Tacsi loo diraayo Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo Aabihii Muqdisho ku geeriyooday.

0
Sunday April 17, 2016 - 10:38:45 in Wararka by
  • Visits: 1403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi loo diraayo Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo Aabihii Muqdisho ku geeriyooday.

    Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, Bahda Saxaafadda gaar ahaan Websetka Somaliweyn.com, ING. Xuseen Cabdi Calasow, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra),

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun, Bahda Saxaafadda gaar ahaan Websetka Somaliweyn.com, ING. Xuseen Cabdi Calasow, Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra),
 Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, C/laahi Maxamed Cumar (Mucjis), Muuse Maxamed Cismaan, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Wariye Cali Muuse Cabdi iyo Dhammaan Saxaafadda Soomaaliya waxay Tacsi u dirayaan Pro. Yaxye Sh. Caamir oo Aabihii ku geeriyooday Muqdisho.

tacsi1

Dhammaan culumaa’udiinka, xerta iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tacsi u dirayaan ehelada, culumaa’udiinka, xerta iyo jameecada dariiqada Suufiyada Ahlu Sunna Waljameeca geeridii ku timid Alle Ha u Naxariistee Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare oo Muqdisho ku geeriyooday.

 

Khaliif C/qaadir Macallim Nuur Maxamed Siyaad, Xerta, jameecada iyo dariiqada suufiyada meel kasta oo ay aduunka ka joogaan waxay tacsi u dirayaan ehelada Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare oo ku geeriyooday dalka gudihiisa.

 

Allaha u naxariisto Sheekh Caamir Xaaji Ibraahim Yare hoggaamiyaha Daruqu Suufiyah, waxayna leeyihiin qaraabadii, asxaabtii iyo jameecadii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, isagana janadii Fardowsa Allaha ka waraabiyo.

AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip