Waxaa la ogaaday in dhaliyarada Tahriibta ay u badan yihiin dhalinta waxbarashada soo dhameystay

0
Thursday April 21, 2016 - 11:52:56 in Wararka by
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa la ogaaday in dhaliyarada Tahriibta ay u badan yihiin dhalinta waxbarashada soo dhameystay

    Inta badan dhalinyarada Tahriibka badaha ku dhinta ayaa waxa la ogaaday inay yihiin kuwo Jaamacado iyo Iskuulaadka sare ka soo baxa balse dantu ku qasabto inay tahriibaan ka dib markii ay duruuf adag kala kulmeen xafiisyada dowlada iyo maamulada ka j

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan dhalinyarada Tahriibka badaha ku dhinta ayaa waxa la ogaaday inay yihiin kuwo Jaamacado iyo Iskuulaadka sare ka soo baxa balse dantu ku qasabto inay tahriibaan ka dib markii ay duruuf adag kala kulmeen xafiisyada dowlada iyo maamulada ka jira dalka .
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee guud ahaan gudaha dalka ku sugan gaar ahaan kuwa wax bartay ayaa marka ay Jaamacadaha dhameeystaan waxeey waayaan qaab ay aqoontooda kaga shaqeeystaan gudaha dalka taas oo ku qasabta ama galisa fikrad ah inay Tahriibaan oo ay raadsadaan nolasha mid dhaanta tan ay iminka heeystaan .

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Muuqaal Jiliin ah oo laga sameeyay sida Dhalinyarada Soomaaliyeed loogu qasbo in ay Tahriibaan iyo sida Xafiisyada ay shaqooyinka u doontaan looga tix galiyo Qabiilka aqoontana aan la qiimeyn.

dhalinyaro_tahriib




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip