Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo Howlgalo ka sameeyey Buulo Barde., kuna soo qabqabtay Al-Shabaab.

0
Sunday May 29, 2016 - 10:54:17 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo Howlgalo ka sameeyey Buulo Barde., kuna soo qabqabtay Al-Shabaab.

    Wararka ka imaanaya Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen Ciidamada Dowladda iyo AMISOM inay halkaasi ku soo qabqabteen tiro ka mid ah Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen Ciidamada Dowladda iyo AMISOM inay halkaasi ku soo qabqabteen tiro ka mid ah Maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Cabdi Casiis Duuroow Gudoomiyaha degmada Buulo Barde ayaa saxaafadda u sheegay in howlgalo ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen duleedka degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.
271

Gudoomiyaha Buulo barde wuxuu sheegay in u jeedada howlgalku uu ahaa sugid amniga magaalada Buulo Barde iyo sidoo kale tuulooyinka hoos yimaada.

Gudoomiyaha degmada Buulobarde ayaa sheegay in howlgalka Shabaab looga saaraayo deegaanada hoos yimaada degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan uu bilowday, isagoo sheegay in magaalada Buulo Barde ay tahay caasimada gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip