Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inay la dagaalami doonaan cid kasta oo wada Amni daro.

0
Monday May 02, 2016 - 19:55:16 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo wacad ku maray inay la dagaalami doonaan cid kasta oo wada Amni daro.

    Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha maamulka Puntland oo xalay munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Magaaalda Boosaaso isaga wufuud ka kala socotey dawladda Talyaaniga, dawladda Federaalka Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo hay'adaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha maamulka Puntland oo xalay munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Magaaalda Boosaaso isaga wufuud ka kala socotey dawladda Talyaaniga, dawladda Federaalka Soomaaliya, urur goboleedka IGAD iyo hay'adaha mashaariicaha ka wada Puntland ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.
Madaxweynaha maamulka puntland ayaa ka hadlay ammaanka guud ee deegaanada maamulka Puntland , wuxuuna sheegay inay ka go’an tahay la dagaalanka Al-Shabaab iyo cid walba oo isku dayda inay qalqal galiso ammaanka deegaanada maamulka puntland.

Dhanka kale Madaxweynha maamulka Puntland ayaa sheegay in cid walba oo khatar ku ah amnig ay la mid tahay Shabaab, islamarkaana ay ula dagaalami doonaan sida Shabaab oo kale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip