HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-JUNE 2021
DF oo Shalay qaaday tallaabo jawaab u ah rasaastii lagu
furay Xasan Sheekh
Dowladda ayaa Shalay qaaday tallaabo
deg-deg ah oo ay uga jawaabeyso dhacdadii ay ciid amada Asluubta ku xabadeeyen
kolonyo gawa ari ah oo la socotay madaxweynihii hore ee dal ka, Xasan Sheekh
Maxamuud.
Taliska ciidanka booliska
Soomaaliyeed, Jener aal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa amray in ciidamada
Asluubta laga wareejiyo xarumo dow ladeed oo ku yaalla degmada Xamarweyne, ka dib
dhacdadii Arbacada.
Kadib amarka Xijaar, waxaa gebi ahaanba la ga
qaaday ciidankii Asluubta xarumihii iyo kontor ooladii ay ku sugnaayeen, ayada
oo lagu wareeji yey ciidamada booliska.
Ciidamada booliska ayaa waxaa la geeyay ba
rihii hubinta ee ciidanka Asluubtu ka joogeen Wa ddada hormarta kawaanka
malayga, Maxka madaha, Xabsiga dhexe iyo Dekadda weyn, kuw aasi oo laga qaaday
ciidankii hore u joogey ee Asluubta.
Ciidanka Asluubta ee ku sugnaa xarumaha la
ga qaaday ayaa dhowr jeer ku kacay falal ka dhan ah mas’uuliyiin sarre, kaasi
oo uu ugu da mbeeyay madaxweynihii hore ee dalka oo ay ku xabadeeyen agagaarka
maxkamadda gobolka Benaadir.
HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-JUNE 2021
.