WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYN NEWES PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA JUUN 2016-KA

0
Tuesday June 07, 2016 - 10:53:58 in Wararka by
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYN NEWES PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA JUUN 2016-KA

    MADAXWEYNAHA: "DIB U CELINTA QAXOOTIGEEENA KENYA JOOGA WAXAY NOQON DOONTAA MID KHIYAARI AH, SI SHARAF AY AY KU DHEEHAN TAHAYNA LOO FULIN DOONO Madaxweynaha JF.Soomaaliya, Md. Xasan Sh.Maxamuud, ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA: "DIB U CELINTA QAXOOTIGEEENA KENYA JOOGA WAXAY NOQON DOONTAA MID KHIYAARI AH, SI SHARAF AY AY KU DHEEHAN TAHAYNA LOO FULIN DOONO Madaxweynaha JF.Soomaaliya, Md. Xasan Sh.Maxamuud, ayaa qaxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya u sheegay in lama hura an ay tahay inay dib dalkooda ugu laabta an, iyadoo dib u noqoshadoodana la waaf ajinayo xeerarka caalamiga ee qaxootiga.

Madaxweynaha oo shalay qaxootiga Soo maalida kula hadlayey xeryaha Dhadh aab, ayaa xusay inaaney waxba ka jirin wararka sheegaya in qaxootiga si qasab ah xadka looga tallaabin doono, isla mar kaana Kenya oo ah dal lagu yaqaano dim oqraadiyadda iyo ku dhaqanka sharciga aaney ka suuroobin inay fal noocaasi oo kale ah ku dhaqmaan.

"Waxaan ku faraxsanahay inaan haat an halkan idin ku soo booqdo. Kenya wax aan uga mahad-celinayaa soo dhoweynta qiimaha leh ee ay u sameysey boqolaal kun oo shacab Soomaaliyeed ah oo dalko oda dhibaato ka jirtey ka soo cararey. Maanta dalkeenii xaaladda way ka soo re yneysaa, waxaana lama huraan ah inaad dib waddanka ugu soo laabataan. Soom aaliya, Kenya iyo UNHCR horey waxaa u dhexmarey heshiis ku saabsan dib u lab ashadiina, waana khiyaari ee ma jirto ru ux la qasbi doono’’, ayuu yiri M/weynaha.

Waxaa uu Madaxweynaha sheegay in dowladda Soomaaliya ay muddooyinkan dambe ku jirtey inay degmooyinka u suur ageliso inay yeeshaan adeegyada aasaas iga ee nolosha. "Markii aan xafiiska qab tey muddo haatan laga joogo afar sanno, waxaan dejiney siyaasad aan ilaa 72 deg mo oo u badan koonfuurta dalka uga hirg elineyno adeegyada aasaasiga ee nolo sha. Taasina waxay idin tuseysaa inaan mar walba idin ka war hayno, aanna suge yno inaad inoo soo laabataan. Soomaali ya dib ayay u soo kabaneysaa, soo laaba shadiinana waxay dunida u muujin doon taa in xasilooni ay ka jirto dalka’’.

Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud ayaa sheegay in dhalinyarada wax ku bar tey xeryahan iyo machadyada kala duwan ee Kenya, aqoontooda looga baahan yah ay dalka, si ay dib u dhiska qeyb uga qaat aan. "Waxaan mar kale u mahad-celina yaa dowladda Kenya, shacabka ku dhaq an gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, Hay’ adda UNHCR iyo hay’adaha kale ee caa lamiga ee gacanta weyn ka geysanayey daryeelka shacabkeena halkan magangel yada u soo doontey. Kenya waxay muuji sey dulqaad iyo karti dheeri ah, waxayna inoo gashey abaal, mahad-celinna way naga mudan tahay.

Waa in meesha laga saaraa dacaayad aha rakhiiska ah ee warbaahinta ay faaf inayaan ee shat afta dalkan aan walaala ha nahay lagu waxyeeleynayo’. Waxaa uu Madaxweynaha kula dardaar mey qaxo otiga inay dhowraan sharciga dalka ay martida u yihiin u yaalla, isagoo dhanka kalena ka mahad-celiyay fursadaha ay Ke nya siisay ganacsatada Soomaalida, oo iyaguna ka mid noqdey dadka canshuura ha bixiya, horumarka waddanka ay marti da u yihiinna kaalin weyn ka geysta.

Khudbaddiisa ka hor, Madaxweynaha waxaa warbixin ka dhegeystey , Wasiirka Amniga Kenya, Joseph Ole Nkaissery, wa kiilo ka socday qaxootiga iyo xubno kale.---DHAMMAAD---

WAR SAXAAFADEEDAMISOM OO XAQIIJINAYSA XIRITAANKA 5 ASKARTEEDA AH

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soom aaliya (AMISOM) ayaa xaqiijinaya 5 ask ari oo AMISOM ka tirsan ee dorraad lagu xeray Muqdisho, kuwaas oo lala xiriirin ayo in ay si sharcidarro ah ku iibin ayeen qalab melatari.

Askarta ayaa lagu soo xiray hawlgal si wadajir ah ay u fuliyeen AMISOM iyo ciid anka booliska Soomaaliyeed, taasoo dab asocotay baaritaan horey loo waday ee arrinkaa la xiriira. AMISOM ayaa horey u sii heshay warar tibaaxaya in ciidankeeda ku lugleeyihiin falal sharci darro ah, ka dib iskaashi ay la sammeysay ciidamada bool iska Soomaaliya ayay si weyn u baareen arrintan. Baaritaanka ayaa lagu soo af meerayey hawlgal wadajir ah oo lagu soo qabtay askarta oo haysta shidaal iyo jawa annada difaaca .

AMISOM sinna ugu dulqaadanmayso dhaqanxumida ciidankooda ku kaceen , dabiilayaashana sharciga sida uu qabo ay aa lala tiigsandoonaa. Dhammaan shaqa alaha Hawgalka Midowga Afrika ee Soo maaliya waxa qabanaya xeerka anshaxa ee u degsan AMISOM, sidaa darteed loo dulqaadanmaayo ka weecashada hufna anta heerka shaqo-gudasho iyada oo cid dii garab marta ay wajahayso sharciga. Iy ada oo taa laga duulayo ayuu ku dabakh mayaa xeerka u degsan Hawlgal ee ku aadan heshiiskii ay kala saxiixdeen Dowl adda Soomaaliya iyo AMISOM.

AMISOM iyo booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ayaa sii wadaya ka wada shaqeynayta baaritaanka dhacdadan si lo oga gungaaro. AMISOM waxay qaadey saa tallaabooyin wax ku ool ah oo ay ku ciribtirayso falalka noocan oo kale ah.In ka badan 22,000 oo nabad-ilaaliyeyaal ah ayaa ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika kuwaas oo taageeraya dib u soo celinta, nabadda iyo xasiloonada Soomaaliya, si daa darteed hadafkooda sharafta leh wax ba gaarsiinmayso falal gurracan oo ay ku kaceen koox yar.

SHIL GAARI OO TURKIGA KA DHACAY AYAY DAD KU DHINTEEN

Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ay aa sheegaya in afar iyo toban ruux ay ku dhinteen bas shil ku galay koonfurta dal kaasi. Gaadhiga oo waday ciyaal iskuul ayaa ku dhacay kanaal ama marin biyood u dhaw magaalada Cumaaniyah.

Warbaahinta Turkigu waxay sheegeen in dadka dhintay ay ka mid yihiin lix canug oo ciyaal isk uul ah. Labaatan kale ayaa lagu dabiibayaa Isbitaal. Muuqaal laga ar kay telefashinka ayaa muuji naya baskii oo laga soo saaray biyaha iyadoo la adee gsanayo wiish.

ORODYAHANKA BRITAIN MO FARAH OO JEBIY AY RIKOORKA BRITAIN EE 3,000M

Orodyahanka Britain Mo Farah ayaa je biyay rikoorka orod ka ee 3,000 mitir oo uu hore u dhig ay Dave Moorcroft kahor tarta nka Oly mpica ee Rio.

Mo Farah oo oro dkan ku cararay To ddobo daqiiqo 32 .62 ayaa ka dhigtey inuu haysto rikoorada Britain ee orodada kala ah1500m,2 miles, 3,000m, 5,000m iyo 10, 000m, iyo weliba Nus Maaratoon ka.

Guushan ayuu Mo Farah waxa uu ku sheegay inuu u hibeynayo feeryahankii geeriyooday Allaha U naxariistee Maxa med Cali Kalaay oo ku geeriyooday isa goo 74 jir ah. "Waxaan u rajaynayaa qoy skiisii horu mar iyo caafimaad,waxaa uu ahaa qof aan eeganayay.”

ayuu yiri Mo Farah

.BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO SHALAY ANSIXIYAY SHARCIYO UU KA MID YAHAY AXSAABTA SIYAASADA

Xildhibaanada Baarlamaanka FS. ayaa shalay ansixiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah oo uu ka mid yahay sharciga Axsaabta siyaasada. Hindise sharciyeedy adan ayaa ahaa kuwo muddo laga sugay ay Xildhibaanada Baarlamaanka inay me el mariyaan.

Kulanka Baarlamaanka ee shalay ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Jeyla ani Nuur Iikar, isagoo ka dalbaday Xildhib aanada inay hindise sharciyeedyada kale ee wali harsan ay sida ugu dhaqsiyaha badan u meel mariyaan.

Hindise sharciyeedka la meel mariyay ayaa waxaa ka mid ahaa Hindise sharciy eedka Axsaabta Siyaasada ee dalka, Xan aanada xoolaha, dhismaha Guddiga mad axa banaan ee xuquuqul insaanka.

Qaar ka mid ah Xisbiyada siyaasada ee dalka ayaa horay ugu eedeeyay Xuk uumadda Soomaal iya inay ka caga jiide yso meel marinta sharciga asxaabta siya asada, inkastoo sharcigan uu dhowr mar xalad soo maray.

Dhinaca kale waxaa kulankii shalay hor-tagay Wasiirka Gaashaandhigga C/qa adir Sheekh Cali Diini ayaa hor geeyay he shiis dhex maray dalalka Bariga Afrika oo ku saabsan dhismaha Ciidamo gurmad ah oo ay yeeshaan dalalkaas.

Wasiir Diini ayaa sheegay in heshiis kan uu Soomaaliya faa’ido weyn ugu jirto haddii ay ka mid noqdaan dhismaha Ciid amada Gurmadka ay yeelanayaan dalal ka Bariga Afrika. Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay u gudubto nidaamka xisbiya da badan, si meesha looga baxo qaabka qabaliga ah, iyadoo ay dalka ka jiraan Xis biyo siyaasadeed gaaraya illaa 20 xisbi, inkastoo aanay buuxin shur uudaha looga baahnaa.

ALLAHA U NAXARIISTEE WARIYE SAGAL SALA AD OO SHALAY LAGU AASAY MUQDISHO

Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka mid ahayd suxufiyiinta Warb aahinta Qaranka oo dorraad ay Muqdisho ku dileen AL-Shab aab, laguna aasay isbitaalka Madiina ay aa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xige enka Qorsheynta, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Ururka Suxufiy iinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ehelada marxuumka, qaar ka mid ah ard ayda Jaamacadda Plasma iyo suxufiin.

Maxamed Ibraahim Macalimuu Xogha yaha guud ee NUSOJ oo ka hadlay goob ta Aaska ayaa Alle uga baryay inuu jann ada ka waraabiyo, isagoo dowladda ka codsaday inay cadaaladda ka tiig sadaan dadkii falkaasi ka dambeeyay.

Afhayeenka maamulka gobolka Ben aadir C/fataax Cumar Xalane oo ku hadl ayay magaca caa’ila da marxuum Sagal ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay dadaal u geli doonaan sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa dadkii falka dilka ah geystay.

Agaasimaha Guud ee W/Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mud ane C/risaaq Cali Yuusuf Bahlaahi ayaa ugu horeyn ka tacsiyadee yay falka lagu dilay Marx uum Sagal Sal aad, isagoo hay’adaha ammaanka ka cod saday inay cadaaladda la tiigsadaan dad kii ka dambeeyay dilka Marxuun Sagal.

PUNTLAND OO KA DIGTAY WEERARO SHABA AB AY KA GEYSTAAN DEEGANADAASI

Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniin la xiriirta dhanka ammaanka deeg anada Maamulka asi iyo weeraro Shabaa bka ay ka geystaan halkaasi. Madaxwey ne Ku xigeenka Maamulka Puntla nd C/xakiim C/laahi Xaaji Cumar oo la hadlay Wa rbaahinta ayaa sheegay ciidamada Maam ulka Puntland meel kasta oo ay joogaan inay feejignaan galaan.

Wuxuu sheegay Shabaabka inay isku dayaan Bisha Ramadaan inay kordhiyaan weerarada ay ka geysanayaan deegana da Somalida, islamarkaana muhiim ay ta hay in ciidamada ay taxadar muujiyaan.

"Waxaan rabaa waad og tihiin Bisha Ramadaan Nimankaa Umadda Somal iyed Xasuuqa ee Shabaab inay had iyo je eraale isku dayaan inay daadiyaan dhiiga umadda Somaliyed meel kasta oo ay joo gaan, waxaan amrayaa ciidamada Puntl and meel kasta oo ay joogaan inay feeji gnaada an oo ay laba laabaan dadaalko oda ku aadan suggida amniga.” Ayuu yiri Camey.

Ciidamada ayuu sheegay inay yihiin kuwa u taagan xaqiijinta iyo suggida am maanka Bulshada, islamarkaana dadka shacabka ay ku seexdaan ciidanka. Koox da Shabaab ayaa xilliga la gaaro Ramad aanka waxa ay isku dayaan kordhinta weerarada ay ka geystaan deeganada Somalida, iyadoo dhalinyarada u dagaa lanta Shabaabka laga dhaadhiciyo inay Janada galayaan oo cibaado badan hela yaan Bisha Soon.

BOQOR BURHAAN OO BAAQ DEGDEG AH SOO SAARAY, FARRIIN MUHIIM AHNA U JEED IYAY SOOMAALIDA.

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaaliye ed ugu magaca dheer Soomaalida ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda wadanka, isagoona shacabka ugu baa qay in laga faa’iideysto bisha barak-eysan ee Ramadaan.

Boqorka ayaa sidoo kale ugu baaqey wax garadku in ay deg-deg u gurmadaan, culimad una safka hore ka galaan kala qaboojinta dadkaas walaa-laha ah.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa sheegay sidii lagu ballamay shirkii u danb eysey in hawsha laga bilaabo islaax bay na naas. Ugu danbeyn Boqorka ayaa she egay in ay tegi doonaan meelaha colaad du ka dhacdey dadkana walaaleyn doona an.

WASIIRKA BOOSTADA SOOMAALIYA OO BOOQDAY XAFIISKA IGAD EE JABUUTI

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Md.Maxamed Jamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga dalka Ja buuti, ayaa shalay galinkii hore ku bo oqdey Xafiiskiisa, Xoghayaha Guud ee urur Goboleedka IGAD Amb. Maxbuub Macallin Maxamed oo si diiran u soo dha weeyey wasi irka iyo wafdigiisa.

Wasiir Geelle oo uu weheliyo agaasim aha Guud ee W/Boostada iyo Isgaarsiinta Md.Axmed Xaaji Cabdi,ayaa soo dhawe yn ka dib waxuu Amb. Maxbuub uga ma had celiyay wasiirku inuu soo booqda Xafi iska IGAD isagoo wasiir ah.

” Waxaan ku faraxsanahay xilka cusub ee Geelle loo magacaabay isagoo urur go boleedka IGAD kala soo shaqeeyey la tali nta dhanka Siyaasadda iyo sameynta maamul goboleedyada Soomaa liya. Dawl adda Soomaaliya way ku mahadsan tah ay in garwaaqsatay dadka xirfadda leh iyo kart ida iney u magacawdo Xilal wasiirn imo.” Ayuu yiri Amb. Maxbuub oo Xafiiski isa kula hadlay saxaafadda.

Wasiirka ayaa isna dhankiisa u ma had celiyay urur goboleedka IGAD kaalin ta ay ka qaadanayaan dib u dhiska Soo maaliya waxuuna wasiirku codsadey in IGAD ay wasaaradda ka caawiso hormar inta adeegga Isgaarsiinta casriga ee dal ka Soomaaliya.

SIILAANYO: FEDERAAL SOMALIA AH OO SOMALILAND AY KA MID TAHAY MA JIRO KAMANA QAYB-GALAYNO

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaayo ayaa dorraad furay Shirka 9aad ee Isku-duwidda Mu caawinooyinka Som aliland oo lagu qabtay Hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargey sa. Shirkan oo socon doona muddo laba maa lmood ah waxa ka qay bgela ya wakiillo ka socda dawladaha Somalil and ka tag eera dhinaca hormarka, saara akiil sarsare oo ka tirsan hay’adaha Q/ M,laamaha kala duwan ee dawladda Som aliland, wakiilo ka socda bulshada rayidka ah iyo saxaafadda gudaha.

Waxaa shirkan wada guddoominya Wasiirka Qarsheynta Qaranka Mudane Cali l Xuseen Ism aacii (Cali Shoombe), Kira Smith Madax-xigeenka Safaaradda Denmark ee Kenya, Phil Evans ma da xa Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee dawlad da Ingiriiska (DFID) u qaabilsan Somaliland, iyo Peter de Clercq ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee isuduwidda hawlaha bani’aadanimo ee Qara mada Midoobey u qaabilsan Somaliland.

Labada casho ee uu shirku socdo waxa lagu go rfayn doonaa habsami-socodka Hawlaha hour mari need ee qaranka, diyaar-garawga doorashooyinka soo socda ee dhici doon bisha March, 2017, qii meynta aafooyinkii abaaruhu geysteen iyo sii am boqaadka Qorshaha Horumarinta Qar anka ee shanta sanno ee soo socda.

Madaxweynaha Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa furitaankii shirkan ka sheegay in xaaladda amni iyo nabad gelyo ee ka jir ta Somaliland ay suurto-gelisay wadashaqayn buuxda oo dhexmarta dawladda Somaliland, bulshada rayidka ah iyo beesha caalamka.

Madaxweynuhu wuxu sidoo kale carrabka ku adkeeyey in aanay Somaliland ka mid ahayn daw lad-goboleedyada Soomaaliya, kana qayb geli doo nin doorashooyinka ka dhacaya dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland oo khudbad ka jeed inaya shirka waxa uu hadalkiisa ku bilaabay "Somaliland haddaan nahay, waan ku qanacsanahay wa xa inoo qabsoomay intii aan wadaagnay wax wada qabsigan la magac baxay kaalmadda heerka sare ee Somaliland, anigoo ku rajo weyn in waxa hore inoogu soo qabsoomay innagu dhiirrin doonaan ina an hore halkaa uga sii wadno wax wada qaba dkeenna dambe.

Anigoo ku hadlaya magaca dadka iyo dawladda Somaliland, waxan salaan iyo qaddarin kal iyo la ab ah u qaddimayaa inta nagala shaqaysa dhinaca horumarinta, sida deeqsinimada lahayd ee ay Wax ula soo Qabteen Somaliland Sannadihii Hawl-wad aaga la ahaa. Kaal-madiinu waxay keentay isbed del muuqda oo ka hanaqaada Somaliland markay noqoto nolosha muwaadiniinta Somaliland, waxa nay ahayd mid lagama maarmaan ah dhinaca bul sho iyo dhinaca dhaqaaleba.”

Madaxweynuhu wuxuu intaas ku daray "sannad kani waa mid gaar ah, marka la’eego Somali land, Sannadkani wuxu astaan u yahay, sannad guuradii 25aad intii ay Ummadda Somali landwad atay aayo ka tashigeeda, tuurtay midnimadii dhicisowday ee Soomaaliya, dibna ula soo noqotay madaxbanaani deeda 18 MAY 1991 kii.Somaliland waxay dhaxa shay deegaan khilaaf iyo dhiba atooyin milateri hag oogeen, iyadoo ay sidaa ahayd, haddana reer Som aliland waxay ka jibbo keen een dhibaatooyin tiro badan, waxanay abuureen xasillooni iyo nabad ad ag, iyagoo ku shaqeeyey wadatashi gudohooda ah, oo hoosta laga soo dhisay ilaa korna la gee yey. Waxay dhiseen diimuqr aadiyad nabad lagula kala wareego awooda dalka, goobjoogna ka ahaa yeen beesha caalamku, laguna meel mariyey maa mul wanaag taageero u ah nidaamka dawladnimo ee dastuurka ku dhis an, dhawrista xuquuqda aad amaha, iyo bixinta adeegga bulshada.”

Mar uu ka hadlayey doorashooyinka soo socda waxa uu yidhi "Waxan u diyaargarownay hadda do orashooyin kale oo qabsooma maarij 2017, inka stoo abaarihii awgeed aan diiwaangelinta cod bixi yayaasha waxoogaa hakinay, haddana diyaargar awga waxa lagu soo celiyey siduu ahaa. So malila nd intii awoodeeda ah way qabatay si doorashada soo socotaa wakhtigeedii ugu qabsoonto, waxyaal aha ay qabatayna waxa ku jira kharash dheeraad ah oo hakintii codbixiyeyaashu sababtay oo ay bix isay, annagoo ku boorrinayna deeqbixiyeyaasha inay dhinacoodana inay ka soo baxaan ballamah oodii ku aaddana caawimada kharashyada diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashada sannadka dambe.

Aasaaska adag ee aan samaynay ee dhinaca nabadda, dibuheshiisiinta, amniga iyo maamul wan aaggu waxay suurta galiyeen jawi habsami iyo wad ashaqayn dhaw oo ay yeesheen dawlad da, urur ada bulshada rayidka ah, iyo inta aan hawlwadaa gga nahay ee beesha caalamka in barm aamijyada laga hirgalinayo Somaliland ay noqdaan kuwo mi dhadhala oo guulaysta. Wadashyaq aynta meelma rka noqotay ma aha keliya dhinaca mashaariicda horumarinka ee ka hirgalay Somal iland, balse wa xay gaadhay dhinacyo kale oo badan, kana mid ta hay la dagaallanka argagaxisa da, xagjirnimada, iyo budhcadbadeednimada.”

Mdsiilaanyo oo hadalkiisa sii wata waxa uu yi dhi "Somaliland waxay doonaysaa inay iyadu mas uul ka noqoto dhismaha aayaheeda dhaqaale, si ay u xaqiijiso inay dhalinyarteeda siiso waxa ay u qalmaan, waxanan ku faraxsanahay inaan arkayo horumarka laga sameeyey dhinaca qorshaha hor umarinta qaranka ee 2017-2021 iyo aragtida wa khtiga fog ee Somaliland ee 2030 oo u adeegi doo na in inta Somaliland kala shaqeeya horumarintu sidii ay Somaliland xulafo ugala noqon lahaayeen dhinacyada horumarinta ee Somaliland mudanaan ta u ah.Qorshaha horumarinta qaranku (NDP) wuxu xoojinayaa sidii mucaawinada Somaliland ay go oni ugu noqon lahayd, qorshahaasi oo la jaa nqa adaya maqaamka gaarka ah ee horumarka dalka.”

Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxa anu yidhi "Ereyo kooban haddii aan ka idhaahdo xadhiidhka annaga iyo Soomaaliya. Waxan rabnaa in aanu aragno Soomaaliya xasilloon oo nabadi ka jirto hase ahaatee ma aaminsanin Somaliland oo la gu daro soomaaliya ayaa Soomaaliya ku noqona ysoo mid deggan oo nabadgelyadu u soo no qoto.

Somaliland waxa ka go’an inay ka qaybgaadato xal loo helo soomaaliya, hase ahaatee wax loo ba ah an yahay in xalkaasi noqdo mid waaqaciya, kana tarjumaya runta jirta oo Somaliland rabitaank eedu ku qotoma. waxay qaadday jid ka duwan kan Soo maaliya, waxanay iskeed u dhisatay dalkee da dim uqraadiga ah.

Federaal Soomaaliya ah oo ay Somaliland ka mid tahay ma jiro, weligeedna ka qaybgali mayso doorasho ka dhacda Soomaaliya. Shacbiga Somali land waxay doorteen jidka madaxnanaanida mu ddo haatan gaadhaysa rubuc qarni ama 25 sano, dibna uma laabanayaan, waayo hadday dib u laa btaan macneheedu waxa waaye in la masaxo, lana tirtiro wixii guullo ilaa hadda aan gaadhnay dast uurkayaga iyo nidaamkayaga siyaasadeedna aan dafirno.”

Intaas ka dibna waxa Waxa wada jir u gudo ominayey shirka, wasiirka Qorshaynta Qaranka, md. Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), Kira Smith, madax xigeenka Safaarada Denmark ee dalka Kenya, Phil Evans madaxa waaxda horumari nta caalamiga ee dawladda Ingiriiska (DFID) u qaa bilsan Somaliland, iyo Peter De Clercq ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee isu-duwida hawlaha binu-aadanimo ee qaramada midoobay u qaabilsan Som liland.

Mr Peter De Clercq oo hadal dheer halkaa ka jeediyey ayaa u mahadnaqay madaxweynaha So maliland oo Shirka furay iyo Xukuumada Somal iland, gaar ahaan Wasiirka Qorshaynta. Waxaa ka loo, uu Xusay heshiiska Dhex-maray DP World iyo Somaliland ee ku Saabsan horumarinta dekeda Berbera, kaasoo uu ku tilmaamay mid dhaqaalaha kor u qaadi doona shaqo abuur balaadhana laga heli doono.

Ugu dambeyn shirkan ayaa noqonaya midkii 9-aad ee u dhexeeya hay’adaha kaalmooyinka iyo Somaliland, Waxaana inta badan kaga doodaan Wixii Mashaariic ah ee Sannadkii Hore qabsoo may, wixii aan qabsoomin iyo sababta ay u qabsoo mi waayey.

SALAAD CALI JEELE "XUQUUQDA SHACABKA MUQDISHO MADAXDA DOWLADDA AYAA DANO GAAR AH U ADEEGSANAYA”

Iyadoo ilaa hadda aysan si rasmi ah u caddeyn xuquuqda Gobolka Banaadir uu ku leeyahay Dhi smaha Aqalka sare ee dalka ayaa Siyaasiyiin kala duwan waxa ay ku eedeynayaan sababta inay tah ay in Madaxda Dowladda ay dano gaar ah ka leeyi hiin arinta xuquuqda Muqdisho.

Salaad Cali Jeelle oo la soo shaqeeyay Dowladii KMG aheyd hadana ah Siyaasi Muqdisho ku no ol ayaa sababta ay u maqan tahay xaqa Muqdisho ee dhismaha Aqalka Sare ku sheegay inay tah ay Mad axda Dowladda oo dano gaar ah ka leh arintaasi.

Waxa uu sheegay Dastuurka KMG ee dalka inuu Muqdisho ka siinaayo Dhismaha Aqalka Sare ee dalka Xubno u matala, balse si cad Dastuurka loo gu tuntay oo arintaasi la hareermaray.

Siyaasigaan ayaa sheegay Baarlamaanka Somali ya in laga doonaayo arintaan inay soo farage liyaan oo ay cadeeyaan Xuquuqda Muqdisho ay ku leeda hay Dhismaha Aqalka Sare.

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqd isho ku soo dhamaaday ayaa Qodobadii laga soo saaray waxaa ka mid ahaa Arinta Muqdisho oo Gu ddi gaar ah loo saaray, waxaana qodob kaasi uu u qornaa sidan. "Madasha Hoggaanka Qaran waxay go’aansatay in matalaada iyo maqa amka M/ Muqd isho loo saaro guddi heer qaran ah oo ka kooban xubno ka kala socda heer federaal iyo heer maa mul-goboleed, gudigaas oo ka soo talo bixin doona maqaamka gaarka ah ee caasim adda Muqdishu ye elanayso oo uu dastuurku tilmaamay. Gudigaasi wuxuu howshiisa ku soo dham aystirayaa muddo lix dan maalmood gudahooda oo ka bilaabanaysa 4-ta Juun 2016.”

Siyaasiyiinta Somalida ayaa sheegayaa in arin taan ay tahay mid looga dan leeyahay in la meer meeriyo oo waqtiga lagu dhameeyo, iyadoo aanan la cadeyn Mataalada Muqdisho ee dhismaha Aq al ka Sare ee dalka, sidaasina lagu gaaro waqtiga Doorashada.Xigasho:-dhacdo.com

MUCAARADKA KENYA OO MARKALE DHIGAY BANAANB AXYO RABSHADO WATA

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay shan kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii cii da mada Booliska Kenya ay rasaas ku fureen dad banaanbaxayay degmada Kisumu ee galbeedka Ke nya. Mucaaradka ayaa toddobaad walba maa linta Isniinta waxa ay ka dhigayeen banaanbax ay ugaga soo horjeedaan guddiga doorashada dalka Kenya,taasoo ay ku eedeeyeen in aysan dhex dhe xaad ka ahayn. Taliyaha ciidamada Booliska Nairobi ayaa uga ga digey taageerayaasha muca aradka inay ka dhig aan banaanbax caasim ada dalka Kenya ee Nair obi. Waxana Bishii May ee aynu ka soo gudubnay ayay ciidamada Booli ska dalka Kenya waxa ay too gasho ku dileen sad ex ruux banaanbaxyo ay dhig een taageerayaasha mucaaradka. Ciidamada Boo liska ayaa waxa ay isticmaaleen gaaska dadka ka ilmeeysiiya iyo rasaas noolnool si ay u kala kaxee yaan dadka bana anbaxayay.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in banaa nbaxyo shalay ka dhacay magaalada Nairobi ay ahaayeen kuwo si nabad ah ku dhacay, lamana soo sheegin cid wax ku noqotay. Afhayeen u had lay dowlada Kenya ayaa sheegtay in dadka ban anaxyada dhigayay ay isku dayeen inay galaan gu daha dhismaha guddiga doorashada balse aysan gelin xafiisyada guddiga.

MAAMULKA GOBOLKA SH/DHEXE OO BEENIYAY WARAR AY SAXAAFADA KA QOREEN GOBOLKA SH/DHEXE

Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa beeniyay warar ay baahiyeen qaar kamid ah idaacadaha ma xaliga ee magaalada Muqdisho kuwaasoo sheegay in iskahorimaad uu ku dhex maray deegaan hoostaga degmada Jowhar ciidamo milatari ah iyo maleeshiyo beeleed.

Agaasimaha warfaafinta maamulka gobolka Sh/ dhexe C/kariin Cumar Macalin ayaa ku tilmaam ay warka ay faafiyeen qaar ka mid ah idaacadaha qaa rkood oo ay ku sheegeen in iskahorimaad uu ku dhex maray ciidamo iyo maleeshiyo beeleed deeg aanka Labo Gaabaney oo ka tirsan degmada Jowhar .

"Warkaasi waa war been abuur ah, waxaana ca deyn u ah in dadka warkaasi faafiyay inaysan aq oon jihada ay deegaanka Labo Gaabaney ka jirto magaalada Jowhar,waxayna ku tilmaameen dhi na ca Bari deegaankaas inuu ka xigo toban km, balse Labo Gaabaney waxaa ay dhacdaa galbeed ka Jo whar,”ayuu yiri C/kariin Cumar Macalin.

Agaasimaha warfaafinta maamulka gobolka Sh/dhexe C/karin Cumar Macalin ayaa ugaga dig ey warbaahinta inay ka waantoobaan wararka be en abuurka ah ee ay ka faafinayaan deegaanada xasiloon ee gobolka Sh/dhexe.

"Shacabka gobolka waxa ay haatan ku gudo jir aan tacabka beeraha xilliga guga waxaana ka so cda gobolka horumar waxaana wanaagsan in warbaahinta inay horumarka baahiyaan inta ay be en abuur war ka dhigan lahaayeen.”ayuu yiri C/ka riin Aaloos.

Dhinaca kale Nabadoon Xasan Cali Muude oo ah nabadoonka Tuulada Labo Gaabaney ayaa isa gana beeniyay dagaalada la sheegay inay ka dhac een Tuuladaas, waxaana uu ku tilmaamay war arka ay baahiyeen idaacadaha kuwo aan sal iyo raad toona laheyn.

Gobolka Sh/dhexe ayaa xaaladiisa ammaan aad u wanaagsanayd iyadoo aysan ka dhicin dag aalo qasaare dhaliyay, waxaana maamulka gobo lka Sh/dhexe uu ku guuleystay inuu xalliyo khila af yo hore uga jirey gobolka kuwaasi oo u dhexe eyay beelo wada dega gobolka lana heshiisiyay.

M/Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa wax aa haatan taal gogasha maamul u sameynta lab ada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan iyadoo ay ku mut eysatay amaanka guud ee ka jira Gobolka Shabe laha Dhexe.

FADLIGA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAN

Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah fadaaishaas:

xikamta Rabbaanigaa waxaa kamid ah in uu Allaha kala fadilo waqtiyada, ama akinta, wuxuu ka fadilay Bisha Ramada an dhammaan bilaha kale ee Sanad ka,wuxuu ku gaaryeelay Bishan fadli aad u wayn oo ay uga soocantahay bila ha kale,waxaana kamid ah fadaaisha kuwa soo socoda:

1. Waa Bishii lasoo dajiyaya Quranka iyo dhammaan Kutubta kale ee Saamiw iga ah.?.

2. Waa Bisha la faradyeelay Soonka.

3. Waa Bisha Towbada iyo dambi dhaafka?

Wuxuu tilmaamayaa Xdiithkan laga wariyay Abu-Hurayrah:”in Salaadaha shanta ah, jimco ilaa jimc ada kale, ramadaan ilaa ramadaanka kale in ay dhaafayaan dunuubta yaryar haddii laga fogaado danbiyada waa weyn”.

4. Ruuxi Bishaan sooma, cibaado ku nooleeya, habeenki tukada maalintiina Quranka akhriya isa goo ajar iyo dambi dhaaf ka dalbaya Allah SW.waxaa loo dhaafaa dhammaan dambiyadiisii hore.?

4. Waaa Bsiha naarta layska xureeyo, habeen walba oo kamid ah Bishaan waxaa naarta laga xuree yaa kuman aan.?

5. Bishaan waxaa la furaa dhammaan albaabada Jannada waxaana la xiraa kuwa Naarta, waxaa la Xabisaa Shaya adiinta.?

6. Qofka sooman malaa’ikta ayaa u ducayso una dambi dhaaf dalabto ilaa uu ka afurayo.

7. Waxaa ku jira Bishaan Habeenka Lay-latul-Qadarka ee ka kheyr badan Kun habeen.?

8. Albaabada Jannada waxaa kamid ah Albaab layiraahdo Rayyaan, wuxuuna u gaaryahay dadka sooma, marki ay galaana waa la xiraa cid kalena ma gasho.

9. Soonku wuxuu u shafeecayaa ruuxa sooma maalinta qiyaamaha.

10.waa Bsiha Sabarka iyo dulqaadka,maxaa yeelayn qofka soomani wuxuu u dulqaadanayaa dhib aatada soonka gaajada iyo harraadka, nafsadiisa ayuu ka xabisayaa dhammaan waxyaabihii ay jac layd , abaal marinta samirkuna waa jannada.?: 1

10. Waa Bisha ducada iyo Alla baryiga qofkii Allaha S.W wax weydiistana wuu ka ajaabayaaa duc adiisa .? Allaha S.W. wuxuu yiri marki adoomadaydu wax i waydiisanayaan waxaan ahay mid u dhow aqbala kan wax i waydiisanayo.Nabiguna c.s.w wuxuu yiri: "Sadex lama celiyo ducadooda, waa mustajaaba, ruuxa soomaan ilaa uu ka afuro,Imaamka Caadilka ah, iyo Ruuxa la dulmay ama madluumka ah”.11. Soonka lasoomo bisha Ramadaan wuxuu u dhigmaa 10 bilood soonkood.

12. Dadka Muslimiinta ahi waxay dareemayaan in ay yihiin dad isku mid ah waxwalba wadaago kan hantida haysto iyo kan faqriga ahba, maadaama ay wada soomanyihiin.

13. Soonka waxaa ka dhalanaya raxmad iyo isu turid, maxaa yeelay kan wax haystaahi ama qaniga ahi wuxuu dareemayaa dhibaatada ay baahidu leedahay wuxuuna u naxariisanayaa kan faqiirka ah.

14. Waa bisha wax bixinta bisha sadaqada bisha la kaalmeeyo dadka tabaalaysan iyo masaaki in ta.?

15. Qofka sooman afkiisu waxuu ka udgoon badanyahay ilaah agtiisa miskiga ama catarka aadka u udgoon ee la yiraahdo Miskiga.?.

16. Soonku waa gaashaanka iyo xijaabka Naarta.?

17. Bisha soon oo la cumraystaahi waxay u dhigantaa Xaj, adigoo xajiye oo kale ayay lamid tahay.?

18. Xasanaadka iyo ajarka waa lalaba jibbaaraa bishan, Salaadda Sunnada ahina waxay u dhiga ntaa Faradka (waajibka ah).

19.Qofki Maalin kaliya ilaah dartiis u soomo ilaah wuxuu ka fogaynayaa Naarta 70 sano, ama 100 sano.?

20. Abaal marinta soonku waxay gaar u tahay Allaha S.W, isaga ayaana ka abaal marsiinayaa ru uxa soomo.

21. Qofka soomani laba mar ayuu farxaa, marki uu afuro iyo marki uu la kulmo Allah S.W.?

22. Alla wuxuu u dambi dhaafaa dadka sooman habeenka ugu dambaysa ee bisha.

Haddaba akhristoow adigoo mahadsan ka faaiidayso fursaddaan qaaliga ah, ma ogid in uu kusoo marayo soonkale ,ilaali wakhtigaada nidaami acmaashaada si aad uga faaiidaysatid bishan Baraka ysan ee Ramadaan, is xisaabi inta aan lagu xisaabin.

Is xisaabi inta aan lagu xisaabin.

Akhristoo is weydii inta aadan seexan waxa kuu qabsoomay iyo sida aad uga faaiidaysatay wakhti gaadi:

1. Ma tukatay Salaadii laguugu lahaa? Maku dukatay jamaaco?

2. Ma dukatay Sunnooyin rawaatibta ahaa?

3. Ma akhrisay Quranka? Imisa jus ayad akhrisay?

4. Ma akhrisay adkaarta subaxa iyo galabki?

5. Ma afurisay ruux sooman?

6. Ma tukatay Salaadii Taraawiixda?

7. Wax ma sadaqaysatay maanta? Ruux dhibaataysan ma u gargargaartay? Qof miskiin ah ma caawisay?

8. Ma dadajisay afurka? Ma dib-dhigtay suxuurta?

9. Maku afurtay timir? Haddii aad waysay miyo?

10. Ma u yeeratay walaalo dhibaataysan si ay kuula afuraan?

11. Ilaah ma u toowbad keentay? Dambi dhaaf ma waydiisatay?.

12. Ma u ducaysay walaalaha Muslimiinta ah ee dolman? Kuwa dhibaataysan, kuwa xanuunsan?

13. Ma laazimtay dhaqanka iyo aadaabta Islaamka ee

suuban?

Qore: Zakaria Ismail X.Nur

Email:zakarie_21@hotmail.com

NATIONLINK TELCOM

BISHAARO BISHAARO BISHAARO

Shirkada isgaarsiinta Casriga caalamiga ah ee NATIONLINK Waxay Macaamiisheeda Sharafta Leh U sameeysay Qiimo Dhimis Ballaaran,taas oo ah ku shubo 1$ Doollar Kuna hadal 140 Daqiiqo oo Gudaha dalka ah Xilli kasta Habeen iyo Maalin intaba, Sidoo kale ku Shubo 1$ Doollar kuna Hadal 16 Daqiiqo oo Dibada ah, waana 35 Dal oo kuwa Soomaalidu ku badan tahay Waaciyo

WIXII FAAHFAAHIN AH WAC NABARKAAN 100/222/333

Nationlink Isku Xiraha Dadweynaha





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip