Baarlamanka oo maanta u codeyn doona hindise sharciyeedyo kala duwan

0
Wednesday June 08, 2016 - 12:11:41 in Wararka by
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamanka oo maanta u codeyn doona hindise sharciyeedyo kala duwan

    Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta oo qeyb ka ah kalfadhaga Sideedaad ee ugu dambeeya baarlamanka hadda jira ayaa lagu ansixin doona hindise sharciyeedyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin qodobo laga bedelayo dastuurka dalka, sida uu radio Muqdisho u sheegay hab dhowraha baarlamanka Xildhibaan Maxamed Cumar.

Fadhiga baarlamanka ee maanta ayaa la filayaa iney soo xaadiraan inta badan mudanayaasha Baarlamanka, kuwaasoo u codeyn doonaa shuruuc kala duwan oo hortaalay baarlamanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip