Hayada FSNAU oo Soo Saartay Xog Cusub oo Ku Saabsan Cimilada Soomaaliya

0
Tuesday April 26, 2016 - 11:56:41 in Wararka by
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hayada FSNAU oo Soo Saartay Xog Cusub oo Ku Saabsan Cimilada Soomaaliya

    Hayada falanqeysa Raashinka iyo Nafaqada ee marka magaceeda lasoo gaabsho loo yaqaano FSNAU kana hawl gasha Soomaaliya ayaa dhowr maalmood ka hor war qoraal ah oo ay soo saartay kusheegtay in xilligii Jiilaalka (waa intii u dhexeysay Janaayo iyo Maar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hayada falanqeysa Raashinka iyo Nafaqada ee marka magaceeda lasoo gaabsho loo yaqaano FSNAU kana hawl gasha Soomaaliya ayaa dhowr maalmood ka hor war qoraal ah oo ay soo saartay kusheegtay in xilligii Jiilaalka (waa intii u dhexeysay Janaayo iyo Maarso) 2016 bishii uu ugu darnaa ay ahayd Maarso.
Bishaa intii lagu jiray ayaa heer kulku wuxuu gaaray heer geyru caadi ah ayadoo kuleyl daran laga soo tebiyay meelo badan oo dalka ah gaar ahaan waqooyiga dalka, gobolada jubooyinka iyo Shabeelooyinka.

Inkastoo haatan roobkii gu'ga meelo badan uu ka curtay hadana abaarihii ayaa weli meelo badan oo dalka ah kasii jira gaar ahaan qeybo badan oo katirsan Puntland isla markaana dadka iyo xooluhuba ay wajahayaan dhibaatooyin ba'an ayna u baahan yihiin gargaar baniaadminimo in lala gaaro



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip