Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah Sh/dhexe{DHAGEYSO}

0
Saturday October 17, 2015 - 10:00:29 in Wararka by
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah Sh/dhexe{DHAGEYSO}

    Roobab Xoogan oo 24-kii Saac ee la soo dhaafay ka da'ay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa Saameyn ku yeeshay wadada Marta Mahadaay ee aada dhanka Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobab Xoogan oo 24-kii Saac ee la soo dhaafay ka da'ay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa Saameyn ku yeeshay wadada Marta Mahadaay ee aada dhanka Gobolada dhexe ee Soomaaliya. Roobabka ayaa hakad galiyay Gaadiidka isticmaala inta u dhaxeyasa Mahadaay iyo Gobolada Dhexe ee Dalka.

Ugu yaraan 70 Gaari oo ah kuwa Xamuulka Xambaara ayaa ku Xaniman Degmada Mahadaay,kuwaas oo uu saameyn ku yeeshay Roobka halkaa ka da’ay.

Guddoomiye Kuxigeenka Degmada Mahadaay Ciidle Warsame Faarax ayaa sheegay in halkaasi uu roobku dhigay Biyo aad u badan islamarkaan qeybo kamid ah Wabiga uu Fatahaad ka sameeyay,taasna ay sababtay in Isku socodka Gaadiidka uu hakad galo.

Halkaan Riix si aad Codka u dhageysato

XIGASHO:-radiokulmiye.com/knn/




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip