TACSI: Allaha u naxariisto Xaajiyo Cawralo Tuurxume

0
Monday April 25, 2016 - 19:36:57 in Wararka by
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI: Allaha u naxariisto Xaajiyo Cawralo Tuurxume

    Dhammaan bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, Wargeyska mogadishu timesXabiibo Axmed Jimcaale Biibto,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, Wargeyska mogadishu timesXabiibo Axmed Jimcaale Biibto,
 Madaxda Shabakadaha Somaliweyn Xuseen Cabdi Calasow iyo milkiilaha shabakadda Shaaciye Xuseen Madobe, Weriyeyaasha kala ah:  Muuse Maxamed Cismaan, Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo), Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe),  C/llaahi Maxamed Cumar (Mucjis), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), C/Casiis Xasey Golf, C/raxmaan Alif, C/llaahi Naanow iyo Naasir Cali Cumar

Dhammaan weriyeyaasha kor ku xusan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ex-Xildhibaan Maxamuud Aw Geedi Hilowle oo hooyadii ku geeriyootay magaalada Muqdisho taariikhda markay ahayd 24-04-2016, isla markaana lagu aasay Masjidka Sheekh Xasan Cadde ee degmada Yaaqshiid.

Marxuum Xaajiyo Cawralo Tuurxumme Maxaad Xuseen Caamir Foodey Allaha u naxariisto, Ilaaheyna qabrigeeda ha u waasiciyo, dhammaan eheladii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. AAMIIN…AAMIIN. INNAA LILLAAHI WA INYA ILLAAHI RAAJICUUN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip