HAMBALAYO DHALASHO

0
Tuesday June 14, 2016 - 12:12:35 in Featured by
  • Visits: 2266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALAYO DHALASHO

    Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Dr.Maxamed Xuseen Axmed {Suufi}, Naasir Cali Cumar,Fowsiyo Sh. Xasan, Maxamed Xasan Xuseen {Anaale},Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Xaawo Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Nuurto Cali Cumar{Nuureyso,Xamdi Cumar Xasan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Dr.Maxamed Xuseen Axmed {Suufi}, Naasir Cali Cumar,Fowsiyo Sh. Xasan, Maxamed Xasan Xuseen {Anaale},Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Xaawo Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Nuurto Cali Cumar{Nuureyso,Xamdi Cumar Xasan, Raxmo Maxamed Maxamuud{La-jecel},

Wado Cismaan Axmed Jimcaale, Xannaan Cismaan Axmed Jimcaale, Maxamed Cismaan Axmed Jicmaale{Maxamed {Carab} Qaalid Cusmaan Axmed Jimcaale, Munasar Cismaan Axmed Jimcaale,Nuuradiin Cali Cumar, Najiib Cali Cumar, Shukri Xaaji Xuseen Culusoow, Qaali Xaaji Xuseen Culusoow, Istaahil C/fitaax Maxamuud Salaad, Nuur Maxamed Cali {Nuur Qamadi}, Macallin Xasan, Cali Hindi, Axmeddey kurtun, Qadro C/laahi Cali Hagareey,Xaliimo Sacdio Dheekh Cimar ,Binti Cismaan Maxamed dhammaan bahda wargeyska mogadishu times waxaay Habalyo Dhalsho u dirayaan CABDI CALI XASAN {YUUBANE IYO SAFIYO AXMED ROOBLE {SHINO} oo WIIl ugu dhashay Arbaco 1-da Juun 2016-ka Wiilkaas oo loogu Magac daray CISMAAN-CIIL CABDI CALI XASAN waxaa ay leeyihiin alle haka dhigo kii soo bar baara oo dalkiisa diintiisa iyo dadkiiba anfac 

Aamiin Aamiin Aamiin 

 SIDOO KALE  WAXAA IYANA  HAMBALYO DHALASHO

Abbe Axmed Rooble Hooyo Xaliimo Maxamuud Cali, Adeer Dhicisoow Rooble, Habar-yar Faadumo Maxamuud Cali,Abtiyaalaha kala ah:-Maxamed Maxamuud Cali,Axmed Maxamuud Cali,Cabdulle Maxamuud Cali {woma-Caldo},Nuur Maxamuud Cali,Cumar Maxamuud Cali iyo Xaasaskooda iyo Carruurtooda ,Sidoo kale Maxamed Axmed Rooble, Mowliid Axmed Rooble,Ibraahin Axmed Rooble, Faadumo Axmed Rooble,Ubax Axmed Rooble Xamso Axmed Rooble,Faa'iso Axmed Rooble, Shukri Axmed Rooble iyo Raxmo Axmed Rooble Dhammaan Reer Axmaed Rooble waxaay HABLYO DHALASHO FARXAD LEH u dirayaan CABDI CALI XASAN YUUBANE IYO SHIINO AXMED ROOBLE OO WIIL ugu dhashay Magaalada Muqdisho Arbacadii hore ee 1-da Juun 21016-ka wilkaasoo loogu magacdaray Cismaanciil ayey waxaay leeyihiin allah haka dhigo kii soo barbaara oo waxtara Dalkiisa iyo Dadkiisa iyo walibana Diintiisa 

Aamiin Aamiin Aamiin

HAMBLYO DHALASHO FARXAD LEH 

Sidoo kale Waxaa Hambalyo taa la mid ah u diraya wiilka ifka ku soo biiray aAeeradiis oo kala ah Adeer Cabdulle Cali Xasan,Adeer  Ciise Cali Xasan iyo Adeer Dalmar Cali Xasan  waxaayna leeyihiin kii soo barbaara oo dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisa anfac alle haka dhigo cismaan ciil yare

  Aamiin Aamiin Aamiin  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip