Hay'adda UNHCR oo Baaraysa doonidii ay ku dhinteen boqolaal Tahriibayaal ah oo u badnaa Soomaali.

0
Wednesday April 20, 2016 - 20:01:32 in Wararka by
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda UNHCR oo Baaraysa doonidii ay ku dhinteen boqolaal Tahriibayaal ah oo u badnaa Soomaali.

    Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay'adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa lagu sheegay inay Koox u direen Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan halka ay ay ku degtay dooni waday Boqolaal Tahriibayaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay'adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa lagu sheegay inay Koox u direen Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan halka ay ay ku degtay dooni waday Boqolaal Tahriibayaal ah.
Ariane Rummery Haweeneyda Afhayeenka u ah UNHCR ayaa hadalkaasi ka sheegtay Xarunta Dhexe ee UNHCR ay ku leedahay magaalladda Geneva ee dalka Switzerland, waxayna sheegtay inay Kooxdaasi soo baari doonaan Shilkaasi murugadda leh.

Ma jiraan Dowlad ama Hay’ad ka tirsan QM oo awooday inay xaqiijiyaan tirada Tahriibayaasha ku geeriyootay doonidaas ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalka Masar.

Flavio Di Giacomo oo ah Afhayeenka Hay’adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM) ayaa Suxufiyiinta u sheegay inaysan waxba xaqiijin Karin ilaa laga helo Markhaatiyayaal ama wax kale oo ka yimaada Saraakiisha Dowladaha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip