Ra'iisal Wasaaraha Australia oo ka hadlay gabadhii Somaliyeed ee Australia laga celiyay

0
Sunday October 18, 2015 - 10:24:22 in Wararka by
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaaraha Australia oo ka hadlay gabadhii Somaliyeed ee Australia laga celiyay

    Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Australia, Malcolm Turnbull, ayaa waxa uu si kooban kaga hadlay gabar Somaliyeed oo laga celiyay dalka Australia, xilli daryeel caafimaadeed looga soo qaaday Jazeerada Nauru, ka dib markii ay sheegtay in la kufsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Australia, Malcolm Turnbull, ayaa waxa uu si kooban kaga hadlay gabar Somaliyeed oo laga celiyay dalka Australia, xilli daryeel caafimaadeed looga soo qaaday Jazeerada Nauru, ka dib markii ay sheegtay in la kufsaday. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa sheegay in gabadhaasi ay ka hortimid in ilmaha laga soo rido, maadaama Australia loo keenay in daryeel caafimaad loogu sameeyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip