Madaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga

0
Wednesday June 08, 2016 - 11:55:16 in Wararka by
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Uganda oo xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga

    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveniayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir, iyadoo isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveniayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 Wasiir, iyadoo isku shaandheyn kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii hore.

Yoweri Museveni ayaa Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiga u magacaabay xaaskiisa Janet Museveni, waxaana arrintan ay noqotay mid hadal heyn badan dhalisay.

Janet ayaa Wasaaradda loo dhiibay ee Waxbarashada iyo Isboortiga ah kuwa ugu muhiimsan, waxaana loo arkaa mid ka mid ah wasaaradaha ugu miisaaniyada badan.

Mr Museveni ayaa dib u soo celiyay Wasiirkiisa arrimaha Dibadda Sam Kutesa, halka dhowr Wasiirna uu xilka ka qaaday.

Hey’addaha Xuquuqda Aadanaha ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Museveni kali talisnimo, waxaana horay reer galbeedka ay shaki geliyeen doorashadii dhacday bilo ka hor.

janet museveni

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu xukunka dheer Afrika, waxaa uu sanadkii 1986 la wareegay talada dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip