puntl and. Radio Daljir, ayaa waxaa lagu haystaa wareysi uu la yeeshay C/samad Max amed Gallan, Gudo omiyihii hore ee G/Bari oo hadda dagaal jabhada yn ah kula jira Maamulka Puntlnad oo uu madaxda ka yahay Md.C/weli Maxamed Cali Gaas kaas oo hadda baydhabo ku maqan

BRITAIN OO KA BAXDAY KA MID AHAANSHA HA URURKA MIDOWGA YURUB

Britain Inigiriiska ayaa ka baxday ka mid ahaa nshaha ururka Midowga Yurub, ka dib marki ay shacabka dalkaasi ay ma ya ugu codeeyeen afti ta ariikhi ah oo dorraad ka dhacday dhamaan dalalka la isku dhaho Boqortooyada Midoobay ee UK. Nat iijada aftida soo baxday ayaa muu jineysa in 52% dadka ay u codeeyeen ma ya, halka 48% ay u co deyeen haa, hase yeeshee Britain kama sii mid ahaan do ono Midowga Yurub oo uu xubin ka ahaa mudo 43 sano ah.

London iyo Scotland ayaa u codeeyey ka sii mid ahaanshaha Midowga Yurub, laakin natiijooyinka lii tay ee kasoo baxay dhinaca waqooyi ayaa fashiliy ey rajadi ay dadka taageersan Midowga Yurub qab een.Hogaamiyaha xisbiga UKIP Nigel Far age ay aa natiijada aftida taariikha ahayd ku tilmaamay in ay ka dhigantahay maali nta madaxbanaanida Ingri iska. Lacagta poundka Ingiriiska ayaa ma rki ugu horeeysay tan iyo 1985ki uu hoos u dhac weyn ku yimid, waxaana arrintaasi ay jawaab u aheyd falce linta ay suuqyadu ka sameeeyeeen isbadalka we yn ee ka dhacay Ingiriiska. Usoo bixida codadka ay aa aheyd 71.8% taasoo ka dhigan in ay codeeyeen dad ka badan 30 million oo ru ux, waana marki ugu horeeysay oo ay dad tiradaasi la eg usoo baxaan cod bixin tan iyo sanadki 1992. Meelaha ugu bad an ee ay dadka diidan Midowga Yurub ka co deey een ayaa ah gobolka England, ban aanka Lo ndon iyo Wales. Britain wuxuu noqonaa wadanki ugu hor reeyey ee ka baxay EU tan iyo marki la yagleeyey uru rka asi, hase yeeshee tani micnaheedu ma ah an in Bri tain ay mark iiba ururka ka baxday waayo wax ay qaa dan doontaa muddo lab asana ah.

DAVID CAMERON OO KU DHAWAAQAY INUU XILKA KA DEGAYO OCTOBER

Ra’iisul Wasaaraha Britain David Cameron ayaa ku dhawaaqay in is casilayo bisha October, ka dib markii uu ku guulda reystay dadaalkiisii ka sii mid ahaanshaha Midowga Yurub. Dadka beer Britain ayaa 52% ugh codeeyay inay ka baxaan ururka Midowga Yurub, ka dib afti taariikhi ah oo dorraad dalkaas ka dhacday. Shir jaraa’ id oo uu David Cameron ku qabtay xafiis kiisa N0 10 shakay ay aa sheegay inuu ixti raamayo natiijada codeynta, isagoo shee gay inay tahay wax wanaagsan in la helo hoggaan cusub. Waxaa uu sheegay in ho ray uga digay cawaaqibka ka dhalan kara dhaqa alaha iyo ammaanka hadii laga baxo Midowga Yurub.

Hoos u dhac weyn ayaa durbaba ku yi mid suu qyada ganacsiga Britain, kadib markii lagu dhawa aqay natiijada codeyn ta,sidoo kale hoos u dhac weyn ayaa ku yimid lacagta Pound, waxaana ma rkii u horeysay uu ka hoos maray Dollarka tan iyo sanadkii 1985. G/England iyo Wales ayaa si adag ugu codeeyay inay ka baxa an M/Yurub, halka Lo ndon iyo Scotland iyo Waqooyiga Ireland ay taage ereen in laga sii mid ahaado Midowga Yurub.

CIIDAMADA BADDA TALYAANIGA AYAA 4,500 QOF OO MUHAAJIRIIN AH KA SOO BADBAADIYAY XEEBAHA

Qaxootigan oo ka soo ambabaxay xeebaha Dal ka Libya ayaa mid ka mida doo nyihii ay la socd een waxaa laga helay meydka qof dumar ah. Afha yeen u hadlay ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaa niga, ayaa sheegay in afartan jeer oo ay howlgalo badda ka sameeyeen khamiistii oo keliya ay ku soo badbaadiyeen dad ga araya 4,500 oo ruux.

Q/Midoobay ayaa shaacisay in ka ba dan to ban kun oo ruux oo tahriibayaal ah iney ku dhint een ba dda dhexe (Mediter ranean sea) tan iyo san adkii 2014. Tahriibayaashan la badbaadiyay oo aan weli la ogaan waddamada ay ka soo kala Jeedaan, ay aa intooda badan u muu qda kuwo ka yimi Qaara dda Afrika.

WASIIRKA MAALIYADDA OO KU GUULAYSTAY DAYACT IRKA XARUNTII HORE EE WASAARADU LAHAYD

W/Maaliyadda XFS Md. Maxamed Aaden Ibra ahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib u dhisidii Wa saaradii hore ee Maaliyadda oo ku taalay xaafada Shangaani, Dhismaha W/Maaliyadda ayaa maray a heer gabagabo ah,waxaan la furayaa ba rtama ha bisha July. Wasaarada ayaa ka kooban 72 qol iyo dhowr holaal loogu tala galay shirarka.

Sidoo kale, W/Maaliyadda ayaa casriyeysay nid aamka lagu canshuuro Nootaayooyinka, ilaa iyo im inkana waxaa isticmaala nidaamkaan 53 Noot ayo oo ka ho wl gala M/Muqdisho. Nidaamka cusub ay aa u shaqeeya qaab online ah, waxaana arin kaan sababay kor u kac dhaqaale iyo ka hortaga musu qa maasuqa. Nootaayoo yinka ayaa kala iibi ya ha ntida ma guurta da ah iyo tan guurta, waxaa na dhamaan lacaga wax lagu kala gato laga qaada ca nshuur.

Wasaarada ayaa dhanka kale ku guul aysatay hirgalin nidaamka maamulka ma aliyadda dalka, kaas oo hada lagu baahi yey maamul goboleedya da, arinkaas oo kor u qaadaysa kalsoonida deeq bi xiyay aasha caalamka, waxaa kale oo wasaar adu soo celisay wada shaqayntii ka dhax aysay Hay’adaha Calamiga sida IMF, World Bank iyo African.DE

TALISKA CIIDANKA ASLUUBTA OO QORSHEYNAYA QALABEYNTA XABSIYADA DALKA

Xabsiga Weyn ee M/Baydhabo oo ha dda ay ku jiraan Maxaabiis fara badan oo ku Xukuman Dam biyo kala duwan, qaark oodna garsogayaal ah ay aa Nolosha Xa bsigaasi waxa ay tahay mid iska caadi, inkastoo ay jiraan daruufo hadane Maxaa biista Noloshooda ma aha mid liidata .

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa dad aal dheer ugu jira in is badal we yn lagu same eyo Nolosha Maxaabiista Xabsiyada Dalka ku xir an iya doo la Raa cayo Oraahdii Aheyd.

"Xabsiyadeena ma Noqon doonaan ku wa lagu ciqaabo Maxaabiista ee waxa ay Noqon doonaan Xarumo lagu Dhaqan cel iyo waxna lagu Barro Ma xaabiista "ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Asluubta So omaaliy eed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ma rkii uu la Wareegay Hoggaanka Talis kaasi .

Hadaba Wajigii koowaad ee Qorshaha asi ayaa Noqday in isbadal weyn lagu sameeyey Xabsiga dhexe ee Xamar oo markii hore Maxaabiista ku xir an ay ku jireen Xaalad adag, waxaana markii ugu horeysay Xabsigaasi laga hirgaliyey in Maxaabiista ay ku seexdaan Sariiro Casri ah iyo in Qol walbo oo Xabsiga dhexe ka mid ah lagu xiray Qaboojiya al iyo Talafa shino ay kala socda an Maxaabiista Ci yaa raha iyo Wararka Gudaha iyo Dibadaba waxaa na sidoo kale Xab siga dhe xe ee Xamar gudahiisa laga hirgaliyey Warshad Farsamada Gacanta lagu barro Maxaa biista oo soo saareysa Agabka gur ya ha , Qalab xafiiseedka , Qoryaha Ciidanka Sal aan ta ay ku qaataan iyo Kuraasta Jaama cadaha Arint an oo noqotay mid ay u riy aaqaan Bulsha da Soo maaliyeed.

Sidoo kale Xabsiga weyn ee G/Baay ayaa wax aa dhawaan socdaal shaqo ku tegey taliye kux ige enka 2aad ee ciidanka Asluubta Sareeyo Guuto Ci lmi Waasuge Colow iyo saraakiil ciidan, waxaana uu halkaasi gaarsiiyay qalab ay ka mid ahaa yeen Sariiro ,Qalab Xafiiseed, iyadoo Qorshaha xiga uu noqon doonno in Talafa shino iyo Qaboojiyaal lagu xiro Qolalka uu ka kooban yahay Xabsiga M/B ay dhabo sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Aslu ubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxa med Jaamac .

Gen. Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in Qorshahoodu uu yahay dha maan Xasbiyada Da lka oo idil in laga bad alo qaabka ay u shaqeeyaan iyadoona Hi igsiga uu yahay in Xabsiyada dalka ay No qdaan Jaamacado wax lagu Barro Max aabiista oo markii uu kasoo baxo Maxbu uska uu yahay Aq oon yahan Dadka kale wax u faa’iideyn kara .

Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta So omaali yeed ee KM7 ayaa hadda waxaa ka socda oo He er dhex dhexaad ah mar aya Dhismo Xabsi ah oo loo dhisayo qa ab casri ah waxaana uu yeelan doon naa Xabsigan Cusub Qolal Casri ah ,Goobo wax barasho, Maxakamadaha Xarumo ay ku shaqeeya an ,Goobo Maxaabiista ay ku ciyaaraan Ciyaaraha Kubada Noocyadee da kala duwan IWM waxaana Qorshahan uu qeyb ka yahay Isbadalka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac uu ugu jiro in la gu Hormariyo Xabsiyada Dalka .

SOOMAALIYA MAXAY CASHAR AH OO AY KA BARAN KARTAA SOO AFJARITAANKA DAGAALKA SOKEEYE EE COLOMBIA?

Colombia ayaa soo gabagabeysay 50 sano oo dag aalo soke eya ah ka dib marki uu heshiis dhax ma ray dowlada iyo jabhada mucaaradka ee loo ya qa ano FARC.Dabbaaldagyo ayaa is qab saday wa ddooyinka waaweyn ee caasimada Bogota, iya doo dadku ay hab isa siinayen oo laabta is gelina yeen isuna hambalyeyna ye en welibana iyaga oo si aad ah ugu faraxsan isla mark aana ay ku he esay een heesta calanka dalkooda weliba si qiiro ku dheehan tahay oo qaarkood ay la ilmeynayeen dadkaa oo hadda qaarkood ah waayeello oo igaoo carruur ah u soo joogay dagaallada mudda dheer ka soconayey dalkooda kaasoo ahaa mid cuuryaa miyey noloshooda mustaqbal ,maadaama ay had da yihiin kuwa duqoobeen oo haddana aan wax ba dan qaban karin haddii ay arkeen neecaawda naba dda dadkooda u soo iftay darteed ayey ilmad qoys ay farax darteed ayena qoysay jirkooda taasoo ay ugu faraxyaan jiilka ka danbeeya inay neecaaw sadaan nabadda colaadana dhibkeeda uu jiilkii ho re ku haro inta nafta ku danbeysan inta yar ay nool yihiin ku ilwaadsadaan .

Tani waxay ka danbeysay marki dowlada iyo jabh ada Farc ay kala saxiixdeen heshiis xabad joojin ah taasoo soo afjaraya dagaal sokeeye oo dalka ka holcayey mudo 50 sana ah. Dagaalada sokee ye ee dalkaasi ku yaala koonfurta America ayaa sa babay dhimashada 220 kun oo ruux halka ay mala ayiin kalana ku barakaceen.

Warka heshiiskan oo si rasmi ah loogu dhawaa qi doono todobaadyada soo aaddan gudaho oda, waxaa laga iclaamiyey magaalada Hava na ee ca asimada Cubba oo ay wadahadala du ka socdeen sadexdi sano ee lasoo dhaaf ay.Madaxweynaha Colombia Juan Manuel Santos ayaa dhawaan ifiy ey rajada ah in he shiiska la saxiixayo bisha July taasoo ay dad ku aad uga dhur sugayeen.

Labada dhinac ayaa wali u baahan in heshiiskan si rasmi ah loo dhaqan geliyo isla markaana loo ixt iraamo. Xoghayaha guud ee Q/midboobay Ban Kimoon iyo madaxda dalaka Latin America ayaa ka qeybgalay xaflada heshiiska, halka wakiilka arrima ha dibada ee Midowga Yurub Federica Mogherini ay arrintani ku tilmaantay barti isbadalka nabada ee Colombia.

Konton sano oo dagaala sokeeya ah ma ahan wax sahlan, balse waxaa waxaa iska cad in dadka reer Colombia ay fahmeen in colaada ay nabaddu ka wanaagsan tahay, marka su,aasha muhiimka ah ayaa ah Soomaaliya oo ay ku dhawaad 30 sano ay dagaallo ka holcayaan maxay ka baran kartaa heshiiskaasi soo afjaray dagaalada sokeeye ee dal ka Colombia?

MALAAYIIN LACAGTA KENYA OO KU BAXEYSA DIB U CELINTA QAXOOTIGA SOOMAALIYEED

Wargeyska The Star ee ka soo baxa Dalka Ken ya ayaa daabacay in dib u celinta Qax ootiga Soo maaliy eed ay ku bixi doo nto aduun dhan 20 mal yan oo lacagta Kenyaanka ah, waxaana Dowlada haatan ay gacanta ku hayaan 1 malyan oo ka mid ah lacagtaasi. The Star ayaa sidoo kale waxuu qor ay in yeesheen Kulan uu shir guddoominayay Xir iiriy aha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga ee Dalka Kenya, Joseph Irungu, waxaana qadob ada ka soo baxay kulaankaasi loo gudbiyay Wasa arada Arimha Gudaha.

Dowladda Kenya ayaa rajo wanaagsan ka muu jineysa in taageero dhaqaalo ay ka heysho Hay’a dda Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Qax ootiga UNHCR, waxaana dhaqaalaha lagu celin doonaa Qaxootiga ku jira Xerada Dhadhaab. Warb ixin ka kooban 23 beej ayaa lagu sheegay in go’aa nka Dowladda ee lagu xirayo Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab in uu qalqali ku beearay 300,000 oo Qax ooti Soomaaliyeed ah.

Warbixintaasi ayaa lagu xusay in 14,000 Qaxo oti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo ku sugnaa Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab in dib loogu soo celiyay Dalka Soomaaliya tan iyo bishii November 2013 markii la wada gelay heshiis. Ugu dambyn, Dowladdaha Caalamka iyo Hay’addaha kale ee u dooda xaquuqul insaanka ayaa siyaabo kala duw an uga horyimid qorshaha Dowladda Kenya ay ku dooneyso in ay ku xirtao Xeryaha Dhadhaab.

MADAXWEYNE OBAMA OO UHURU KENYATTA KALA HADLAY ARIMAHA QAXOOTIGA SOOMAALIYEED

Madaxweynaha Dowlada Mareykanka, Barack Obama ayaa ugu baaqay Madaxda Kenya in ays an ku fududaan xeritaanka Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab, sida lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka.

Isagoo qadka taleefanka kula hadlayay Madaxwey naha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa Madaxweyne Obama waxuu sheegay in Kenya looga baahan yahay taageerida Qaxootiga Soomaaliyeed.

Madaxweyne Obama iyo dhigiisa Dalka Kenya, Uh uru Kenyatta ayaa isku raacay in labada Dowla dood ay iska kaashadaan arimaha ku qotoma Qax ootiga ku nool Xerada ugu weyn Aduunka ee Dhadhaab.

I sagoo dhawaan Xubno ka socday Golaha Am aanka ee QM kula kulmayay Magaalada Nairobi ayaa Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxuu sheeg ay in go’aanka lagu xirayo Dhadhaab uu yahay mid horey loo gaaray. Dowladda Kenya ayaa qorshee neysa dib u celinta 600,000 oo Qaxooti kuwaasi oo siyaabo kala duwan ugu nool Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma oo ku yaalla Dalkaasi Kenya.

FARANSA IYO BRITAIN OO MUWAADINIINTOO DA UGA DIGAY U SAFARKA DALKA KENYA

Dowladdaha Britain iyo Faransa ayaa si isku mid ah uga digay muwaadiniintooda u safarka qeybo ka mid ah Dalka Kenya, waxaana ay sheegeen in arintaasi aysan aheyn mid siyaasadeysan. Safiirka Dowladda Faransa u fadhiya Magaalada Nayrobi, Rémi Maréchaux ayaa sheegay in Muwadiintooda laga mamnuucay tagida qeybo ka mid ah Dalkaasi maadaama halkaasi ay ka dhacaan Weeraro ay ge ystaan Xarakada Al Shabaab.

Wakiilka sare ee Dalka Britain u qaabilsan arima ha Kenya, Nic Hailey ayaa ugu digay Muwaadi ntooda in ay u safraan Degaanada ku dhow Xadka kala qeybiya Dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Dig ni intan ka soo yeertay Dowladdaha Britain iyo Far ansa ayaa timid kadib markii dhawaan qiimeyn la gu sameeyay Xaalada amaan ee Dalka Kenya, sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta u hadlay labada asi Dowladood. Sikastaba, Weeraro gaadmo ahaa iyo Qaraxyo khasaaro geystay ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxey siyaabo kala duwan uga dhaca yeen Degaano iyo Degmooyin ka dhaca Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

HAWLGAL LAGA SAMEEYAY DEGMADA YAAQSHIID OO LAGU SOO QABTAY HUB IYO RASAAS

Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa hawlgal ay ka sam eeyen Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxay xalay ku soo qabteen hub iyo rasa as.Ciidanka Nabad Suggi da, ayaa guda ha u galay guri ku yaala xaaf adda Tookiyo ee Degmada Yaaqshiid, oo ah halka hubka laga soo qabtay, wax aana sidoo kale u suurtagashay inay gac anta ku soo dhigaan nin la sheegay inuu ka masuul ahaa gurigaasi.

C/fitaax Cumar Xalane, Afhayeenka Maamulka G/Banaadir, ayaa waxaa uu sheegay in dadka deegaanka ay Ciidanka Nabad Suggida ka caawiyen soo qaba shada hubkan iyo rasaastaba.

Afhayeenka, ayaa waxaa uu tilmaamay in hubkan ay kooxaha argagaxisada u ad eegsan jireen falalka ay ku qalqalgelin ay an amniga Caasimadda Somaliya, sida uu yiri. Dhanka kale Afhayeenka Wasaar adda Amniga Somaliya, C/kaamil Macalin Shukri, ayaa sheegay in wixii ka dambee yay billashada bishan Ramadan ay laam aha ammaanku dejiyen qorshe gaar ah, oo lagu xoojinayo ammaanka Magaalada Mu qdisho.

C/kaamil Macalin Shukri, ayaa ku wara maya in qorshahan uu ku socdo sidii lo ogu tallagalay, waana midda keentay tall aabada lagu soo qabtay hubkan sida uu yiri, sidoo kalana lagu fashiliyay gaari la gudiyaarinaayay walxaha qarxa, oo isla xa lay laga soo qabtay xaafadda General Daa’uud ee Degmada Yaaqshid.

C/kaamil waxaa uu laamaha ammaan ku ku ammaanay sida ay ugu taagan yih iin xaqiijinta amniga iyo ka hortagga dhag arta ay maleygayan nabadiidka.

MAGAALADA MUQDISHO OO LAGU QABTAY GAARI LAGU DIYAARINAAYAY WALXAHA QARAX

Ciidmada ammaanka ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxay xalay gacanta ku dhigeen gaari Kaarib ah oo lagu diyaarin aayay walxaha qarxa, si weerar looga gay sto Magaalada.

Hawlgal ay Ciidanka Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ka sameeyen xaafadda General Daa’uud ee Degmada Wardhiigley, ayay ku soo qabteen gaari gan. Ciidanka NISA, ayaa waxay gaari gan ka soo dhex saareen gumaca qoriga baasuukaha/sabanka, agabyo kale oo loo adeegsado walxaha qarxa, sida boolal iyo neefta/naqaska gaaska.

C/fitaax Cumar Xalane, Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa wax aa uu sheegay in Ciidanka NISA ay weli baaritaano ka wadaan goobtii laga soo qabtay gaarigan, haddii ay jiraan qaraxyo kale oo lagu diyaarinaayay iyo haddii kal aba. Afhayeenka oo siyaabooyin kala du wan ula hadlay Warbaahinta gudaha, aya an sheegin dad loo soo qab qabtay fal ka n,marka laga soo taggo in Nabad Sug gi du ay baaritaano wado.

C/kaamil Macalin Shukri, Afhayeenka Wasaaradda Amniga Somaliya oo ka ha dlay madaafiic xalay laga maqlay Magaal ada Muqdisho, ayaa waxaa uu ku sheeg ay madaafiic aan dhab ahayn, islamarka ana ay ahayd baaruud lagu cabsi gelinaa yay dadka reer Muqdisho.

Afhayeenka, ayaa Ururka Al Shabaab ku eedeeyay in ay ka masuul yihiin ba aru uddii xalay laga maqlay Magaalada Muq disho, sida uu yiri.

BARNAAMIJ SOO BANDHIGAY TAARIIKHDA NIN SOOMAALI AH OO ABAAL MARIN HELAY

Barnaamij idaacadeed oo laga sii da ayayidaacada CBC ee dalka Can ada ku na saabs an nin dhallin yaro ah oo Soom aali ahoo qaxoo ti ah oo gal ay gobolka Manitoba ee Can ada sanadka hor ayaa ku guuleystay abaal marin dhanka saxaa fada ah gaar ahaan baahinta wa rarka idaacadaha. Ninkaa Soomaaliga ah ee dhallinyar ada ah ayaa waxaa lagu magacaabaa Yaxya Samatar. Abaal mar intaas ayaa wa xaa lagu bixiyay M/New York ee dalka Mareykanka 20kii Juun.

Barnaamijkaa ayaa waxaa loo bixiyay magaca 'Udabaalashada Xornimada/ Swi mming to Freedom' waxaana markii ugu horeysay laga sii daayay idaacadaasi CBC bishii 9aad ee kal hore.

Abaal marinta lasiiyay ayaa ah in uu barnaamijkaasi noqday kan dhanka arim aha bulshada ugu fiicnaa intii lasoo ban dhigay. Wuxuu helay barnaamijkaasi bill ad dahabi ah. Kaj Hasselriis, oo ah soo saaraha barnaamijkaa ee idaacada CBC ayaa guddoomay billadaa xaflad lagu qabtay New York intii ay socotay.

"Waxaa sidoo kale nagu dhiirriyay ina anu ku guuleysano sheeko u dabbaal da geysa qof soo galooti ah oo wax dhiirigal inaaya. Waxaan ugu mahad celinaayaa Yaxya inuu taariikhdiisa nagu aaminay." Sidaa ayuu yiri Kaj. Wiilkaa ayaa Soomaa liya kasoo qaxay rafaad badan iyo silicna ku galay Canada asagoo webi khatar ah oo lagu magacaabo Red River dabaal u ga gudbay uga dambeyn. Dhowr asbuuc kadib markii uu dalkaa galay ayaa shar ciga qaxootinimada ee dalkaasi Canada la siiyay Yaxya.

Yaxya Samatar haatan waa hoggaam iye bulsho oo kunool Winnipeg, halkaas oo uu iskoolna ka dhigto una shaqeeyo hayad sadaqada kheyriga ah uruurisa oo lagu magacaabo Creaddo Group. Wuxuu rajeynayaa inuu keeno xaaskiisa iyo afa rtiisa carruurta ah Canada 2sano ee xiga.

ZAKAATUL FITRIGA IYO AXKAANTEEDA

Sakaatul Fidrigu Waa Cibaado ilaahay loogu dhawaanayo waxayna la xidhidhaa Soonka. Soonka oo Ajarkiisa ilaahay yiri "Soonka anigaa iska leh anigaana ka abaal marinaya Adoomaha dartey u soomey”. Zakaatul fidriga bixinteeda waxaa la inaga rabaa inaan u bixino sidii uu u bixin jirey Rasuulkeena SCW, iyo Saaxaabadiisii, waxaana la inaga rabaa inaan barano cibaadadan xukumkeeda.

Waa Maxay Zakatul Fidri ?

Waa Sadaqad la bixiyo Marka la afuro Bisha ramadaan, waxaana Fidiro loogu magacaabey Afurid ayaa sabab u ah.

Ma waajib Baa Fadiradu ?

Haa waa waajib. (Qofkii Awooda) ee Muslim ah.

Maxaa u daliil ah ?

Waxaa u daliil ah, xadiiskii rasuulka SCW ee uu wariyey Cabdullahi Ibnu Cumar A.K.R. Kuna Sugan Muslim "Waxaa la faral yeeley Sakaatul fidriga Bisha ramadaan"

Sanadkee la faral yeeley Zakaatul Fidriga ?

Waxaa la faral yeeley Sanadkii labaaad ee Hijriga Markii ramadaanta la faral yeeley.

Ujeedada loo faral Yeeley Waa maxay Sakaatul Fidriga ?

Laba Arimood ayaa loo Faral Yeeley Zakaatul fidriga oo kala ah:

1 In Qofka ay ka nadiifiso Hadaladii laqwiga ahaa ee uu yiri xaligii uu soomanaa iyo Rafath ka oo ah Ninka oo u baahda Xaaskiisa isagoo sooman.

2 Iyo In Masaakiinta maalintaas cunto la siiyo, u kaalmo ah.

Waxaana u daliila, xadiiska Cabdullahi Ibnu cabaas A.K.R. " Nabigu Waxa u faral yeeley Sakaatul Fidriga si ay uga maydho Qofka Hadaladii laqwiga iyo fuxshi ka dhacay iyo weliba rafathka (Rafathka waa Ninku wuxuu hawaynaydiisa uga baahdo) Iyo in Masaakiinta Cunto la siiyo, Waxaa Wariyey Ibnu Mulqin Badarul Muniir. Darajada Xadiskuna waa Saxiix.

Qofkee bay Waajib ku tahay ?

Waxay waa jib ku noqonaysaa Qof kasta oo Muslim ah, waxaana u daliil ah Xadiiska rasuulka SCW " ee uu wariyey Cabdullahi Ibnu Cumar A.K.R. kuna sugan kutubka Bukhariga Rasuulku SCW " Qofkasta oo muslim ah, xor iyo mid adoon ahba, Lab iyo dhadig midba, saqiir ama kabiir ah waxaa ku waajib ah Zakaatul Fidri, Waxaana laga rabaa Hal madaal oo u dhigma (Laba iyo bar kiilo graam) timar ah ama heed (Shaciir) ah.

Sidoo kale Abuu Saciid AlKhudri A.K.R. Wuxuu yiri: Waagii Nabiga SCW Waxaan u bixin jirnay (Sakaatul Fidar ahaan) Madaal badar ah, ama madaal timir ah, ama madaal heed ah ama madaal sabiib ah (Laysku raac).

Sakada lacag ma lagu bixin karaa ?

Sida Xadiiska ku cad Rasuulku waxa uu Amrey Dadka inay bixiyaan Zakaatul Fidriga Timir iyo Shaciir ( shaciirSareenka) Maadaama Wakhtigii Rasuulka SCW Ay jirtey Lacagtu Dadkuna ay wakhtigaas uga baahi badnaayeen wakhtigan lacagta, Rasulku waxa uu amrey in la bixiyo Timir iyo Shaciir, Qof kasta waxaa laga rabaa inuu rasuulka SCW ku daydo sidii uu amreyna uu sameeyo, Zakaatul fidrigana kuna bixiyo cuntada Magaalada uu joogo laga cuno ee ay dadku u badanyihiin.

Zakaatul Fidriga Ma la dhoofin karaa oo Wadan kale ma loo diri karaa ?

Masaladan Culimada way ka hadleen Qaar way diideen in la dhoofiyo qaarna way ogolaadeen iyaga oo fiirinaya baahida markaas ka jirta meesha loo dhoofinayo laakiin

Sida ku cad Xadiiskii Macaad Binu Jabal Markii Nabigu SCW uu u direy Yaman, waxa uu kula sii dar daarmey Hadaladan " Waxaad u tagaysaa Qolo ahlu kitaab ah, Waxa ugu horeeya ee aad ugu yeedho ha noqdo ilaahay inay caabdudaan kaligiis, hadii ay gartaan ilaahay, u sheeg in ilaahay ku faral yeeley Shan salaadood habeenkii iyo maalintii, Hadii ay sameeyaan, u sheeg in ilaaahay ku faral yeeley zako xoolahooda, Zakadaas oo loo celinayo Dadka Fuqaradooda ah,ilaa aakhiril hadiith.

Hadaba sida Hadiithka ku cad Nabigu SCW Ma uusan odhan Sakada ka soo qaad oo ka soo uruuri ee waxa uu yiri Sakada Waxaaa laga qaadaya kuwooda Xoolaha leh waxaana loo Celinayaa kuwooda Fuqarada ah, hadaba waxaa u awlaysan Sakada markaad bixinayso Wadanka aad ku nooshahay inaad Siiso Fuqaradiisa, Laakiin hadii ay jiraan Wadan uga baahi badan wadanka aad markaa joogto waa loo gudbinayaa Sadaqadii sida ay culimada qaar fatwoodeen.

Zakada Goormaa Labixinayaa ?

Zakada wakhtiga la bixinayo waa maalinta ugu danbaysa marka qoraxdu dhacdo Bisha ramadaan ilaa Inta Salaadda Imaamku u baxayo, waxaana banaan in Laga hormariyo maalin ilaa laba maalin, Imaamu Abuu Xaniifa isagu waxaa laga soo wariyey inuu qabo inay banaantahay in Bisha hortaanteeda la bixiyo, Imaamu maalik Imaamu daarul Hijra waxaa laga soo wariyey in uu qabo in aysan banaanayn in la hormariyo zakada Sida aan Salaadaha wakhtigeeda looga hormarin karin.

Hadaba sida wanaagsan waxaa weeye in la bixiyo maalinta u danbaysa bisha ramadaan Marka qoraxdu dhacdo ilaaa inta Imaamku Salaadda uga baxayo. Qofkii bixiya Inta aan salaadda la tukan waxay u tahay Zakaatul Fidrigii Qofkii Bixiya marka Salaadda la tukadana waxay u noqonaysaa Sadaqo ka mida Sadaqooyinka. Waxaana u daliila Xadiiska Cabdullahi Ibnu Cabaas A.K.R. kuna Sugan Irwaaul Galiil uuna Xasanka ka dhigey Sheekhul Albaani ( Rasuulku wuxuu yiri SCW Qofkii Guta (bixiya) Salaadda ka hor waa Zako La aqbaley Qofkiise Guta (bixiya) Saladda kadib waa Sadaqo ka mida ah Sadaqooyinka).

Maxaa looga baahan yahay qofkii loo wakiishado in uu Qof kale Sakaatul Fidri ka bixiyo ?

Hadaba waxaa laga rabaa Qofka Loo soo wakiishey Zakaatul Fidriga in uu ilaaliyo wakhtigeeda Hadii ay dhaafto wakhtiga loogu tala galey ee aan kor ku soo xusney Zakaatul Fidri ma noqonayso. wakiilkaasuna wuxuu noqonayaa mid aan gudan waajibkii wakiilnimo.

 

Hadii ay dhacdo Sakada in wadan kale loo gudbiyo oo dadkiisu uga baahi badan yihiin Meesha aad joogto, Zakadii yaa la siinayaa?

Hadii ay sidaasi dhacdo waxaa Sakada la siinayaa Dadka Ugu liita ee Fuqarada iyo Masaakiinta ah.

Maskiin iyo faqiir Ma isku mid baa ?

A. Miskiin waa ninka wax haysta, laakiin waxa uu haysto aysan Baahidiisa wada daboolayn.

B. Faqiir waa Ninka aan waxba Haysan oo Caydha ah ee Fara maran.

Kee baa la hormarinayaa Faqiir ka iyo Miskiinka Markaan ?

Waxaa la hormarinayaa Sida ilaahay u kala hormariyey ( Sadaqada waxaa leh Fuqarada iyo Masaakiinta) Marka hore Faqiirka Fara Maran, marka Xiga Maskiinka ayaa leh.

Hadii Sadaqo aan ururiyo Fuqaro gaadhaysa ilaa tobanna ay joogaan ka waran hadaan Shan Faqiir ku maal galiyo Sadaqada aan hayo ?

Maya ha samayn sidaas. Dadkaas Fuqarada ah ee 10 ka ah. Sida ay ukala jilic san yihiin ugu qaybi wixii ilaahay kuugu dhiibey.

F.G. Wixii ilaahay iga fahansiiyey waa intaas, wixii aan Haleeley Ilaahay baa i haleeshiiyey, wixii aan Khaldayna Naftayda iyo shaydaan ayeey ka ahaadeen Ilaahay iyo rasuulkiisuna waa ka bari.

W/QORAY C/wahaab ( Tees )

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip