Maxaad ka taqaanaa Taariikhdii Xassan Xanafi? Dhageyso

0
Thursday April 14, 2016 - 11:00:28 in Maqaallo by
  • Visits: 1104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad ka taqaanaa Taariikhdii Xassan Xanafi? Dhageyso

    Maxkamadda Milatariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Milatariga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii.
Xasan Xanafi, ayaa dugsiga sare uga baxay magaalada Muqdisho, waxaana uu macallin ka soo noqday isagoo da’ayar mid ka mid iskuulada Luuqadaha ee Muqdisho ku yaalla.

Wariyeyaashii ay soo wada shaqeeyeen iyo saaxibadii waxey ku amaani jireen firfircooni iyo bulshanimo, laakiin waxaa oo dhan kama aysan hor joogsan inuu ku biiro ururka xag jirka ah ee Al-shabab, iyo inuu shaqadii wariyenimo ku bedesho shirqoolka saaxibaddii ay saxaafadda ka wada shaqeynayeen.


Audio Player

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip