Xil ka qaadista Mr Mideeye ayaa loo cuskaday xil gudasho la’aan iyo in aanu imaan goobta shaqada, isla markaana aanu shirarka golaha Wasiirada.
Inkastoo wareegta xil ka qaadista ay ku sumadeysneyd maanta oo ah 24 bisha April, hadana qoraalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa taageerayaasha Mr Afrax ay ku sheegeen inuu xilka iska casilay ka hor inta aan xilka laga qaadin.
Ma jirto illaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Maxamed Cilmi Afrax oo loo arkayay Wasiiradii aad ugu dhowaa Madaxweynaha Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Qorsheynta
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xil ka qaadistii u horeysay ku sameeyay Wasiirkii Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga Maxamed Cilmi Afrax (Mideeye).