Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaranka
(Villa Somalia)--- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha qaranka ee ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.
|
|||||||||||
|
Madaxweynaha oo si rasmi ah u furay shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaranka
(Villa Somalia)--- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha qaranka ee ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iy