Islaanti Amaanta Eersatay !!!
Nin iyo ayaa xaaskiisa amaanta ka badiyay oo xata macawista iyo cumaamada ay maydho meel fagaara ah geeya isagoo leh bal fiiriya waxay qabatay fariidii, Guud ahaan bogaadinta u siiyay waxay dhaaftay qiyaasta aadamiga.
Markii intaasi dhacday, waxay marwadiii ku fikirtay in amaanta duco ay ku darsato oo kitaabkiisa quraanka ayeey biyo galisay si u cadeeyso oo fagaaraha ragu Isku yimaadaan loo geeyo.
Sidoo kaleh dadka qaar markii aad u bogto ficilkoofa in muddo ah waxay noqonaya ugu dambeeynta dad amaanta lagula dul kufay ee u baahan dib u eegid.
Marka ha laga fiirsado intaan wax loo dabaal degin.
WQ: Cali Muuse Cabdi