HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 31-MAY 2021

0
Monday May 31, 2021 - 10:51:41 in Wararka by
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 31-MAY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

R/W Rooble oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha guddiga doorashada ee lagu muransan yahay

Ra’iisul wasaaraha XFS Md.Maxamed Xus een Rooble ayaa Dorraad guddi u magacabay gu ddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka dalka , kaasi oo sabab u ahaa is-mari waagii dhowaan he shiiska la ga gaaray doorasho oyinka.

Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil saaray in ay ka warbixin keenan guddiga lagu muransan yahay doorasha da iyo iyo xubnaha cabashada laga qabo. weli lama shaacin magacyada guddiga.

Guddiga la magacabay ayaa laga sugayaa in ay soo xaqiijiyeen oo ay caddeeyan xubno ku dhow illaa 20 oo la sheegay inay kamid ahaay een Shaqaalaha Madaxtooyad, Hay’adda Nab ad-sugida ee NISA, Ciidamo iyo xubno daacad u ah madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraal ka soo baxay xafiiska RW/raha ayaa lagu shegay in magacaabista guddigan ay timid kadib heshiiskii muqdisho 27 bishaan ku kala sa xiixdeen madaxda federaalka iyo dowlad gobale edyada dalka .

Rooble ayaa loo gudbiyey 16-ka xubnood oo ay tahay inuu bedelo sida ku cad heshiiskii ay 27 Bishan Muqdisho ku saxiixdeyn isaga iyo Maa mul Goboleedyada, waxaana awood loo siiyey in uu bedelo xubnaha ay cabashada ka taagan tahay. Rooble ayaa maraya mid kamid ah tijaab ooyin kii ugu adkee ee lagu ogaan doono inuu dhex dhexaad ka yahay doorashada Soomaaliya iyo inuu yahay qof ay ka go’an tahay inuu fuliyo he shiiskii Muqdisho lagu saxiixay 27 Bishaan.

Sida ku cad heshiiskii Muqdisho lagu saxiixay, xalinta khilaafka ka taagan guddiyada doorasha da ayaa ku eg Isniinta berri ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 31 May 2021.

Sidoo kale fulinta qodobkaan ayaa noqon do ono mid lagu ogaan doono suurtagalnimada in doorashada ay ku dhacdo waqtiga lagu heshii yey oo ah muddo 60 Maalmood ah.

Qodobka ku saaban xalinta khilaafka ka taag an guddiyada doorashada oo ay saxiixeyn Dowl adda iyo Madaxda Maamul Goboleedyada ayaa u qornaa sidan:

1: Tubta xallinta khilaafka Guddiyada maamul ka doorashooyinka

Goluhu wuxuu go’aamiyey, iyadoo la tixraaca yo soo jeedintii Guddiga Farsamada Baydhabo, in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XF loo soo gudbi yo xubnaha Guddiyada maamulka doorashada ee 2da heer ee cabashadu ka jirto muddo 3 ma almood gudahood ah si loo badalo. Wakhtigu wu xuu ka bilaabanayaa markii ay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranku saxiixaan heshiiskaan.

Rwasaare Rooble markii ay soo gaarto xogta xubnaha cabashada laga qabo, uuna xaqiijiyo cadeymaha xogtaas wuxuu u gudbinayaa ciddii soo magacawday si loo keeno badalkeeda, loo na faafiyo muddo 2 maalmood gudahood ah. Guddiyadu waxay iska dhex dooranayaan gudd oonkooda kadib markii ay soo dhameystirmaan.

Mahdi Guuleed; ”Reer Koofureedku ha ka bar taan habka doorashada reer Waqooyiga” R/Wasaare ku xigeenka DFS Md. Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ugu baaqay shacabka reer Koofureedka inay ugaga daydaan shacabka reer Waqooyiga habka la isku doorto isagoo ka hadlayay doorashada ka dhacaysa maamulka la magac baxay Somaliland.

Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ammaan we yn huwiyay dadka reer waqooyiga isagoo ugu ba aqay shacabka degen gobolada Koofureed ee dalka inay qaabka codeynta ka bartaan shacab ka reer Waqooyiga.

"Walaalaha Koofureed waxaan u gu baaqayaa inay cashar ka bartaan sida xorta ah oo xalaasha ah oo qof ka muwaadinka ah codkiisa u dhiib an karayo”ayuu yiri Mahdi Guuleed.

Mahdi Guuleed oo ka hadlayay warbaahinta ayaa u hambalyeeyey shacabka ka soo jeeda go bolada Waqooyi doorashada ay u dareerayaan subaxnimada Isniinta ee 31ka bishan May 2021.

"Waxaa rabaa inaan u hambalyeeyo maalinta doorashada 31 May shacab weynaha Somalila nd, sida dul qaadka, ilbaxnimada iyo waaya ara gnimada ku jirto oo ay ugu dareereen, ugu olole ynayeen in doorasho xor iyo xalaal ah oo tartan furan uu ku jiro ay ka wada qeyb qaataan,” ayuu yiri Guuleed.

R/W/ee ku xigeenka xukuumada Soomaaliya Khadar Guuleed ayaa ugu baaqay shacabka So maliland inay ilaaliyaan nabadda inta ay socoto doorashada.

Guuleed ayaa hore ugaga mid ahaa guddiya da doorashooyinka maamulka la magac baxay Somaliland kahor inta uusan ku soo biirin DFS oo uu xil weyn ka qabtay.

Cabdi Xaashi oo booqasho ku tegaya Pakis tan + Ujeedka

Guddoomiyaha G/Aqalka Sare ee baarlama anka federaalka ah ee Soomaaliya, Md.Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay

oo dhinaca Taleefoonka ah la yeeshay dhiggiisa dalka Pakistan, Sadiq Sanjrani.

2da mas’uul ayaa ka wada-hadlay arrimo dhowr ah oo quseeyo labada dal, gaar ahaan is-kaashi ga dhinacyada baarlamaanka, si ay u yeeshaan wada shaqeyn toos ah.

Sidoo kale labada dhinac ayaa kulankooda kusoo hadal qaaday sidii kor loogu sii qaadi lahaa xooj inta xirirrka ay haatan leeyihiin wad amada Soomaaliya iyo Pakistan.

Intii uu socday wada-hadalka ayaa Guddoomiya ha Aqalka Sare ee dalka Pakistan, Sadiq wuxuu casuumaad rasmi ah fudiyey dhiggiisa Soomaal iya, Cabdi Xaashi Cabdullahi, si ay labada baar lamaanka isku dhaafsadaan wufuud, iyaga ka wada-hadlaya xiriirkooda.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa dhankiisa aqbalay casuumada loo fidiyey, wuxuuna dhowaan booqasho rasmi ah ku tegi doono gudaha dalka Pakistan, isaga oo intaasi ku daray in ay muhiim tahay xoojinta xiriirka lab ada baarlamaan, iyada oo laga duulaayo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya dalalka Soomaa liya iyo Pakistan.

Arrintan ayaa timid, kadib kulan Jimcihii ku dhex-maray magaalada Islaamabaad ee caasi mada dalka Pakistan Danjiraha safaarada Soo maaliya ee dalkaasi, Marwo Khadiija Maxamed Al-maqzuumi iyo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Pakistan, Mr Sadiq Sanjrani. Soomaaliya iyo Pak istan ayaa waxaa ka dhex eeya xiriir qoto dheer, iyada oo 2da dal ay horey u yeesheen kulamo gooni gooni ah oo lagu xoojinayo iskaashiga ay leeyihiin.

Maxaa kasoo baxay kulankii musharraxiin ta iyo madax goboleedyada dalka?

Faah faahino dheeraad ah ayaaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo u dhexeeyey xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka iyo mada xda maamul goboleedyada ka jira dal ka, kaas oo Habeen hore ka dhacay gudaha magaalada Muqdi sho.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galay hoggaamiyeyaasha maamul gob oleedyada, HirShabelle, Puntl and, Galmudug, K/Galbe ed iyo Jubbaland, hal ka dhina ca musharraxiintana ay hogga aminayeen madaxw eynayaashii hore ee dalka.

Sidoo kale kulankan oo ah mid ballaaaran ay aa wuxuu isugu jiray sagootin iyo sidoo kale bo gaadin loo jeediyey madaxda maamul goboleed yada oo door weyn ka qaatay wada-hadalladii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo heshiiskii laga gaaray doorashooyinka.

Waxa kale oo kulanka lagu soo qaaday sidii looga wada-shaqeyn lahaa dooorasho xor iyo xa laal ah oo dalka ka dhacda, iyada oo laga fogaan ayo musuq iyo wax is-daba marin.

Ilo ku dhow kulankaasi ayaa sidoo kale Caas imada Online u sheegay in labada dhinac ay isku af-garteen in si deg-deg ah loo guda-galo doo rashada, maadaama la heysto muddo kooban, loona baahan yahay in lasoo doorto xildhibaan ada labada Aqal ee Soomaaliya.

Shirkani ay qeyb ka noqonayo kulamo siya asadeed oo saacadihii u dambeeyey siyaabo ka la duwan uga dhacay Caasimada, kadib heshiis kii laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa sidoo kale la filayaa inay si deg-deg ah ugu laabtaan xaru mahooda, si ay u billaabaaan dhaqan-gelinta he shiiska doorashooyinka ee 2021-ka

Soomaaliya ayaa gashay marxalad cusub, ka dib markii lasoo af-jaray murankii xooganaa ee ka taagnaa doorashooyinka dalka ee 2021 ee u dhexeeyey DFS, dowlad gob oleedyada iyo muc aaradka, waxaana lagu wadaa in haatan la guda galo doorashooyinka.

Xigasho:Caasimadda.Net

Bakool: ku dhowaad 20 ruux oo ku sumoobay hilib ay cuneen

Wararka naga soo gaaray degmada Rabdhu ure ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in 20 qof in ay sumoobeen, ka dib markii ay cuneen hilib Geel.

Guddoomiyaha degmada Rab dhu re oo war baahinta kula had lay magaalada Xudur ayaa she egay in qaar kamid ah dadka sum oobay xaalado oda caafimaad ay liidato.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadkaan xaa ladooda aysan u heyn gargaar caafimaad oo ku filan oo la gaarsiiyo degmada Rabdhuure.

D/Rabdhuure ee G/ Bakool ayaa waxaa gacanta ku haya dagaalameyaasha Al-Shabaab, iyada oo ay adag tahay in loo gurm ado dadkaas dhiba atada caafimaad la soo daristay.


Is-af-garadkii ganacsi ee Soomaaliya iyo Uganda oo guddi gaar ah loo saaray

Shir Dorraad ay yeesheen masuuliyiinta W/ Ganacsiga oo uu shir-guddoominayey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibb aan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa si weyn loogu fal an-qeeyey Habka Onlaynka ah

ee Diiwaan-gelinta Shirkadaha gan acsiga iyo barnaamijka Xog-kaydiy aha ganacsiga Soomaaliya oo 2du ba maraaya heer gebo-gabo ah sidoo kale na wax weyn ka taraya horumarka iyo fududeynta ganacsiga Soomaal iya, waxaa sidoo kale loogga hadlay is-af-garad ka ganacsi ee wadamada Somaliya iyo Uganda.

Barnaamijyadan oo hadda ku jira heer tijaabo ah, ayaa qorshahu yahay in dhawaan la daah-furo, waxaana ay ganacsatada u sahli doonaan in iyaga oo jooga xafiisyaddooda shaqo ay soo dalban karaan daabacanna karaan shatiyada ganacsi ee shirkadahooda.

Sidoo kale barnaamijka Xog-kaydiyaha ganacs iga, ayaa isagu na ah Website weyn oo lagu kay dinaayo guud ahaan xogaha la xidhiidha ganac siga oo ay ka faa’idi karaan ganacsatada iyo ma al-gashadeyaasha doonaya inay wadanka ka sameeyaan maal-gashiyo waaweyn.

W/W/Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibbaan Khaliif ayaa boggaadiy ey shaqada wanaagsan ee laga qabtay labada barnaamij, wa xaana uu guddi gaar ah u saaray Is-af-garadka Ganacsi ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda kuwaas oo ka soo talo-bixin doona heshiiska Ga nacsi ee Soomaaliya la galayso dalka Uganda.

Axmed Madoobe oo kulamo siyaasa deed ka wada Muqdisho

Madaxweynaha G/Goboleedka Jubbaland, Ax med Maxamed Islaam (Madoobe) oo weli ku su gan M/Muqdisho ayaa bila abay ku lamo gooni-gooni ah oo uu la qaa danayo ma s’uuliyiin iyo wakiilada dalal ka caalamka ee jooga caas imada. Md.Axmed Madoobe ayaa Dorraad kulan la qaat ay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya danjire Cabdifataax Cabdullaahi Xasan, kaasi oo ka qab soomay hoyga uu madaxweynaha Jubbaland ka degan yahay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada dalka, ka dib heshiiskii Afisyoone iyo dar-dar gelinta howl aha doorashada oo dhawaan heshiis rasmi ah ka gaareen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.2da mas’uul ayaa sidoo kale si qoto dheer uga wada-hadlay xiriirka wada-shaqeyneed ee maamulka Jubbaland iyo dowladda Itoobiya.

Md,Axmed Madoobe ayaa tan iyo markii uu soo afmeermay shirweynihii doorashada ee he shiiskiisa dhawaan ay saxiixeen dhinacyadii ka qeyb-galay, ka bilaabay magaalada Muqdisho ku lamo kala duwan oo uu la qaadanayo mas’uuliy iin sarre iyo wakiilada beesha caalamka.

Si kastaba, heshiiska doorashada ee ay saxi ixeen madaxda dowlada federaalka, kuwa maam ul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa dal ka u jiheeynaya dhanka iyo doorasho, taasi oo meesha ka saartay xaaladii hubinti la’aanta ah eyd ee ka taagneyd dalka.

DF oo war rasmi ah kasoo saartay cabasha da beesha Xawaadle ee HirShabeelle

Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in wax laga qabanayo tabashada ay beesha Xawaadle ka qabto

dhismaha maamul goboleedka HirShabeelle ka dib khilaafkii ka dhashay hab qeybsiga awood eed ee maamulkaas.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdir axmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in XFS ay ka go’an tahay xal u helidda cabashada ay shac abka ku dhaqan gobolka Hiiraan ka qabaan D/ goboleedka HirShabeelle.

Isagoo la hadlayey idaacadda BBC qeybtee da Af-Soomaaliga, ayuu Al-Cadaala sheegay in DFS ay kala shaqeyn doonto maamulka HirShab elle sidii shacabka reer Hiiraan looga qancin lah aa cabashada mudada dheer qaadatay ee kala dhaxeyso Hirshabeelle.

"Xukuumadda oo kaashaneysa Golaha wadat ashiga qaran oo ay ku mideysan yihiin R/ wasaa raha X/xil-gaarsiinta Soomaaliya M.X.Rooble iyo 5ta Madaxweyne goboleed, G/G/Banaadir waxay diyaar u yihiin iney ka jawabaan tabashada reer Hiiraan ka qabaan maamulka HirShabeelle,” ay uu yiri wasiir Al-cadaala.

Beesha Xawaadle ayaa horay u qaadacay do orashadii ay kusoo baxeyn madaxweyne Cali Gu udlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed, waxaana tan iyo doorashadii kadib shacabka Hiiraan ay soo bandhigayeen bannaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan HirShabeelle.

Sidoo kale khilaafka ka dhashay awooda qey bsiga maamulka Hishabelle ayaa abuuray dhaq dhaqaaq ciidan oo hubeysan oo lagu magacaa bo Golaha Kacdoonka Hiiraan kuwaasoo, si cad ula dagaalamay Hirshabeelle iyagoo diiday in Cali Guudlaawe uu yimaado B/weyne laguna Caleema Saaro.

Khilaafka ka taagan Hirshabelle ayaa waxay qeyb ka aheyd qodobadii ay isla soo qaadeyn D/ Dhexe, madaxda Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir shirkii mudada 4ta Maalin ah uga so cday Muqdisho, waxaana lagu heshiiyey in la xal iyo khilaafka ka dhashay awood qeybsiga maam ulka HirShabeelle.

Beesha Xawaadle ayaa ku doodeysa inay xaq u leedahay madaxweynaha maamulka Hir Shabeelle, taasi oo sheegtay inay qeyb ka aheyd heshiiska lagu dhisay maamulkaas, halka beel aha kalane ay sheegaan in taasi ay aheyd mud do xileedkii 1aad oo kaliya, oo beeshan aysan xaqu u laheyn xilka madaxweynaha abid

Jen.Odawaa "Ku dhawaad 100 dagaalame ayaan ka dilnay kooxda Al-shabaab"

Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa guulo ka sheegtay dagaalo culus oo muddooyinkii da mbe ku dhexmarayay deegaano ka tirsan G/ Sh/dhexe ciidamada dowl adda Soomaaliya iyo kuwa Al-shab aab.Howlgalkan lagula dagaalamaa yay dhaqdhaq aaqa hubeysan ee Al-shabaab ay aa waxaa hog gaaminaayay Taliy aha ciidamada Xoogga dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage. Deegaanada aay dagaaladu ka dhaceen ee laga saaray gacanta Al-shabaab ayaa waxaa ka mid ah Wardhagax, Warciise, Ga lbashiir, Gaale ef, Jilable, Qoordheere, Galka Xaarey iyo Cali Fo oldheere oo dhamaantood ah deegaano ka tir san gobolka Sh/dhexe.

Jenaraal Odawaa Yuusuf oo la hadlayay wa rbaahinta ku hadasha afka dowladda Soomaa liya ayaa sheegay iney khasaaro xoogan aay u geysteen dagaalyahanada Al-shabaab oo aay ka dileen in ka badan 50 meeyo isugu jirta askar iyo Saraakiil, islamarkaana aay kasoo furteen hub iyo gaadiid dagaal.

"Howlgalka socday dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ciidankeenu guulo muhiim ah ayuu ka gaaray jab badan ayaan u geysanay Shabaab askar 50 ka badan ayaan ka dilnay kuwana nolo sha ayaan ku qabanay" ayuu yiri Jenaraal Oda waa Yuusuf Raage.

Taliyaha ciidanka ayaa intaasi ku daray in how lagalada lagula dagaalamayo Al-shabaab iney sii wadi doonaan inta aay ka saarayaan dhamaan deegaanada gobolka Sh/dhexe.

QM oo sheegtay in carruur badan ay halis ugu jiraan macluul

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani’aadannimada ee UNOCHA ayaa sheegtay in haddii aan wax laga qaban ay carruur dhan 51,000 ay khatar ugu jiraan inay dhintaan

Waxaa kale oo ay hay’addu sheegtay in qiyaa stii 250,000 oo kale oo qaba macluul daran ays an helli doonin nafaqada ay u baahan yihiin. UNOCHA ayaa intaas ku dartay in haddii aan la caawin ay carruurtaasi khatar ugu jiraan macluul aad u daran.

Hal Malyan oo Codbixiyayaal ah oo maanta u dareeraya doorashada Somaliland

In ka badan 1 Malyan oo ruux oo ku nool Ma amulka Somaliland ayaa saaka u dareeray goo baha codeynta si usoo doortaan golayaasha Wa kiiladda iyo Guurtida maam ulka oo aan la qaban 15 kii sano ee la soo dhaaf ay Do orashada ayaa ka dha cay sa 6 gobol ee Somalil and kuwaas oo kala ah Aw dal , Saaxil, Maroodi-Jeex, Toghdeer, Sanaa & Sool. Codbixiyaasha waxa ay dooran doo naan 82 xildhibaan iyo 249 golaha guurtidaah. Waxa ana doorashada codkooda dhiiban doona dadka ka badan 1 Malyan halka goobaha codbix inta ay gaarayaan 2,709.

Qarashka ku baxaya doorashada oo gaarey sa 25 Malyan oo Dollar ayaa %80 waxaa bixina ya Maamulka Somaliland, halka M/Yurub iyo Tai wan ay bixin doonaan %20 .

Madaxweynaha J/iskeed ugu dhawaaqday ma daxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in dhammaan agabkii doorashada la ge eyay goobaha codbixinta.

Madaxweyne Biixi ayaa sidoo kale kale dadwe ynaha ka codsaday in si nabad leh ay u codeey aan, wuxuuna dhanka kale sheegay in loo ba ahan yahay in si maskax ay ku jirto ay tahay in loo xalliyo haddii ay soo baxaan wax khilaaf ah oo ku aaddan natiijooyiinka ka soo bixi doona doorashada. waxaa Somaliland gaaray kormee rayaal ka socda dalal kala duwan sida safiirada Yurub ba dankooda ka jooga Geeska Afrika,31 oo isugu ji ro kormeerayaal caalami ah oo dham maantood ka soo jeeda Afrika oo u badan Afrikada dhexe iyo Afrikada galbeed oo uu kamid yahay mada xweynihii hore ee Sierra Leone.


Banaanbax ka dhan ah Mareykanka oo ka socda magaalada Addis Ababa

Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda dalka Ito obiya ee Addis Ababa.

Bannaanbaxan ayaa looga soo horjeedaa si da ay sheegeen dowladaha shisheeye ee faro gelinta ku haya arrimaha gu daha Itoobiya iyo horumar ka dalkaas.

Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale sitay boorar lagu taageer ayo biyox-reenka lagu muransan yahay ee ay Ito obiya ka dhiseyso Webiga Nile.

Sawirrada Madaxweynaha Ruushka iyo dhig giisa Shiinaha Xi Jinping ayay siteen qaar ka mid ah dibadbaxayaasha iyadoo xiriirka Itoobiya iyo Mareykanka – oo ay mar xulafo dhow ahaayeen – uu sii xumaanayo.

Bannaanbaxan ayaa sidoo kale ka socda qeybo ka mid ah Dowlad Deegaanka Soomaal ida oo ay ka mid tahay magaalada Dhagaxbuur.

Telefishinka Dowlad Deegaanka ee SRTV ayaa soo tebiyay in shacabkii bannaanbaxayay ay ku dhawaaqayeen erayo muujinaya sida ay uga soo horjeedaan cid walba oo ka xun horumarka Itoo biya.

Mareykanka ayaa dhawaan Itoobiya ku soo rogay xayiraado dhanka socdaalka ah kadib ma rkii lagu eedeyay in ay dowladda weli sii waddo gabood falada ka dhanka ah xuquuqda aadana ha ee loo geysanayo qowmiyadda Tigreega .

Abiy ayaa dagaal qaatay 6 bilood la galay xoo gaga TPLF kuwaas oo ka soo horjeystay mudda kordhin u sameystay .

Madaxda Afrikada Galbeed oo ka shiraya xaaladda Mali

Madaxda Afrikada Galbeed ayaa Dorraad ku kulmaya dalka Ghana si ay uga wada xaajooda an afgembigii milatari ee labaad ee ka dhacay Mali. Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ka digay in Faransiiska uu ciidama diisa kala bixi doono Mali haddii xaaladda dal kaasi ka taagan ay caqabad ku noqoto uulaha la ga gaaray kacdoonka Islaamiyiinta.

Madaxda urur-goboleedka ECOWAS ayaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxa milatariga dalka Mali iyagoo kala hadlaya qaab xukunka lo ogu wareejin karo madaxweyne rayid ah. Col. Assimi Goita ayaa hormuud ka ahaa afgembigii bishii August ee sanadkii hore isagoo mar kale xukunka la wareegay kaddib markii isku shaa ndheyn uu sameeyay Madaxweyne Bah Ndaw xilka looga qaatay labo xubnood oo ka tirsanaa milatariga.

In ka badan 100 tahriibayaal ah oo laga badbaadiyay Xeebaha Tuunis

Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo ba dbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaa yay inay si sharci darro ah ku galaan qaaradda Yurub.

Dadkaan ayaa laga soo badb aadiyay dekad ku taal waqao oyi-bari ee dalka Tuunis kadib markii ay ciilad ku timid doontii ay la socdeen.

Warbaahinta Tuunis ayaa sheegtay in tahriibaya alka ay ku jiraan carruur iyo haween.

Dadkaan lasoo badbaadiyay ayaa lagu ware ejiyay hay’adaha ku shaqada leh qaxootiga ee dalka Tuunis.

Dadka u tahariibaya qaaradda Yurub ayaa kusoo badanayaa waaydaan danbe xeebaha dalka Tu unis, inkasta oo ay dowladda isku dayayso inay joojiso dadka doonaya inay si sharci darro ah u isticmaalaan xeebaheeda.

WAA MAXAY SHURUUCADA AROOSYADA UGA YAALLA UK?

Waxaan Dorraad maqalnay warka ah in R/W asaaraha UK Boris Johnson uu gacalisadiisa Carrie Symonds ku aroosay xaflad si qarsoodi ah loo soo agaasimay oo Dorraad ka dhacday kan iisadda Westminster Cathedral. Lammaanaha ay aa qorsheynaya in sanadka dambe ay mar kale la dabaal degaan qoysaskooda iyo saaxiibba dood. Balse waa maxay shuruucda UK xilligan uga degsan aroosyada?

Gudaha England, lamaaneyaasha ilaa 30 qof – oo ay ku jiraan carruur – ayay ku casuumi kar aan xafladda. Qof walba oo shaqeynaya laguma xisaabinayo tiradaas.

Dowladda ayaa hore u seegtay inay rajeyne yso inay xayiraadaha aroosyada qaaddo wixii loo gaaro 21 June – waxaa arrintan faahfaahin dhee raad ah laga heli doonaa 14 June.

Gudaha Scotland, ilaa 50 qof (oo ay ku jiraan lammaanaha iyo marqaatiyaasha) ayaa ka qey bgeli kara xafladaha aroosyada – iyadoo dadka laga doonayo inay 2m isu jirsadaan. Af-xirasha du waa ku waajib dadka, laakiin kuma jiraan la mmaanaha.Waxaa la filayaa in shuruucdan wax laga beddelo 7 June, markaas oo la oggolaan do ono inay kulmaan ilaa 100.

Gudaha Wales, ilaa inta ay xarunta xafladda qaaddo ayaa imaan karta, balse waxaa qasab ah kala fogaanshaha bulshada.

Waqooyiga Ireland, ma jirto tiro xaddidan oo ka qeybgalaya xafladaha aroosyada, balse wax aa maamulka xarunta ku waajib ah inay qiimeey aan inta qof ee ka qeyb geli karta.

Mar Wasiirka Tallaalka wax laga weydiiyay in sababta Ra’iisul Wasaaraha iyo gacalisadiisa ay u sugi waayeen 21-ka June oo ah xilliga la filayo in la qaado xayiraadda aroosyada, ay tahay ina anba la qaadi doonin xayiraadda, ayuu wasiirka Nadhim Zahawi wuxuu sheegay inuusan waxba ka oran karin arrintaas. Xigasho:BBCSomali

Madaxa Sirdoonka Masar Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda

Madaxa Hay’adda Sirdoonka Masar, Caba as Kaamil waxa uu Dorraad la kulmay RW Israel, Benjamin Netanyahu, iyagoo ka wada hadlay Isk aashiga 2a Waddan, Amniga, Siya asadda, Xabba d-joojintii XA MAAS iyo Israel iyo Arrimaha Mandiqada.

Madaxa Sirdoonka Masar waxa u qorsheysan inuu Madaxweynaha Falast iin, Maxamuud Ca baas Abu Maasim kula kulmi M/Ramala ee Daan ta Galbeed, ka hor intabuus an u sii gudbin Qasa oo uu Hoggaamiyayaasha XAMAAS kula kulmi doono. Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibed da Israel, Gabi Ashkeno zi waxa uu Dorraad bo oqasho ku tegay Qaa hira, isagoo la kulmay dhig iisa dalka Masar, Samiiix Shukri oo ay ka wada hadleen Xiriirka 2-da Wa ddan, Dib-u-dhiska Qa sa iyo Qorshaha ay Israel iyo Dha qdhaqaaqa XAMAAS isku weydaarsan doonaan Maxaabiista ay kala haystaan.

Arday lagu afduubtay Nigeria oo lasii daayay.

Dowladda dalka Nageria ayaa sheegtay in la sii daayay 14 arday oo ay kooxo hubeysan ka af duubteen bil ka hor Jaamacad ku taallada deg aanka Kaduma ee dhaca waqooyi bari Nigeria.

Kooxaha hubeysan ee dalka Nigeia ayaa si is-dabajoog ah weerarro afduub ah ugu qaadayay bilihii aynu ka soo gudubnay Ja amacado iyo Iskuullo ku yaalla waqooyi bari dalka Nigeria, iyagoo halkaa ka qafaashay in ka badan 700 oo arday tan iyo bishii December ee sanadkii tagay.

Dalka Nigeria ayaa caan ku ah kooxaha hu beysan ee afduubka u geysta ardayda, kuwaas oo ehelkooda ka qaata madax furasho.

Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday Koonfurta Itoobiya

Maxbuus u dhashay dalka Itoobiya ayaa cal ooshiisa lagu arkay wax layaab leh, ka dib markii uu xanuunsaday, loona qaaday isbitaal ku yaala Magaalada Arba Minch ee K/ta Itoob iya. Max buuskan oo aan ma gaciisa la sheegin, balse 7 sano ku xukunaa ayay dha khaatiirta calooshiisa ku arkayn waxyaabo aan jir ka bani’aadamka loo ga baran, sida inay caloo shiisa ku jiraan masa abiir, cirbad, dun, qalimaan iyo biro.

Qaliin lagu sameeyay ayaa la gu guuleystay in looga soo saaro dhammaanba wixii calooshiisa ku jiray. Ma cadda waxa intaan oo shay calooshi isa geliyay, hase yeeshee Agaasimaha Isbitaal ka Arba Minch, Temesgen Teshome ayaa shee gay inay u maleynayaan inuu bukaanka dhimirka ka xanuunsanayo, inkastoo uu weli baaritaanku soc do, sida uu yiri. Agaasimaha ayaa BBC u shee gay in dheef-shiidka bukaanka uu istaagay, loo na baahday in qaliin deg-deg ahi lagu samee yo.

Dhacdadan ayaa noqotay midda toddobaadk an loogu hadalhaynta badan yahay dalkaasi Itoo biya

Dab Xoogan Oo Qabsaday Madbacad Lagu Farsameeyo Lacag Badan

Aroortii hore ee saakayto ayaa waxaa uu dab qabsaday Dabaqa 3-aad ee Madbacadda Shirka dda Lacagaha farsamayso ee Suudan oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Agaasimaha Warbaahinta iyo Xiriirka Guud ee Shirkadda Madbacadaha Lacagaha ee dalkaasi, Ismaaciil Alsaar ayaa waxaa uu sheegay inuu dabka ka kacay Dabaqa 3-aad oo ay ku yaalla Xafiisyada Maamulka iyo Kaydka Lacagaha ee Madbacadda, Laguna guuleystay in la damiyo dabka.

Waxaa uu intaasi ku daray inuu dabka kacay abaarihii 4-tii habeenimo (Ka hor Xilliga Salaada Subax), iyadoo ay Kooxaha Dab-damiska ku gu uleysteen inay dabka Damian Abaarihii 8-dii aro ornimo ee saakayto.

Baaritaan ayaa socda oo lagu ogaanayo waxa sababay dabkaasi oo geystay khasaaro Qalab, iyadoo ay Wararka sheegayaan inuu dabka ka dhashay colaad dhanka Korantada.

Waxaa la sheegay inaysan waxba soo gaarin Bakhaarada lagu kaydiyo Lacagaha la daabac ay. Kaydka Bakhaarada Shirkadda leh Madbaca daha Lacagaha lagu daabaco, waxaa Lacagaha lagu kaydinayo ka mid ah Balaayiin Shillinka So omaaliya oo horey Dowladda Federalka loogu daabacay sanadkii 2018-dii.


 


FARMAAJO IYO KHEYRE: LABA MUSHARAX OO LEH WAXQABAD ISKU MID AH – SIDEE LAGU KALA SAARI DOONAA?


Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya waa xil ligan 2021 waxaa ka mida laba musharax oo aan la kala saari karin, taariik hdana ku galay inay ahaayeen madaxweyne iyo Ra’iisal wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee isla soo shaqeeyay.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si lama filaan ah ku noqday Madaxweynaha Soomaaliya 8-dii Febraayo 2017, wuxuu isna si lama filaan ah 15 maalmood kadib Ra’iisal wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, wax ayna wada shaqeeyeen 3 sano iyo Bar ku dhowaad ilaa markii danbe khil aaf siyaasadeed uu Golaha shacabka xilka ka qaaday Xasan Cali Kheyre 26 July 2020.

Farmaajo wuxuu mar si cad u sheegay inuu keenay Ra’iisal wasaare is aga ka fiican, waxaana u muujiyey kalsooni xad dhaaf ah ilaa uu xaaladda gaarsiyey inuu waxqabadkiisa ka mid yahay Ra’iisal wasaare iyo Madax weyne isla dhammeysanaya xilliga 4-ta sano ah.

Xasan Kheyre iyo Maxamed Farmaajo waxay wadeegeen wax kasta oo dowladii ay hoggaaminayaan ku kacday oo waxqabad, fashil, horumar ama dib u dhac ah, iyadoo aan la kala saari karin waxqabadkooda iyo ee daha ay galeen oo ay ugu horeyeen dhiibistii Qalbi-dhagax, weerarkii siy aasiga Cabdiraxmaan Cabdshakuur iyo boobkii doorashooyinkii Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

Farmaajo wuxuu sheegtaa dhammaan horumarradii laga gaaray dib u dhiska ciidamada, deyn cafinta iyo kordhinta dhaqaalaha iyo miisaaniyad da, balse taageerayaasha Farmaajo waxay jecel yihiin inuu qaado eedaha iyo tacadiyadii ay geysatay dowladii ay wada hoggaaminayeen Xasan Kheyre iyo Farmaajo; halka Kheyre jeclaan lahaa inuu kaliya ku olole galo horumarkii la gaaray.

Xasan Kheyre waxaa cad inuu Farmaajo uga hor yimid arrimaha doora shada iyo muddo kororsi uu sii ogaa inuu Farmaajo sameynayo, laakiin uma diyaarsaneyn inuu wajaho madaxweynihii magacaabay ee ay siu dho waayeen, waana tan keentay in si dhib yar looga takhaluso.

Ma kala cadda, isaguma ma caddeyn Kheyre inuu uga hor yimid qor shihii Farmaajo isagoo rajo badan ka qabay inuu xilka kala wareegi karo haddii uu is sharxo iyo inay dantiisu ahayd dhowrista dastuurka iyo diidma da sharci darrada.

Halka Qodob loo diiwaan geliyey inuu Kheyre uga duwan yahay Farm aajo ayaa ah inuu ka hor yimid muddo kororsi iyo doorasho ku shubasho ah oo Farmaajo kusoo noqda, laakiin waxaa dadka ku adkaan doonta sidii ay labadan musharax u kala saari lahaayeen marka la gaaro doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, haddii ay tartabka galaan iyagoo laba mu sharax ah.

Xigasho: Goobjooge.net


KORNEYL AAD UGU DHOW FARMAAJO OO KURSI GA KU HAYSTAY FARTAAG


Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) oo ka tirsan Saraakiisha Cii danka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay in uu u sha raxan yahay kursiga uu ku fadhiyo Senator Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, oo ka mid ah Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.

Senator Fartaag oo laga soo doorto deegaanada Jub baland ayaa mar kale u sharaxan kursigaasi, iyadoona si dhow loola xiriiriyo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Ma xamed Islaam (Axmed Madoobe).

"Waxaan doonayaa Dorraady inaan cod dheer ku ira ahdo kursi anigu aan lahaa oo dhac iiga maqnaa baan musharax u ahay, waa kursiga Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu ku fadhiyo, oo mar kii hilbaha la qaybsaday qoys ahaan aniga ii soo raacay,” ayuu yiri Korneyl Aadan Axmed Xirsi, oo aad ugu dhow madaxweyne Farmaajo.

Isagoo ka waramayay sida uu kursigaasi kaga maqan yahay ayaa wux uu yiri "Sanadkii 2016 Damul Jadiid, Gabre, Maxamed Cabdi Afey iyo gaf uur culus baa dhacay kursigaas, niman wadaaddo oo masaakiin ah, oo qurbajoog iyo macalimiin isugu jira ayaa la yiri kursiga doonta, maadaama ragga halgamiya aysan Kismaayo taggi karin oo Kenya ay haysato. Niman kii wadaadada ahaa guryihii ay jooggeen inta ciidamo la hordhigay baa loo indho gaduudiyay, ka dibna Damul Jadiid, Gabre iyo Maxamed Cabdi Afey waxay siiyeen ninka la yiraahdo Fartaag.”

Waxa kale oo uu yiri "Dadka Jubbooyinka waxaan u sheegayaa afar sa no iyo afar bilood kurisgaasi waa kii la’idinkula dagaalamayay oo Militariga Kenya lagu garab taagnaa, oo dhulkeena, dadkeena iyo maalkeena lagu baabi’inayay Magaalada Kismaayo iyo inta ka dhaxeyso Doolow. Kursiga as baan u taaganahay anigoo ah Aadan Axmed Xirsi (Rufle).”

Sidoo kale Xukuumadda iyo Guddiga Doorashooyinka ayuu ugu baa qay inuu cadaalad ka doonayo, si kursigaasi dib loogu soo celiyo heyb ta uu ka maqan yahay.

"Xukuumadda Soomaaliyeed, Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Roo ble iyo Guddiga Doorashooyinka cadaalad baan ka sugeynaa oo kursig aasi isaga ah oo qoyskii lahaana ka maqan, sida aan ku heli karno oo cad aalad ah baa la idinka rabaaa” ayuu yiri Korneyl Aadan Rufle oo Warbaa hinta ka soo muuqday.

Shacabka reer Gedo ayuu uga digay ciidamada cusub ee loo keen ayo, kuwaa oo sida uu sheegay lagu baadi-goobayo wixii Kismaayo la ga rabay.

"Haddii taa ayada ah la waayo waxaan dadka degan Gobolka Gedo uga digayaa waxa loo keenayo ciidamada gafuur culuska ah ee horta leh oo wixii Kismaayo laga rabay Gedo loogu soo raray baan rabaa inaan u sheego dadka Gedo degana” ayuu yiri Korneyl Aadan Rufle.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri "Guud ahaan dadka Gedo degan waxaan leeyahay kursigii baan u taaganahay naf iyo maalba in la’i garab istaago oo kursigaa la’ila raadiyo, anna aan ballanqaaday inaan dalka, dadka iyo diinta ku difaaco. Dagaalka marba heer buu jooggaa, mar wu xuu jooggaa nin qalin leh, qoolkiisana la qabto, marna wuxuu jooggaa qori, marna waa la’isku daraa. Waxaan ballanqaadayaa anoo Senator ah inaan gafuur culusta iyo cadowga kula dagaalamo kursigaas, haddii aad ila doontaan, qayb ahaana aan u leeyahay, qorshe ahaana in dadkeyga lagu laayo ay Kenya u bixisay.”

Aadan Rufle ayaa ka mid ah Saraakiisha fara ku tiriska ee Militariga Soomaaliyeed ee mucaaradsan Jubbaland, wuxuuna aad ugu dhow yahay madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 


MAXAAD KA TAQAAN MADAXDA AFRIKA EE WIILASHOODA U DIYAARINAYA INAY KA DHAXLAAN XILKA MADAXWEYNE ?


Madaxweynaha Congo-Brazzaville Denis Sassou-Nguesso ayaa wiil kiisa Denis-Christel u magacaabay inuu noqdo gole wasiiro – tallaabadaas oo soo nooleysay hadal heyntii warbaahinta ee ahayd inuu talada dalka uu ku ka dhaxlo wiilkiisa.

Hase yeeshe, haddii Denis-Christel uu aakh irka uu gashado kabaha aabihiis, tani waxay xa qiijin doontaa la jaanqaadida Con go-Brazzav ille oo leh qaab ku sii kordhaya bartamaha Afrika.

Dalka deriska la ah ee Gabon waxaa madaxweyne ka ah Ali Bon go Ondimba waxaa dhalay Cumar Bongo, oo xukumayey sanadihii 1967 ilaa 2009, halka Jamhuuriyadda Dimuq raadiga ee Congo Joseph Kabila uu xukumayey 17 sano ka dib markii uu bedeley aabihiis la diley Laurent-Dés iré oo madax ka noqdey dalka 2001. Madaxweynaha Equatorial Guinea Teodoro Obiang – oo xukunka hayey tan iyo markii uu bedelay Francisco Francisco Macías Nguema, oo ah madaxweynihii ugu horeeyey ee wadan ka, kadib 1979 – wuxuu dur ba u magacaabey wiilkiisa, Teodoro Nguema Obiang Mangue, madaxwe yne ku xigeen, booska ugu sareeya si uu ula wareego. .

Ka dib markii uu madaxweynaha Chad Idriss Déby uu u dhintay bishii hore – sida la sheegay dhaawacyadii ka soo gaaray dagaalkii ay la galeen fallaagada – wiilkiisa Mahamat, oo ah afar xiddigle ciidan ah, ayaa si dhakhso leh ugu soo baxay hoggaanka golaha millatariga ee ku meel ga arka ah.

Welina waxaa jira xitaa guux ku saabsan dhaxalka madaxtinimada dal ka Cameroon, halkaas oo laga cabsi qabo in Madaxweyne Paul Biya oo 88 jir ah uu u diyaarinayo inuu dhaxlo wiilkiisa Franck Biya.

Sidoo kale, Uganda waxaa lagu arkayaa baraha bulshada warar muu jinaya in Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka madaxweynaha dal ka Yoweri Museveni, inuu yahay musharax xisbiga talada haya

doorashada soo socota ee 2026. Jeneral Muhoozi Kainerugaba ayaa ka qalin jabiyay Akadeemiyada Milatariga ee Boqortooyada Ingiriiska San dhurst sanadkii 2000


Operations Analyst

 


Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy codeVA/2021/B5001/21823

LevelICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationMogadishu, Somalia

Contract tyInternational ICA

Contract leve lIICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 25-May-2021 to 08-Jun-2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

Competencies

.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education A First Level University Degree (Bachelor’s Degree or e...

Contract type, level and duration

.
Contract type: International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract lev...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip