Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddiga Difaaca

0
Wednesday August 26, 2015 - 12:12:42 in Wararka by
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta warbixin ka dhageysanaya Guddiga Difaaca

    Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixino ka dhageysanaya Guddiyada difaaca iyo Maaliyada, kaasoo ku aadan howlihii u dambeeyay ee ay qabteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixino ka dhageysanaya Guddiyada difaaca iyo Maaliyada, kaasoo ku aadan howlihii u dambeeyay ee ay qabteen.
Hab dhowraha Baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ee maanta uu hor-yaallo ajandayaal dhowr ah.

"Guddiga maaliyadda ayaa loo xilsaaray inay ka soo warbixiyaan dib u eegista miisaaniyada, laga soo bilaabo ilaa iyo Janaayo, marka dhankooda warbixin ayaa laga dhageysan doonaaā€¯ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Warbixinta Guddiga difaaca laga dhageysan doono waxaa ka mid ah waxyaabihii dhowaan ka dhacay dalka, sida tacadiyadii ay gobolada dalka ka geysteen Ciidamada AMISOM.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhowaan isku raacay in aan la soo xirin kalfadhiga lixaad, inta laga maareynayo mooshinka laga keenay Madaxweynaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip