Xaqu wuu dilaacaa! Prof. Yaxye

0
Wednesday June 22, 2016 - 16:36:40 in Maqaallo by
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaqu wuu dilaacaa! Prof. Yaxye

    Xaqu wuu dilaacaa hadduu kini daboolnaado,Abwaan hora yiri. Akhyaareey odaygii qawaarka ahaa ama agoonkii yaraa,yaxye manta waxa uu joogaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, waxaan halkan u imid in aan ka qeyb qaato difaaca dacwada loo heeysto dhiba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaqu wuu dilaacaa hadduu kini daboolnaado,Abwaan hora yiri. Akhyaareey odaygii qawaarka ahaa ama agoonkii yaraa,yaxye manta waxa uu joogaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, waxaan halkan u imid in aan ka qeyb qaato difaaca dacwada loo heeysto dhibanaha soomaliyeed ee caanka ah Md. Xaashi Cumar Xassan oo 18 sanno gardaro ku xirnaa, dacwada oo ka dhaceeysay magaalada perugia oo 240km u jirta Roma.
Waxa aan hor fadhiistay maxkamada si aan runta uga sheego waxa aan ka ogahay iyo in aan cadeeyo in ey been ahaayeen wixii ay soo abaabuleen kooxdii la shaqeeyneeysay safiirkii talyaaniga ee Mogadishu joogi jiray Mr. jusebe Cassiini iyo qaladaadkii uu maxkamada ka hor sheegay si xaashi loogu been abuurto.ALLA mahaddii waan ku guuleeystay in aan keeno cadeeyma ku filan in xaashi uu dambi laawe yahay.

prof.yahya

Maxkamadii waa dhamaatay waxa kaliya ee la sugaa waa Go,aanka maxkamada waxaa lagu dhawaaqi doonaa 19ka Oktobar 2016 kaa oo guul u muuqda,. Akhyaareen soo duceeya talyaani waa warac gadoon badan yahaye.Fiiri sawirada aniga iyo xaahi oo maxkamada joogna iyo qareenadiiba.

NB. Halkan waxaan ku imid martiqaad ay qareenadu ii soo direen, visaha waxa layga siiyay safaarada talyaaniga ee Mogadishu ku taal.faro ayaa la iga qaaday saddax cisho gudahoodna waa na loogu dhuftay aniga iyo dad kale oo aan ku kulanay halkaa, passporka ayaa toos loogu dhuftaa Visaha ee warqadii goonida aheed laguma dhufto..toos ayaana xamar uga soo baxnay.

Berri Ayaan Xamar dib ugu noqonaa.insha Allaah…….waxaan uga dan leeyahya passporka iyo calankuba qiima ayeey leeyahiin ee anagu aan qiimeeyno ¬¬. passporkeeygu waa kii caadiga ahaa ee aan isku ogeeyn ma aha service ama diplomat lamana socoto warqad recommendation ah ee dowladeed ama hayadeed.

fekerkaaga in aad ka dhiibato xor ayaad u tahay.



Qore. yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip