Taliyihii Guud ee Kooxda Hubeysan ee Axraar Alshaam ee Syria oo la dilay.

0
Sunday April 24, 2016 - 22:30:43 in Wararka by
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Guud ee Kooxda Hubeysan ee Axraar Alshaam ee Syria oo la dilay.

    Taliyahaasi oo la oran jirey Maajid Xuseen Alsaadiq ayaa lagu dilay Isqarxin xalay ka dhacday Degmadda Binish ee W/bari ee magaalladda Idlib.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyahaasi oo la oran jirey Maajid Xuseen Alsaadiq ayaa lagu dilay Isqarxin xalay ka dhacday Degmadda Binish ee W/bari ee magaalladda Idlib.

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu gudaha u galay Xarunta dhexe ee Kooxda Axraar Alshaam, kadibna uu isku qarxiyey Taliyaha Kooxdaasi, o oay la geeriyoodeen 3 Dagaalyahan.

Taliyaha geeriyooday oo lagu naanaysi jirey Islaam Abu Xuseen ayaa ahaa Sarkaal ka soo goostay Milliteriga Dowladda Syria.

Kooxda Axraar Alshaam waxaa la rumeysan yahay inay maalgeliyaan Dowladaha Turkiga iyo kuwa Gacanka Carbeed oo ay Sacuudiga iyo Qatar ugu horreeyaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip