Faahfaahino Laga Helayo Madaafiicdii Caawa Kusoo Dhacday qeybo kamida Muqdisho

0
Friday June 24, 2016 - 21:25:44 in Wararka by
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahino Laga Helayo Madaafiicdii Caawa Kusoo Dhacday qeybo kamida Muqdisho

    Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa tiro madaafiic ah oo caawa kusoo dhacday qeybo kamida xaafadaha magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa tiro madaafiic ah oo caawa kusoo dhacday qeybo kamida xaafadaha magaalada muqdisho.

Goobaha hoobiyayaasha ay ku dhaceen ayaa lagu kala sheegay Isgoyska Al Barakao, xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga, Xaafadda Caga dhiig ee degmada Wardhiigleey , Agagaarka Isbitaalka Deva ee nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan , Km4 iyo goobo kale.

wali lagama helin waxyeelada hoobiyayaasha maadaam ay ahbeen ahyed hadan uu robb da'iyey 
Sikastaba ma ahan markii ugu horeysay oo sidan oo kale tiro madaafiic ah ay ugu soo hoobtaan qeybo kamida magaalada muqdisho.
wixii intaa dheer wararkeena danbe ayaan idinugu soo gudbin doonaa isha allaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip