HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 30-MAY 2021

0
Sunday May 30, 2021 - 10:24:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 30-MAY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Farmaajo Oo Shalay Warqadaha Aqoon siga Ka Guddoomay Safiir Cusub

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamm aaday Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo warqada ha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Md. Vira nder Kum ar Paul ayaa muuji yey dadaallada miro -dhalka ah ee Dow laddu ay gelisay xoo jinta xiriirka iyo iska ashi ga dalalka caalamka ee dan-wadaagta la ah dal ka.

Danjire Kumar ayaa soo gaarsiiyay Madaxw eyne Farmaajo dhambaal iyo salaan uu uga sid ay Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha Dalka Hind iya, waxa uuna tilmaamay inuu ka shaqeyn doo no xoojinta xiriirka 2da dal iyo sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada shacab.

Danjiraha ayaa dowladda iyo shacabka Soom aaliya uga mahad celiyey soo dhaweynta wanaa gsan ee ay ku qaabileen, isaga oo rajo wanaags an ka muujiyey kobaca iskaashiga 2da dal ee dhi nacyada waxbarashada, caafimaadka, ganacsi ga iyo isu-socodka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Da njiraha D/Hindiya horumarka muuqda ee Dowlad da iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku tallaabsa deen muddadii la soo dhaafay, gaar ahaan dib u habeynta laammaha ammaanka, dhaqaalaha, da yn cafinta, dib-u-dhiska ciidamada, xoojinta dimu qraadiyadda, la dagaallanka argagixisada iyo mu suq-maasuqa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danjiraha cusub ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay, isaga oo u xaqiijiyey inuu kala kulmi doono shacabka iyo DFS wada-shaqayn iyo soodhaweyn wanaa gsan.

Midowga Musharaxiinta oo kala caddeeyey inay sii jiri doonaan iyo in kale

G/Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa Shalay shir gaar ah ku yeesh ay M/Muqdisho, ka dib markii maalin ka hor la ka la saxiixday heshiis doorasho oo rasmi ah, waxa yna isku raacen inay sii jiraan

Kulankii Shalay ee xubna ha M/Musharaxiinta waxaa lo oga hadlay qodobo dhowr ah, oo ay ka mid yihiin aayaha da mbe ee golaha iyo doorkooda ku aaddan fulinta heshiiskii la gaaray, waxayna soo dhaweeyeen heshiiska laga gaaray khilaafkii doorashooyinka dalka.

Afhayeenka G/Midowga Musharaxiinta Daahir M.Geelle oo warbaahinta u faahfaahiyey waxyaa bihii ay kulankaas uga wadahadleen ayaa yiri, "Waxaan Shalay qabsanay shirkii ugu horeeyey ka dib markii la saxiixay heshiiskii doorashooyin ka. Waxaana bulshada Soomaaliyeed ugu ham balyeynaynaa heshiiskaas, waxaana cadeyney naa inaan u taaganahay fulintiisa inaan ka qaada doono kaalinta nooga aadan.” Sidoo kale waxa uu sheegay in shirkooda Shalay ay uga hadleen qodobo ayaga si gaar ah u khuseeyey, isla mar kaana ay ka doodeen sidii ay u meel mari lahaa yeen kaalintooda, isagoo xusay in golahan uu sii jiri doono."Goluhu waxa uu ka dooday oo isla me el dhigay in dadaalkii iyo howlihii uu waday ee ku aaddanaa dowlad dhisidda Soomaaliyeed heshii skaas kadib aan lagu kala tegin, isla markaana dadaalkoodu uu sii soconayo, ilaa dalka doora shadiisa ay ka meel mareyso,”ayuu yiri Md Gelle

Sidoo kale Daahir Geelle waxa uu sheegay in shirkii Shalay ay ku go’aamiyeen in mahadcelin ballaaran ay u jeediyaan ciidanka Qaranka, mad axda dowlad goboleedyada, ra’iisul wasaaraha iyo dhammaan intii ka hor tagtay mudo kororsigii fashilmay ee uu sameystay madaxweynaha waqt igu ka dhamaaday M. C/hi Farmaajo.

"Dadka Soomaaliyeed waxaan rabnaa inay Dorraad Shalay ku ilaawaan, oo wixii dhacay laga gudbo, isla markaana loo jeesto aayaha berito, waxaana bogaadineynaa dadaalladii lasoo same eyey, waxaana ballan qaadeynaa in danta bulsh ada Soomaaliyeed aan mar kasta u tanaasuli do ono,” ayuu yiri Afhayeenka G/Midowga Musha raxiinta Daahir Maxamuud Geelle.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya

R/Wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuseen Roo ble oo ay weheliyaan Madaxda D/Goboledyada, Puntland, Jubbaland, K/Galbeed, Hirsha belle, Galmudug iyo G/G/Banaadir ayaa kulan la qaat ay Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soom aaliya.

R/W. Rooble ayaa warbixin ka siiyey Wakiila da Beesha Caalamka heshiiskii laga gaa ray han naanka doorashooyin ka iyo sida ay DFS uga go’ an tahay qabsoomida doorasho caddaalad ah oo dhinacyadu u siman yihiin.

Md.Rooble ayaa uga mahad celiyay Beesha Caalamka taageerada iyo is garab taaggooda, isagoo ka dalbaday in kaalintooda ay ka qaataan qabsoomida doorashooyinka, gaar ahaan dhina cyada dhaqaalaha iyo amniga.

Sidoo kale, Wakiilada Beesha Caalamka u jo oga Soomaaliya ayaa bogaadiyay heshiiskii uu hormuudka ka ahaa R/Wasaaraha ee Khamiistii laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka, iya goo ballan qaadeen sida ay uga go’an tahay taa geeridda dhaqan gelinta heshiiska doorashooyin ka ee la saxiixay. ---DHAMMAAD---

Somaliya oo hirgelinaysa xarun diyaara daha lagu cilad bixiyo

DFS ayaa waddo qorshe Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho looga hirgelinayo xarun lagu cilad bixiyo diyaa radaha. Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Somali ya, Md.Durraan Axmed Faa rax ayaa Shalay dhagax dhigay xarunta cusub ee laga hirgelinayo garoonka dalka ugu weyn.

Munaasabadda dhagax-dhiga oo ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa ka qaybgal ay Wasiirro, Xildhibaanno iyo bulshada qaybte ed.Hay’adda Caalamiga Dulista Hawada (ICAO) ayaa horey shuruud ugu xirtay in Somaliya ay xa runtani hirgeliso, si loogu ogolaado inay diiwaan geliso diyaaradaha, hay’aduna ay kormeer ugu ti maado dalka.

Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka, Ax med Macallin Xasan ayaa sheegay in ganacsato Soomaaliyeed ay maalgeliyeen dhismaha xarun tani, halka Hay’adda Duulista ay dhanka shuruuc da dejisay, isla-markaana aanay hadda ka dib jiri doonin diyaarado lagu soo celiyo bixiyo dibadda.

Waa markii ugu horeysay oo muddo 30sano ahi xarun noocani oo kala ah laga hirgeliyo dalka.

Xog: ROOBLE oo safar ugu baxaya KENYA + Ujeedka

R/wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wada inuu safar ugu ambaba xo M/ Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online.

Sida qorshaha uu yahay Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagi doona Kenya, kadib mar kii heshiis laga gaaray khilaafkii doorashada ee mudada badan soo jiitamayay, kaasi oo muddoo yinkii dambe uu ku howlanaa R/wasaaraha.

Xogta ayaa sheegaysa in ra’iisal wasaaraha uu casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, waxaana lagu wa daa in safarkaan uu noqdo mid xal looga ga aro mad-madowga soo kala dhex-galay labada dal.

Weli lama shaacin taariikhda rasmiga ah ee saf arka Rooble, waxaase loo badinayaa 7aadkan gudihiis. Rooble iyo Kenyatta ayaa laba 7baad ka hor si kooban ugu kulmay Jabuuti, halkaasi oo ay uga wada qeyb galeen caleemo-saarkii ma daxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Kenya ayaa hore xayiraad ugu soo rogtay du ulimaadyada iskaga kala goosha 2da dal, taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay isku socodka 2da dal, waxayna dad badan ku kala xaniban-yi hiin caasimadaha 2da dal, ayada oo go’aankan uu dhaawac xooggan gaarsiiyey ganacsatada Soomaaliyeed.

Safarka Rooble ayaa waxaa la filaya in xal loo ga gaaro arrinta du ulimaadyada, ayada oo mee sha la ga saarayo khilaafka soo cusboo naa day ee labada dal, xili si rasmi ah dib loogu soo celIy ay xiriirkii diblumaasiyade ed ee Soomaaliya iyo Kenya.

R/W/Rooble ayaa ku guuleystay in dalka uu u jih eeyo dhankaa iyo doorasho, isagoo dib usoo cel iyay is-aaminadii madaxda dowladda, kuwa maa mul goboleedyada iyo saamileyda siyaasada oo hore ugu kala tagay khilaafka doorashada.

Ilaa iyo hadda lama ogo in safarka Rooble uu qeyb ka yahay is-faham ay 2da dal ka galayaan arrinta qaadka oo keentay in Kenya ay xayiraad ku soo rogto duulimaadyada, midaasi oo ganac satada qaadka Kenya ay cadaadis hor leh ku

saarayaan dowladdooda Kenya.


Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la horkeenay Ajaanib

Maxkamadda G/Banaadir ayaa Shalay u fa dhiisatay gal-dacwadeedka ciqaabta ah ee sum addiisu tahay MGB/DDL/179/2021, kaasi oo loo heystay eedeysanayaal ay ka midyihiin lix qof oo 4 ka mid ah ay yihiin Ajaanib, kuwaasi oo dha maantood ahaa shaqaalihii iyo aas aasaasayaa shii shirkadda SAHAN RESE ARCH. shaqaalahan ayaa la gu soo eedeeyay falal ay ka midyihiin faafinta xogaha am niga Qaranka iyo basaasid siy aasadeed, kuwaasi oo ku xudgudbay qodobada 1999-200-201-202-204-205-71 xeerka ciqaabta Soomaaliyeed, iyagoo dhamaantood ay yihiin maqanaayaal horeyna ay maxkamaddu u samey say baafin iyo u yeeritaan laakiin ay imaan waay een, maxkamaduna ay qabatay qareeno difaaca eedeysanayaasha.

Intaa ka dib qareenadii waxa ay keeneen fa dhigii maxkamadda ee manta is hortaag ka dhan ah xaashida eedda, sidoo kale xafiiska xeer ilaal inta Guud ee Qaranka ayaa ka jawaabay is hort aagaas, waxaana ay maxkamaddu ku soo afm eertay fadhigan inay qaraar ka soo saareyso is hortaagaas ay keeneen qareenada difaacaya eedeysanayaasha.

Lifaaq Hoose ka akhriso qoraalka ka soo ba xay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Shalay oo taariikdhu tahay 29/05/2021 Max kamadda G/banaadir waxa ay u fariisatay Gal-da cwadeedka ciqaabta ah ee sumaddiisu tahay MGB/DDL/179/2021, kaas oo eedeysanayaal ka yihiin lix qof oo 4 ka mid ah ay yihiin ajaanib, ku waas oo dhamaantood ahaa shaqaalihii iyo aas-aasayaashii shirkada SAHAN RESEARCH, lagu na eedeynayay falal ay ka mid yihiin faafinta xo gaha amaniga qaranka iyo basaasid siyaasade ed loona heystay inay ku xad gudbeen Qod. 199-200-201-202-204-205-71-XCS,iyagoo dham aantood ay yihiin maqanayaal horayna ay Maxka maddu u sameysay baafin iyo u yeeritaan laakin ay imaan waayeen, Maxkamadduna ay u qabat ay Qareeno difaaca eedeysanayaashaas.

intaa kadib qareenadii waxa ay keeneen fadhi gii Shalay is hortaag ka dhan ah xaashida eed da, sido kalena Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranku wuxuu ka jawaabay is hortaagaasi, Ma xkamadduna waxay kusoo afmeertay fadhigan in ay qaraar ka soo saarayso is hortaagaasi ay kee neen qareenada Difaaca Edeysanayaasha

Siyaasiyiinta beesha Gedo oo ka horyimid qo dobada Gedo ee heshiiska doorashada

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gedo ay aa sheegay in ay ka soo hor jeedaan qodobada qaar ee la gu heshiiyay ee ka soo baxay kulankii Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalin ka hor lagu soo gabagabee yay M/Muqdisho. Shirkii ku dhawaad 7aadka ka socday teendhada Afisyooni waxaa ka soo bax ay qodobo qaarkood looga heshiiyey hanaanka loo soo dooranayo xildhibaanada deegaan doo rashadoodu tahay G/Gedo, balse siyaasiyiinta u hadlay gobolkaas waxay qaadaceen qodobadii ka khuseeyey heshiiska.Madaxdii ku shirtay Muqdisho waxay go’aam iyeen in doorasho uu garwadeen ka yahay R/l W/Rooble ay ka dhacdo Garbahaarey, taas oo in ta badan qaban qaabada maamulkeeda uu leeya hay Madaxwey naha Jubbaland Axmed Madobe. Siyaasiyiinta qaar ee ka soo jeeda Gedo oo warbaahinta la ha dlay waxay aad u dhaliileen in ta heshiiskaas ful intiisa ka khuseyda Madaxwey naha Jubbal and Axmed Madoobe oo ay sheege en in aysan u aqoonsaneyn madaxweyne sharci ku maamula Jubbaland.

"Heshiiskaas qeybtiisa ku saabsan Jubbaland waan qaadacsanahay, sida aad ogtihiin dhismihii u dambeeyey ee Jubbaland waxaa isku caleema saaray ninka hada madaxweynaha ka ah, dowl adda dhexe waxay u ogolaatay laba sano in door asho kale lagu qabto, bisha 8-aad ayuuna ku eg yahay waqtigii loo ogolaaday inuu Jubbaland sii maamulo, in bisha 8-aad ay Jubbaland doorasho gasho wax aan aheyn oo naga khuseeya heshii skaas ma jiraan,” ayuu yiri mid ka mid ah siyaas iyiinta reer Gedo oo BBC la hadlayey.

Waxa uu sheegay inuu ka mid yahay gole la magac baxay ‘Raadinta Jubbaland loo dhanyah ay’ isla markaana ay ku mashquulsan yihiin sidii maamul cusub loogu dhisi lahaa 3da gobol ee Ju bbaland la isku yiraahdo, sida uu hadalka u dhigay.

"DF oo is qabqabsiga dhismaheeda uu batay ayaa aad dib noogu riixay, waxyaabo badan oo aan dooneynay in lasoo dedejiyo waxaa dib u dhigay wadaxaajoodyadaan daba dheeraaday ee doorashooyinka, balse anagu wax walba wa an isku daynay,” ayuu yiri Afhayeenka G/Raadin ta Jubbaland loo dhanyahay Cabdi Daahir Xasan

Ugu dambeyntii ururkan ayaa sheegay inay di yaar u yihiin in nabadeyn iyo dib u heshiisiin ay ka dhacday gobolka, balse ay doonayaan in 3 Gobol ee Jubaland ay ka qabsoonto dib u he shiisiin loo dhan yahay, si loo ambaqaado doora shada maamulka.

In ka badan 40-kun oo arday oo isugu jirta gabdho iyo wiilaal ayaa Shalay u fariisatay Imtixaan sanadeedka fasalka 12-aad ee Dugs iga sare 2020/21.

Ardayda Shalay u fariisaneysa imtixaankan ay aa ku kala sugan G/Banaadir, Jubba land, K/ Gal beed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug. Imtixaanka ayaa socon doona muddo shan maalm ood ah Ciid ammo badan oo booliis ah ayaa la geeyay goobaha imtixaanka lagu qaadayo kuwaas oo aad u adkeeyey amaanka si gaar ah wadooyinka soo galayo goobaha Muqdisho saa kay imtixaanka ardayda ku galayso Wasaara dda waxbarashada DFS ayaa sheegtay in tallaa booyin dheeraad ah la qaaday imtixaankuna ya hay mid lagu kalsoonaan karo

Waa sanad dugsiyeedkii 7-aad oo si rasmi ah ay imtixaanka u qaadeyso wasaaradda waxbra shada hidaha iyo tacliinta sare ee xukumadda Soomaaliya, waxaana xusid mudan in ardayda wax ku barata deegaanada Puntland ay 7sano ka qeyb gelin imtixaanka ay qaadeysay dowlad da dhexe.W/W/Hidaha iyo Tacliinta Sare XFS ay aa Ardayda ku wargelisay inay raacaan habraa caay u qorsheysay in ay maraan si Ardaygu aan ay buuq ula kulmin maalmaha Imtixaanka. 7aad kii tagay waxaa soo idlaaday Imtixaan sanadkee dka fasa lka 8-aad Dugsiga Dhexe oo ay galeen in ka badan 26-kun oo Arday, sanadkaan waxaa mas’ul iyada dusha saartay maamulka G/B/ dir

NIN ANIGA YIRI: DAD ISKA SOOC

Nin Aniga yiri, Dad iska sooc, Go’aanadii Shalay 27/5/2021. waxaa ku jiray Maqaamka Ca asimadda Somaliya waxaa Xal laga gaarayaa Bi sha Febarury ee Sanadka dambe. waxaana Go’aan ka gaarayo Mad ax da Maamul Gobaleedyaya iyo kuwa Federaalka.

Waa Alla mahadii lama dhi hin Maqaamka M/Mu qdishu ee waxaa la yiri: Maqaamka Caasimad da Somaliya taa Gar ayey u leeyihiin in ey Go’ Miyaan halka ey noqonee Caasimaddu.

Muqdishu Maqaamkeeda Xaq uma leh in ey go’aan ka gaaraan MMG iyo MDF. Waxaa Xaq u leh oo kaliya Dadka deegaanka sida Magaalooy inka kale ee Dalka, waana dhisanayaan Maamul keeda ka hor Feb.2022.

waxaan soo dhaweynayaa in Caasimadda loo raro Magaalo kale oo ey wareeg noqoto si cul eyska loo qeybsado.yaan leeys dulmin oon laga darin, Muqdishu waa magaalo ka mid ah Deeq bixiyayaasha Caalmiga ah, waana deegaan Dad Somaliyeed ey Gaar ahaan u degaan si asal ah. Somalia walaalo ah oo wada degan yaan la isku dirin oon la is dulmin.

Aamusnaanta macnaheedu ma wada ahan Raali ahaansho. Anigu Qof ahaan sidaa ayaan qabaa.Nin Aniga yiri,Dad iska sooc.

G:Adiguna Aragtidaada waad dhiiban kartaa.

Qore: Yahya Amir

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilka laga qaaday

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxwey ne kuixigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xil ka qaadis ku sameeyay W/Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel).

Waraaqda xilka looga qaad ay W/Arrimaha Gudaha ee Galmudug ayaa waxay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug,

waxaana ku saxiixnaa madaxweyne ku-xige enka Galmudug oo hadda si KMG ah xilka u ha yo, maadaama Qoor Qoor uu ku sugan yahay Muqdisho. Xil ka qaadistan ayaa daba socota xii sad ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka Ba lanbale oo la isku qabsaday qaabkii xubnaha de egaanka loo qeybiyay, taasi oo maamulka Gal mudug uu ka hor-yimid Dhismaha Golaha deeg aanka Balanbale ayaa waxaa ka dhalatay colaad dhanka qabiilka ah, waxayna Galmudug hakad gelisay dhismaha maamulkaas kadib markii beel kamid ah beelaha dago Balanbale la siiyey tirada ugu badan xubnaha deegaankaas.

Wasiirka xilka laga qaaday ayaa lagu eede eyey inuu isaga ka dambeeyo qaabka loo xulayo xubnaha deegaanka Balanbale, waxayna taas keentay in ugu dambeyn uu xilkiisa ku waayo.


Dowladda oo sheegtay inay weerar ku dishay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Saacadihii la soo dhaafay waxaa dagaal culus oo u dhaxeeyay CXDS iyo Al-Shabaab uu ka dhacay degaano ka tirsan G/ Sh/Dhexe.

Deegaannada ay dagaa lada ka dhaceen ayaa waxaa kamid ah degaan na da, warciise iyo Gal-la ba shiir, kadib markii ay degaannadaas weerar ku qaadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odo waa yuusuf Raage ayaa sheegay in dagaalkaas CXD dalkja ay guulo waaweyn ku gaareen, isla markaana Al-Shabaab ay uga dileen 15 Xubnod.

Taliyaha oo la hadlay Idaacadda Codka Ciida mada Qalabka sida waxa uu hadalkiisa uu intaa si ku daray in Ciidamada xoogga dalka ay sii wa di doonaan howlgalalda Al-Shabaab looga saara yo degaannada hoostaga degmada Raaga-cee lle iyo Magaalada Jowhar ee G/Sh/Dhexe.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada XDS ayaa dhaw aan sheegay in ay weerar een degaano ka tirsan G/Sh/Dhexe oo ay isku aruur sanayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo doonayay inay weerarro fuliyaan.

Al shabaab oo kordhiyay tirada weerarada ka dhaca gudaha Kenya

Dhowrkii7baad ee la soo dhaafay, Al-Shab aab ayaa weerarro badan ka fulisay gudaha waq ooyi-bari Kenya, Tan iyo bilowgii sanadkaan, iya ga oo si isdaba joog ah u sheeganeysay howl gallo ay ka fulisay gudaha dal ka. Warbixintaan oo ay daabac day jariirada Long War Journal ayaa lagu sheegay in weerada sanadkaan ahaayeen kuwa aad ugu sii kordhay ay Kenya, waxaana ugu badan ahaayeen Bisha an sii dhamaaneysa ee May.

Laga bilaabo 21-kii May, seddex sarkaal oo ka tirsan booliska Kenya ayaa lagu dilay qarax mi ino loo adeegsaday oo ka dhacay Gobolka Man dheera, Shabaab waxay sheegtay "in ay dileen 13 ka tirsan ciidamada Kenya, kadib weerar gaa dmo ah oo ay ka geysteen gobolka Mandheera, 12 ka mid ah waxaa lagu dilay qarax halka sar kaal boolis ah ay toogteen.

Kadib 18-kii Maajo, ugu yaraan 8 askari oo Kenyan ah ayaa lagu dilay qarax miino iyo we erar gaadmo ah oo xigay, kaasi oo ka dhacay Gobolka Lamu, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 12 askari oo kale, waxaana masuuliyada weerarkaasi sheegrtayAl-Shabaab.

Weerarkaasi kadib, Ciidamada Difaaca Ken ya ayaa waxay hawlgal ballaaran ka bilaabeen gudaha Kaymaha Boni oo ah saldhig muddo dheer ay ku sugnaayeen Al-Shabaabka Lamu, ilaa haddane dowlada kenya ma sheegin waxa natiijada ah ee ka soo baxay.

May 12-keedii, saddex ka mid ah ciimada bo oliiska Kenya ayaa lagu dilay weerarro ka dhan ah shirkada taleefannada ee Gobolka Mandhee ra, waana Kaliya laba maalmood ka hor, markii ciidamada Kenya iyo xoogagga Al Shabaab ay isku dheceen, iyaga oo isku dayaya in ay burbur iyaan xarunta isgaarsiinta ee gobolka Lamu bal se Kenya waxaa ay sheegtay in weerarkaasi la fashiliyay.

Al-Shabaab muddo dheer ayey ka howlgaleys ay Kenya, laakiin howlgalladan ugu dambeeyay ayaa waxay yimaadeen, ka dib dhowr sano oo ay cadadis saareen dowlada Kenya laga bilaabo 2017.

Howlgaladan ayaa inta badan ka dhacay go bolada waqooyi bariga ee Mandheera, gaar aha an Wajeer, Gaarisa, Lamu, iyo Tana River.

Sanadkii 2019, Wargeyska The Standard ay aa soo wariyay in ugu yaraan 100 ka tirsan shaq aalaha amniga Kenya ay miinooyin ku dileen Al-Shabaab.

Qiyaasta weerarada ka dhaca gudaha waqo oyi bari Kenya ayaa sidoo kale muujineysa heer ka kooxda iyo saameynta ay ku leeyihiin gobola da aan soo sheegnay.

Bilowgii sanadkaan, Ali Roba, oo ah gudoomiya ha gobolka Mandheera ee Kenya, wuxuu si run ah uga hadlay luminta gacan ku heynta inta bad an dhulkooda, isaga oo welwel ka muujiyay wee rarada xariirka ah ee kooxda iyo mustaqbalka muwaadiniinta ree Kenya halka uu ku dambeyn karo, waxaana uu yiri "Shabaab waxay la ware egeen in ka badan 50 boqolkiiba dhulkii Waqooy iga Kenya.”Isaga oo ka hadlaya deegaankiisa Mandheera, ayaa waxa kale oo uu intaas ku da ray in "Al-Shabaab ay maamusho in ka badan 60 boqolkiiba Mandheera iyada oo la raacayo rabit aanka dadweynaha ee argaggixisada lagu cab udhiyay.” Ayuu yiri.

Dhanka AlShabaab ayaa la sheegay in heys taan awooda gudaha caasimada Kenya, sida la gu arkay weerarkii 2019 ee hoteelka DusitD2.

Al shabaab ayaa sidoo kale awood u yeelatay in ay weeraraan saldhigyada ugu weyn ee Mareyk anka iyo Kenya ay ku leeyihiin waqooyi bari iyo garoonka diyaaradaha Manda Bay ee kuyaala Gobolka Lamu, Weerarkaas waxaa ku dhintay hal askari oo Mareykan ah iyo laba qandaraaslay aal Mareykan ahaa, waxaana ku burburay diya arado badan.

Weerarkii DusitD2, iyo sidoo kale weerarkii aan soo sheegnay ee Manda Bay ayaa waxaa la gu muujiyey qaabka ay u dheceen baraha taaba csan Al shabaab.

Weerarada ugu badanaya Gudaha Kenya ee dhanka Alshabaab uga yimid ayaa muujinaya in xukuumada Nairobi ay u taag la’dahay kooxdaan jihaadiga ah tan iyo sanadkii 2013, oo ururku bila abay weerarada lixaadka leh ee Dalkaasi.

Warbixintaan waxaan ka soo xiganay Jariirada Long War Journal

Dalka Liberia oo $71,000 ku iibsatay dawo-dhaameed la sheegay inay daweyso Covid-19

Liberia ayaa $71,000 (£50,000) ku kharash gareysay soo dhoofinta saddex kartoon oo yar yar oo ay ku jira an dawo-dhaqamed lagu sam eeyay dalka Madagascar ta as oo lagu sheegay inay da we yso Covid-19, sida ay sheegtay wasaaradda caa fim aadka dalkaas.

Arrintan ayaa muran ka dhalisay gudaha Libe ria, gaar ahaan kaddib markii wasaaraddu ay ka noqotay hadalkeedii hore ee ahaa in dawadan ay deeq ahaan uga timid dowladda Madagascar isla markaana ay dowladda Liberia keliya bixisay kharashka soo dhoofinta 3da kartoon ee yaryar. Muuqaalka Madaxweyne George Weah oo sa nad ka hor dawadan ku guddoomaya garoonka, ayay dadku iskula wadaageen baraha bulshada. Foolkaano Markale ka Qaraxday Bariga Congo

Foolkaano kale ayaa Sabtida Shalay aheyd ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqra adiga ee Congo, 7baad ka dib markii foolkaano ku dhufatay bu urta Nyirag ongo ay sababtay in ay bar akacaan ku mannaan qof.

Afhayeenka dowladda Patrick Muyaya ayaa shee gay in foolkaanada Shalay uu ka bilowday dhul aanan la daganeyn oo u dha waagga Virun ga oo ah meel hooy u ah rubuc ka mid ah daan yeeraha sii dabar-go’aya ee Gori laha.

Ku dhawaad 400 oo kun oo qof oo ku noolaa magaalada Goma ee bariga Kongo ayaa ka car aray guryahooda sababo la xiriira foolkaana ha ka qarxay buurta Nyiragongo 7aadkii hore.

Dowladda ayaa codsatay in kaalmo bani’aada nnimo oo baaxadweyn ay u baahan yihiin dadka ni oo la isugu geeyay meel 25 km u jirta galbeed ka Goma.

Xiriirka Pakistan iyo Afghanistan oo sii xum aaday, xilli Nato isaga baxeyso Afghanistan

Pakistan ayaa u sheegtay Hoggaanka Afg hanistan in aysan sii wadi doonin wada shaqe yntii rasmiga ahayd, ee ay la lahayd Madaxa Am niga Qaranka ee Kabul, sababtuna tahay aflag aadada joogtada ee ka dhanka ah Xukuumadda.

Murankan ayaa mar kale muujinaya xiisadaha siyaasadeed iyo kalsooni la’aanta taariikhiga ah ee raggaadisay xiriirka labadan dal ee deriska ah, ee wadaaga xuduudda dhererkeedu yahay 2,600km.

Xiisaddan cusub ayaa timid, ka dib markii La taliyaha Amniga Qar anka ee Madaxweynaha Af ghani stan Ashraf Ghani, Hamdullah Mo hib, oo si joogto ah ugu eedeeya Pakistan iyo Wakaala ddeeda Sirdoonka in ay taageerto, ayna hagto Ururka Taliban ee Afghanistan, eedeymahan oo ay Islamabad iska fogeysay.

Khudbad uu horraantii bishan ka jeediyay Ba riga Gobolka Nangarhar, oo ku yaala xadka 2da dal, Mohib kuma ekaan oo keliya eedeymihiisa, balse waxa uu Pakistan ku tilmaamay ‘Hoyga ku wa jirkooda ka ganacsada’.

Hadalkiisan ayaa ka careysiiyay Hoggaamiyey aasha Pakistan, oo cambaareey ay, kuna she egay hadalkaasi mid dhaawacay dhammaan ‘Xe erarkii xiriirka labada dal’. Sarkaal sare oo Paki stani ah oo arrintan la socda, codsadayna in aan magaciisa la adeegsan ayaa u sheegay VOA in dowladdiisa ay Afghanistan u gudbisay ‘Carro xoogan’ oo ku aaddan hadalkii Mohib, oo ay ku tilShalayy mid ‘Ceeb ah’.

Sarkaalkan ayaa sheegay in Islamabad ay u sheegtay Kabul in wixii hadda ka dambeeya ay san wax wadashaqeyn la yeelan doonin Lataliya ha Amniga Qaranka Afghanistan. Waxa ay Paki stan sidoo kale sheegtay in dhanka Afghanistan aysan dhab ka aheyn la macaamilka Pakistan, laakiin keliya ay eedeyso, isla-markaana hoos u dhigto dadaalka daacadda ah ee Pakistan.

VOA.

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dha wr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Aga asimaha guud hay’adda Brenthurst Foundation, Dr Greg Mills, kuna wehelinayaan madaxweynih ii hore ee Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma iyo hoggaamiyihii hore ee mucaaradka, ahaana murashaxii madaxweynenim o ee mucaaradka dalka Ugan dha, Dr. Kizza Besigye oo So malil and u yimid kormeerka iyo qiimaynta doorashooy in ka Wakiillada iyo Deegaanka ee ka qabsooma ya Somaliland 31-May-2021.Madaxweynaha So maliland waxa uu goob-joo gayaasha warbixn gu ud ka siiyey hannaanka halkan ku soo gaa rtay inay tahay kala danbayn, isu-tanaasul iyo shac ab qiimo badan oo daree ns an qiimaha wadda niyaddu leedahay, taas oo sab abtay in Somali land ay u hirgalaan wax badan oo aan ka hirgelin adduunka intiisa kale.

Madaxweynuhu waxa uu u sheegay goobjoo gayaasha inay indhahooda ku soo arkaan horum arka iyo Dimuquraaddiyadda ka hana qaadday guud ahaan Somaliland, adduunka intiisa kalena ay gaarsiiyaan wixii ay la kulmaan, noqdaanna ku wo ka markhaati kaca waxa ay Somaliland ka sugayso beesha Caalamka oo ah aqoonsi buuxa sida lagu sheegay Warsaxaafadeee kasoo bax ay Madaxtooyada.

Sidoo kale, goobjoogayaashu waxay dhinacoo da madaxweynaha iyo shacbiga Somaliland ku bogaadiyeen horumarka ballaadhan ee ay ku tallaabsadeen, kuna gaadheen in Toddobada do orasho looga dareero Jamhuuriyadda Somali land.

Dalalka ay ka kala socdaan goobjoogayaashu waxay kala yihiin, UK, Canada, South Africa, Ghana, Uganda, Zambia, Kenya, Liberia, Tanza nia, Zimbabwe, Namibia, Sierra Leone iyo Moza mbique.

Erdogan oo xarigga ka jaray masaajid uu dhismahiisu muran badan ka dhashay.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xarigga ka jaray masaajid laga dhisay faga araha Taksim ee ku yaalla magaalada Istanbul-kaas oo qorshaha dhisitaankiisa uu ka dhashay dibadbaxyo xooggan oo looga soo horjeeday sanadkii 2013-kii.

Kumanaan qof oo ka qeybgalay munaasabad da ayaa buux dhaafiyay Masaajidka xilli ay ku tukanayeen salaadda jimc aha. Masaajidkan ayaa ku yaalla fagaare caan ah oo astaan u ah mabaadii’da cilimaaniyadda Jamh uuri yadda Turkiga.

Waxaana loo arkaa goobtan inay tahay meel qaddiimi ah oo ku xusan taariikhda Turkiga gaar ahaan aasaasihii dalkaas Mustafa Kemal Ataturk

"Masaajidka Taksim wuxuu haatan ku yaalla goob caan ah oo kamid ah astaamaha magaa lada Istanbul” ayuu yiri madaxweyne Erdogan oo shaley salaaddii jimcaha kadib furay masaajidka.

Wuxuu intaas ku daray in masaajidka uu yahay mid sii jiri doono, "Haddii uu Alle idmo, masaajid ka meesha ayuu kusii yaalli doonaa tan iyo wa khti dambe” Wuxuu dadweynihii kasoo qeybgalay muna asabadda uu u sheegay in dhismaha masaajidka uu yahay guul taariikhi ah kadib dibadbaxyadii la gu diidanaa in fagaaraha Taksim laga dhiso ma saajidka. "Haatan, ma jirto cid hor istaagi karto barnaamijkan” ayuu yiri Erdogan.

Dad ku cibaadeysanayay fagaaraha

Erdogan wuxuu ka hadlay sababta uu u doon ayay in fagaaraha Taksim laga hirgeliyo masaaj id tan iyo markii uu ahaa duqa magaalada Istan bul sagaashamaadkii.

"Xitaan meel salaadda lagu tukado kama jirin fagaaraha xitaa dadka waxay ku tukan jireen war qadaha wargeysada marka ay joogaan garoon ka” ayuu yiri madaxweyne Erdogan.

Gudaha masaajidka Taksim

Dadkii musalliinta ahaa ayaa soo dhaweeyay tallaabada lagu dhisay masaajidka, masaajidka waxaa ku xardhan astaamihii dowladdii Cusma aniyiinta iyo naqshado casri ah, wuxuu qaada yaa in ilaa 4,000 qof.

Abuzer Koç oo kamid ah dadkii kusoo tuka day masaajidka ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in horraan masaajidda ay yaraay een marka loo barbardhigo tirada dadka muslim iinta ah.

Wuxuu intaas ku daray, "Allah ha barakeyo dadka suurtageliyay arrintani” Madaxweyne Erdo gan oo khudbad u jeedinayay dadkii ku tukunay ay masaajidka

Dadka dhaleeceeya siyaasadda Erdogan ayaa ku eedeeyay madaxweynaha in uu isku dayayo inuu xiddidada u siibo mabaadii’da cilmaaniga ee Turkiga. Sanadkii 2013 waxaa Turkiga ka dhac ay dibadbaxyo looga soo horjeeday in masaajid laga dhiso barxadda Gezi ee ku taalla fagaaraha Taksim, waxay sidoo kale banaanbaxyo ka dhan ah arrintaas ka dhaceen meelo ka tirsan caalam ka. Mudaaharaadyadu waxay ka billawdeen qor she ay dowladdu ku doonaysay inay dib ugu dhis ta fagaaro ay dadku ku nastaan.

Wax ku bilowday qorshaha ay dowladda dib u dhiska uga sameyn rabtay fagaaraha ayaa mar kii dambe waxaa ka dhashay caro xooggan oo lo oga soo horjeeday siyaasadda dowladda gaar ahaan waxa dadka dibadbaxyaasha ay ku tilmaa meen ‘diktaatooriyadda’ Erdogan ee sii xoogey saneyso.Xigasho:BBCSomali

Diyaarad Dagaal uu lahaa Khaliifa Xaftar oo burburtay

Warbaahinta dalka Libiya waxay sheegeen in Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa Mig-21 ay Shalay oo Sabti ah ku burburtay M/Benqaasi ee Bariga dalkaasi.

Duuliyihii Diyaaradda oo la gu magacaabi jirey Jamaal Bin Caamir ayaa ku geeriyooday shilka asi oo ka dhacay Saldhi ga Ciiddanka Cirka ee Binyaana ee ku yaalla M/ Benqaasi.

Diyaaradda ayaa qeyb ka ahayd Dhoolatus Milliteri oo ay Kooxda Mrashal Khaliifa Xaftar u gu dabaal-degayeen 7 guuradii la soo wareegtay Hawlgalkooda Milliteri ee ay ugu magac dareen Hawlgalkada Karaamada lahaa.

Marshal Xaftar ayaa goobjoog ka ahaaDhoolatus kaasi.

Sacuudi Carabiya oo bedeshay astaantii gaallada u diideysay inay galaan Medina

Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa bedde lay astaantii ay ku qorneyd "Muslimiinta Kaliya” ee ku dhegganeyd waddo gasha Masjidka Neb iga SCW ee magaalada Medina, oo ah goobta 2aad ee ugu barakeysan Islaamka ka dib Makkah. Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulsha da ayaa muujinaya in waddaddii lagu fujiyey ast aantaas lagu dhejiyey mid cusub oo ah "Aagga Xaramka” oo loola jeedo Xaramka Medina.

Ma cadd sababta ay dow ladda Sacuudiga u qaa day tallaabadan, mana jiro wax rasmi ah oo ka soo baxay, hase yeeshee waxaa la rumeysan ya hay inay dhiiri-gelineyso in gaalada ay tegi kara an magaalada, xilli ay dooneyso inay sare u qaa ddo dalxiiska.

Qaar ka mid ah muwaadiniinta Sacuudiga ay aa amaanay tallaabadan ayaga oo sheegay inay muujineyso in boqortooyada ay dulqaad u muuj ineyso dadka aan Muslimiinta aheyn oo laga ma mnuucay inay galaan goobaha barakeysan.

Marka ay noqoto M/Medina, gaalada ayaa wa xaa ka mamnuuc ah kaliya inay tagaan Masjid ka Nebiga SCW iyo hareerihiisa, hase yeeshee Magaalada kale waa ay tegi karaan.

Waxay sidoo kale ku doodeen inay tani ay dhi iri-gelin karto dalxiiska kuwa aan Muslimiinta ah eyn iyo dadka haysta dhaqamada iyo diimaha ka la duwan, taasi oo gacan ka gaysan karta qorsha ha dhaqaalaha dalkaas sare loogu qaadayo ee Vision 2030, ee uu billaabay dhaxal-sugaha dal kaas Mohamed Bin Salman.

Sheekh Shariif” Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Sha riif Sh.Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii do orashada ee dhawaan lagu gaaray Magaalada Muqdisho si dalka uu u aado doorasho loo dhan yahay.Sh.Shariif oo hadal ka jeediyay Munaasab ad lagu sagootinayay Madaxda dowlad gobolee dyada ayuu uga mahad celiyay doorkii ay ka qaateen in heshiis laga gaaro arrimaha doorash ooyinka.

"Waxaan u mahad celinayaan cid kasta oo ka hortagtay in dalka uu galo dagaal sokeeye, sida CQS Madaxda D/Goboleedyada, waxaan soo marnay marxalad culeyskeeda leh laakin aan u mahad celinaya an dadkii ka hortegay ayuu yiri” Sh.Shariif.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in dadka Soomaaliyeed ay muujiyeen inay yihiin ku wo u bisil dowladnimada una diyaarsan doora sho loo dhan yahay oo ka dhacda dalka oo dhan.Hadalka Md.Sh.Shariif Sheekh Axmed ay aa xilli dhawaan Madaxda Madasha wadatashi ga Qaran ay heshiis ka gaareen arrimaha doora shooyinka, isla markaana dhawaan la filayo inay bilaawdaan.

Midowga Yurub oo oggolaaday tallaalka carruurta ee Pfizer-BioNTech

Ururka Ilaalinta daawooyinka ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay talaallka Pfizer-BioNTech ee Covid19 in la siin karo caruurta da’doodu u dhaxayso 12 ilaa 15 jir, waana talaallkii ugu hor eeya ee loo oggolaaday carruurta nuucyada ilaa iyo hadda la soo saaray.

Talaallkan ayaa dadka waaweyn aanay kala

kulmay wax dhibaato ah, lagumana arag wax

saameyn caafimaad xumo ah sidda ay Jimcihii xaqiijisay hay’ada dawooyinka Yurub oo xarun toodu tahay magaalada Amsterdam ee dalka Hol land..



 

Operations Analyst

 


Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy codeVA/2021/B5001/21823

Level ICS-8

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationMogadishu, Somalia

Contract tyInternational ICA

Contract leve lIICA-1

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 25-May-2021 to 08-Jun-2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

Competencies

.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education A First Level University Degree (Bachelor’s Degree or e...

Contract type, level and duration

.
Contract type: International Individual Contractor Agreement (IICA) Contract lev...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip