Madaxweynaha oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya jooga iyo Madax Kenyaan ah+SAWIRRO

0
Wednesday June 08, 2016 - 13:42:36 in Wararka by
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo kulan afur ah kala qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed Kenya jooga iyo Madax Kenyaan ah+SAWIRRO

    Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ay ka mid ahaayeen xildhibaan Ilyaas Barre Shiil, Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doortay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya oo ay ka mid ahaayeen xildhibaan Ilyaas Barre Shiil, Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doortay xaafadda Islii, Senator Yuusuf Xaaji oo ah wasiirkii hore ee gaashaandhigga Kenya iyo xildhibaano kale.

Sidoo kale, kulanka waxaa ka qeyb galay R/wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, marwada madaxweynaha, wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdirashiid Xiddig iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta kulankan ka qeyb gashay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal 2 maalin ah ku jooga waddanka Kenya, wuxuuna maanta mar labaad la kulmi doonaa dhoggiisa waddanka Kenya Uhuru Kenyata.

kkk

gggggIMG_1672IMG_1711IMG_1738jjjjjjttttttvvvvvvvvvv




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip