Maxay Ciidamada Somaliland u xireen Sheekha Caanka ah?

0
Monday May 02, 2016 - 20:40:45 in Wararka by
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ciidamada Somaliland u xireen Sheekha Caanka ah?

    Sheekh caana ayaa xalay lagu xiray Magaalada Hargeysa, iyadoo ciidamada la-dagaalanka argagixisada ayaa xabsiga u taxaabayn Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Aadan Sunne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh caana ayaa xalay lagu xiray Magaalada Hargeysa, iyadoo ciidamada la-dagaalanka argagixisada ayaa xabsiga u taxaabayn Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Aadan Sunne.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay xalay Saq Dhexe u dhacay guriga Sheekha oo ku yaala magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ka kaxeysteen, iyadoo aan la sheegin waxa loo heyso iyo sababta loo xitay midna.

Ciidanka howgalka sameeyay ayaa la sheegay in ay wateen ciidamo aad u fara badan iyo sidoo kale gawaari dagaal. Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame Sunne ayaa ka mid ah culumada ugu caansan maamulka Somaliland.

Xigasho:-Dulqaadka.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip