Kulama adag oo Champions Liguae ah oo Cawa la ciyaari doono, Arsenal vs Bayer Munich.

0
Tuesday October 20, 2015 - 11:44:02 in Sports News by
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulama adag oo Champions Liguae ah oo Cawa la ciyaari doono, Arsenal vs Bayer Munich.

    Talaadada iyo Arbacada waxaa la ciyaari doonaa Meertadii 3-aad ee lugta hore ee Champions Liguae 2015-2016 waxaana meertadaan laga soo calaamadiyay 2 kulan o adag oo ka tirsan kulamada tartankaan oo ay isku far saari doonaan Talaadada iyo arbacada Ko

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaadada iyo Arbacada waxaa la ciyaari doonaa Meertadii 3-aad ee lugta hore ee Champions Liguae 2015-2016 waxaana meertadaan laga soo calaamadiyay 2 kulan o adag oo ka tirsan kulamada tartankaan oo ay isku far saari doonaan Talaadada iyo arbacada Kooxaha Arsenal vs Bayer Munich iyo PSG vs Real Madrid. Kulamadaan ayaa ah kuwo la wada sugayo Meertada 3 maadaama Hordhac ay u noqoneyso Kooxaha u xusul duubaya inay ku dhawaadaan wareega 16 iyo Kooxah rajo beelka ka noqon doona u gudbida wareega 16
Arsenal ahdii laga badiyo Kulanka meertada 3ee Koobkaan Rajadeeda wa aasmeysaa,Halka Baye rmunich o hogaanka u heysa Guruubkooda ay markaasi xaqiijin doonaan ahdii ay abdiyaan inay soo baxeen waxaana 2 naadi ay ku jiraan Guruubka F
dhinaca kale PSG vs Real Madrid oo wada badiyay 2 kulan ee hore ayaa u dagaalami doona kooxda Hogaanka u Qaban doonta Guruubka A
arsenal-vs-bayern-munich-uefa-champions-league




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip