HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-MAY 2021

0
Thursday May 06, 2021 - 08:24:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-MAY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xasan Sheekh: waa in la garab istaagaa Ra’isulwasaare Rooble

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in la garab istaago Ra’iisul Wasaaraha Xakuumadda xilg aarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, si loo hirgeliyo doorasho xor ah oo dalka ka dhacda.

    Xasan Sheekh ayaa sheegay in uu boqaadinayo dadaallada uu Roo ble ka billaabay xal u helidda xasar adihii amni ee Muqdisho ka dhacay iyo sida uu kasbaday saamileyda siyaasadda dalka.

     "Waxaan bogaadinayaa dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee xal u helidda xiisadda ka dhal atay muddo kororsigii sharci darrada ahaa, si doo kale waxaan soo dhoweynayaa shirka uu ku baaqay 20ka bishan” ayuu ku sheegay hadal ko oban oo uu maanta jeediyay.

     Waxa uu ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in fursad la siiyo lana garab istaago dadaalka u wado R/Wa saaraha, si uu dalku uga baxo xiisadda siyaasad eed iyo midda amni ee ka dhalatay muddo koror sigii sharci darrada ahaa iyo inqilaabkii hay’ada ha dastuuriga ah.

     "Dhammaan qeybaha ka duwan ee bulshada waxaan ugu baaqayaa in ay Ra’iisul Wasaare Rooble ku garab istaagaan hirgelinta doorasho xor ah oo dalkeena ka dhacda” ayuu raaciyay.

Xasan Sheekh ayaa muujiyay sida uu ugu kals oonyahay go’aannada Ra’iisul Wasaare Roo ble, taas oo meesha ka saareysa shaki ay muuji nayeen midowga musaharraxiinta iyo golaha ba dbaado Qaran.

     R/wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa tan iyo markii la siiyey awoodda hirgelinta doora shada iyo amnigeeda wado dadaalo uu ku doo nayo inuu saamileyda siyaasadda iyo madaxda Maamul Goboleedyada ku qanciyo si ay uga qe yb noqdaan xal u helidda khilaafka ka taagan Dowladda, wuxuuna hadda heystaa ogolaansha ha dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta.

Odowaa oo shaaciyey xiliga ay Muqdisho ka baxayaan ciidamada babaado qaran

     Cabdiraxmaan Odowaa, xoghayaha Mada sha Xisbiyada Qaran oo sidoo kalena ah Mud ane ka tirsan golaha shacabka ayaa wareysi uu siiyey telefishanka Dalsan wa xa uu kaga hadlay arrimo bad an oo xasaasiya.

   Xildhibaan Odowaa ayaa ugu horeyntii in xaalada dalka iyo qalaalasaha ka tag an uu sabab u yahay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farma ajo, isagoona sheegay inuu leeyahay mas’uul iyada dadweynaha dhawaan ku barakacay magaalada Muqdisho.

    Waxa uu shaaciyey in magaalada Muqdisho aysan ka baxeyn ciidamada kasoo horjeeday muddo kororsigii la laalay, ilaa inta la dhameys tirayo wada-hadalo bilow ah oo la iskugu laab-xa arayo saraakiisha iyo ciidamada, taasi oo waqti u baahan, sida uu sheegay.

     "Mas’uuliyada qaxa waxaa iskaleh Farmaajo (mas’uuliyada barakaca). Wada-hadal ayaa ka socda mida ciidamada markaa miraheeda hala gaaro, waqti ayey u baahan tahay. Taliyeyaal ciidan ayaa jira oo ciidamadaan ay ishaysteen oo Dorraad iska soo horjeedee,” ayuu yiri.

      Wasiirki hore ee arimaha gudaha DFS ayaa inta uu wareysiga socday ka jawaabay su’aal la xiriirtay inuu Jeneraal Saadaq John u difaacayo beel ahaan?, maadama markii uu kasoo horj eestay Farmaajo uu si weyn ugu muujiyey garab istaag.

      "Haa!, ceeb miyaa xildhibaankiisa ayaa ah ee, aniga kursiga aan ku fadhiyo beel sow kuma fadhiyo, waxaa ku fadhiyaa 4.5,” ayuu yiri Xildhi baan oo ka jawaabaya su’aasha la xiriirta in Sa adaq John ay ku difaacayaan garab qabiil, isla markaana ugu hiiliyeen kadib markii ay is- qab teen Farmaajo.

     Xildhibaan Odowa ayaa ugu dambeyntiina sheegay in qaybaalada uu dib usoo nooleeyay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo uu xu say inuu wada-hadalo masiiri ah u bur-buriyay deegaanka uu kasoo jeedo ee Gedo.

Wareysi: Afhayeenka gudiga ciidanka Badb aado Qaran oo ka hadlay qorshahooda

      Guddi saraakiil ah oo ay iska dhex magic aabeen ciidamada dhawaan gudaha u soo gal ay magaalada Muqdisho ee difaacyada ka sam eystay xaafado ka tirsan degmooyinka Cabdica siis, Hodan iyo Howlwadaag, ayaa shuruudo ku xiray inay dib ugu laa btaan xeryahoodii.

Guddigan oo ka kooban sedex Jan araal iyo afar Korneyl ayaa dal baday in madaxweyne Farmaajo wareejiyo mas ’uuliyadda amniga guud ee dalka, maadaama uu mudo xileedkiisii dhamaaday, iyagoo ku eede eyey inuu iska hor keenay ciidamada qalabka si da ee dalka.

      Gaashaanle Diini Rooble Axmed oo ah afha yeenka guddiga ciidamada ka gadooday mudo kororsigii Farmaajo oo u waramay BBC ayaa sheegay inay sii joogi doonaan difaacyada ay ka sameysteen gudaha magaalada Muqdisho, inta xal looga helayo waxyaabihii markii hore ay ka gadoodeen.

     "Anagu markasta waxaan ilaalineynaa sareyn ta sharciga iyo ku dhaqankiisa, Soomaaliya wax aa u degan dastuur ay ku heshiisay, waxaana markii aan aragnay in sharciyadii wadanka la lun saday go’aansanay inaan badbaadino dowladni mada Soomaaliya, u jeedkeenu waxa uu ahaa hor istaaga mudo kororsiga iyo in lagu soo laabto miiska wadahadalka,” ayuu yiri Afhayeen ka guddiga ciidanka Badbaado Qaran G/nle Dii ni Rooble Axmed.

     Sidoo kale Afhayeenka guddigan ayaa ku do oday in Farmaajo ciidanka uu ka dhex abuuray qalalaase, isla markaana ay khasab tahay inuu iska wareejiyo mas’uuliyadda ciidamada Qaran ka.

    "Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday sidii umaddu rajeyneysay mudo kororsiga ugama uusan hadlin, sida noo muuqatay qeyb waa ka tanaasulay, qeybna weli waa ku dhimantahay. Ammaanka dalka madaxweynuhu kama sii ah aan karo masuul, sababtoo ah waxa uu sababay in ciidankii qalabka siday ee Soomaaliya uu iska hor yimaado, sidaas darteed anagu waan sii joo gi doonaa gudaha Muqdisho, inta kala dambeyn tii dalka ay dib uga soo noqaneyso,” ayuu hadal kiisa ku sii daray sarkaalkan.

Mar wax laga weydiiyey sababta ay u qaadan waayeen amarkii Ra’iisul wasaaraha ee ahaa in ay dib ugu noqdaan xeryahooda ayuu ku jawaa bay, "Ra’iisul wasaaraha xil-gaasiinta waan maql ay hadalkiisa, laakiin Dorraad markii aan soo gele ynay magaalada waa uu joogay,  muhiimadeenu na waxay tahay in sababtii aan Dorraad u soo gal nay magaalada ee aheyd inay sharciyadu sarey so ay weli wax ka dhimanyihiin.”

Heshiis 10 qodob ah oo lagu gaaray Muqdi sho iyo ciidanka oo laga saarayo magaalada

     Waxaa Shalay magaalada Muqdisho lagu ga aray heshiis lagu soo afmeeray qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo ee 25-kii bi shii April ka dhacay magaalada, ayada oo la is ku raacay in ciidamada laga saaro magaalada.

Heshiiskan ayaa waxaa lagu gaaray kulan Shalay ka dhacay caasim adda oo ay ka qeyb gale en, R/ Wasaare Rooble, Midowga Musharaxiinta oo ay ugu horreeyaan ma daxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh, madax weynayaasha HirShabelle iyo Galmudug, iyo gu ddiga ka kooban 11-ka xubnood ee loo xil sa aray arrintan.

     Heshiiska la gaaray oo ka kooban 10 qodob, ayaa kala ah:

1- In dhamaan Ciidamadii ku yimid xiisadaha ka dhacay magaalada Muqdisho dib loogu celiyo goobihii ay ka yimaadeen loogana saaro maga alada muddo 48 saac ah oo ka bilaabanaysa 05-05-2021.

    2- In xuquuqda ciidamadaas sida: Mushaarka, Darajooyinka iyo Xilalka wax saamayn ah ku yeelanin qalalaasihii ka dhacay magaalada Mu qdisho loona raacan karin wax ku saabsan dha cdadaas.

    3- In si gooni ah loo xaliyo Saraakiisha leh dur uufaha gaarka ah, sida: Darajooyinka, Musha araadka iyo Xuquuqda kale ee Ciidan.

4- In kalsooni laga dhex abuuro hay’adaha amniga iyo siyaasiyiinta qaba tabashooyinka amni.

5- In Ra’iisul Wasaarahu soo saaro wareegto uu ku farayo taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida.

A. In aysan ku milmin arrimaha Siyaasadda.

B. In aysan bixin ammarro ay ka dhalan karto khalkhal amni iyo mid siyaasadeed.

6- In la magacaabo guddi khubaro Ciidan ah oo kala taliya Ra’iisul Wasaaraha dib u habaynta Ciidamada Qaranka.

7- In aan Ciidamada Qalabka sida loo adeegsan arrimo siyaasadeed, faragalinna lagu samayn.

8- In dhamaan dhinacyadu ay joojiyaan ficilada iyo hadalada abuuri kara colaad iyo nacayb.

9- In lasoo celiyo gaadiidka iyo hubka gaarka loo leeyahay ee lagu kala qaatay dagaaladii ka dhacay Muqdisho lana soo daayo dadkii loo xiray.

10- Fulinta qodobadaan waxaa masuul ka ah Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadiisa.


Mahad Salaad oo ka sheekeeyey arrin Shalay dhex-martay isaga iyo Rooble

   Xildhibaaan Mahad Salaad oo ka mid ahaa si yaasiyiintii sida weyn u hor istaagay mudo koro rsigii Farmaajo iyo golaha shacabka, sidoo kal ena ka mid ahaa guddigii dhawaan loo xilsaaray inay ka soo tala bixiyaan

 xalka xiisadii ka dhalatay mudo kororsiga, ayaa ka sheekeeyey hadallo ay Shalay is dhaafsadeen isaga iyo ra’iisul wasaa re Rooble.            Waxa uu sheegay in Rooble we ydiiyey sababta ku khasabtay dagaalka, maadaa ma uu metelo, isla markaana uu meesha u joo go, "Waxaan ku iri waa runtaa Meesha waa ii joo gtaa, laakiin Abtiyow markii Mursal ii diiday ina an tago Golihii aan ka tirsanaa, codna malihid la’i yiri. Farmaajo-na jidadka ciidamo ii dhigay ee albaab kasta iga celiyay, cid iga celisana aan waayay ayaan ku qasbanaaday in aan ka dagaa lamo gardarada, dulmiga iyo ku tagrifalka awoo deed ee Mursal iyo Farmaajo ku bahoobeen,” ayuu yiri.

     Sidoo kale waxa uu sheegay in wasiir ka tirs an xukuumada Rooble uu weydiiyey in wixii dha cay uu hadda ka qanacsan yahay, "Si degan ay aan ugu iri mar hadii Golihii Mursal fuuntoobay waxtar dambena uusan lahayn. Farmaajo-na jid adkii Dorraad uu ii diiday maanta aniga wax la iga weydiinayo, wax cabasho ah ma qabo,” ayuu Mahad Salaad qoraalkiisa ku yiri.

     Hoos ka aqriso qoraalkan oo Mahad Salaad uu Facebook-ga soo dhigay

     Kaftan aniga iyo Abtigey Rooble Shalay na gu dhex maray Madashii lagu shaacinayay heshi iska. Wuxuu i su’aalay Abtiyow maxaa dagaalka kugu qasbay soo anigu Abtigaa ma’ ihi mee shana kuuma joogo?

    Waxaan ku iri waa runtaa adigaa Abtigey ah, meeshana ii jooga lkn Abtiyow markii Mursal ii di iday inaan tago Golihii aan ka tirsanaa, codna malihid la’i yiri. Farmaajo-na jidadka ciidamo ii dhigay ee albaab kasta iga celiyay, cid noo gar qaada ama iga celisana aan waayay ayaan ku qasbanaaday in aan ka dagaalamo gardarada, dulmiga iyo ku tagrifalka awoodeed ee Mursal iyo Farmaajo ku bahoobeen!

     Intaas markaan isdhaafsanay R/W/Rooble, ayaa mid Wasiirada meesha joogay ka mid ah in ta soo booday igu yiri "hada ma qanacsan tah ay”? Si degan ayaa waxan ugu iri "mar hadii Gol ihii Mursal fuuntoobay waxtar dambena uusan la hayn. Farmaajo-na jidadkii Dorraad uu ii diiday maanta aniga wax la iga weydiinayo, wax caba sho ah ma qabo”. Wasiirkii inta dhinacyada iska fiiriyay oo dhoolacadeeyay ayuu tartiiba u sii btay. Malaha mid Fahad iyo Farmaajo wali u no olyihiin oo yaan lagu maqlin isleh ayuu ahaa!

    Hadal iyo dhamaantiis hada waa la heshiiyay ee howsha aan wada qabano. Mahadsanidiin.

Xigasho:caasimadda.net

Shir u furmay ROOBLE iyo beesha caalamka iyo Rooble oo ku dhowaaqay dhisidda ciidan u gaar ah doorashada

    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xu seen Rooble iyo xubnaha  beesha caalamka ee ku su gan Soomaaliya, ay aa shir waxa uu maanta u ga furmay xerada Xalane.  Kulanka oo ay qaban qa abadiisa laheyd bee sha caalamka ayaa waxaa looga wada hadlayaa doora shooyinka iyo sidii Rooble lagala shaqeyn lahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah, islamarkaa na ay ku wada qanacsan yihiin saamileyda siya asadda.

      Sidoo kale, kulanka ayaa waxaa looga wada hadlayaa sidii ay beesha Caalamka u fududeyn laheyd shirka la filayo inay Dowladda iyo Mada xda Maamul Goboleedyada ku yeeshaan Muqd isho 20 Bishaan sida uu iclaamiyey Ra’isul was aare Rooble.

     Rooble ayaa kulanka ka sheegay in xukuum adda ay waddo qorshe ay kusoo dhiseyo ciida mo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada, ku waasi oo loo wada dhan yahay dhex-dhexaadna ah.

      Waxa uu intaas ku daray inay ciidankaasi ku shaqayn doonaan xayndaabka sharci uuna dhis iddooda kala tashan doono dhammaan saamil eyda siyaasadda dalka.

     Waa shirkii u horreeyay ee dhex mara R/ Wa saare Rooble iyo Beesha Caalamka, tan iyo ma rkii Ra’iisul Wasaaruhu la wareegay arrimaha do orashooyinka iyo amniga oo looga fadhiyo inuu dhowaan guda galo hirgelinta he shiiskii 17 Sept ember.

      Waxa uu sheegay in kadib markii uu wadata shi la sameeyey maamul gobleedyaada uu diya ar u yahay inuu dalka ka hirgeliyo doorasho aas aaskeedu yahay heshiiskii 17-kii September. Ro oble ayaa sheegay in caqabadda keliya ee hor taagan doorashada ay tahay dhammeystirka he shiiskii 17-ka September, iyadoo loo sii marayo taloyinkii shirkii Baydhaba.

     Waxa uu ugu baaqay Qaramada Midoobay & xubnaha kale ee beesha caalamka inay billaaba an qorshayaasha ku saabsan taageerada dhina ca tasiilaadka, farsamada iyo dhaqaale ee loo fidinayo hannanaka hirgelinta doorashada.

     Shirkaan ayaa imaanayo kadib markii madax weyaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo uu ogolaaday inuu Mas’uuliyadda doorashada iyo amnigeeda uu ku wareejiyo R/wasaare Rooble kadib markii M/Muqdisho uu ka dhacay dagaal dhiig ku daatay oo u dhaxeey ey Ciidamada Dowladda iyo ciidamo diidan mud do kordhin loo sameeyey Farmaajo.

Farmaajo oo bilaabay in Villa Soomaaliya uu kulan ugu yeero qeybaha Bulshada Muqdisho

      Madaxweynaha Madaxweynaha muddo xile edkiisa uu dhamaaday ee Maxamed C/hi Far maajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Sooma aliyeed ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka kala duwan ee dib u dhigay dalkee nna lagaga gudbi karo wad ashaqeyn buuxda oo ay yee shaan shacabka, culimada dii nta iyo Madaxda dowladda.War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooya da ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu  culimada ku boga adiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaataan wacyi gelinta iyo toosinta bul shada, dib u heshiisiinta iyo deminta colaadaha, isaga oo ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan taakulaynta dadka danyarta ah iyo kuwa u nugul masiibooyinka dabiiciga ah.

Dhankooda, culimada ayaa la wadaagay Mada xweynaha talooyin ku aaddan dowlad dhiska, horumarinta dalka iyo la dagaallanka fikirka xag jirnimada ah, iyaga oo bogaadiyey tallaabooyin ka loo qaaday dowlad-wanaagga, ilaalinta am maanada shacabka iyo xaqiijinta Caddaaladda.

      Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa culim ada ka codsaday in ay sii xoojiyaan dadaalladoo da ku aaddan horumarinta iyo kobcinta wacyiga bulshada, ayna hormuud u noqdaa xasilinta da lka iyo nabadeynta dalka.

Rooble”Ciidamo dhexdhexaad ah ayaa amni ga doorashada loo xil saarayaa”

     R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay xukuumaddiisa ay ka go’an tahay inay soo dhisto ciidamo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada, kuwaasi oo loo wada dhan yahay dhexdhexaadna ah.

Hadalkan ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sheegay xilli uu kulan la la haa xubnaha beesha caalamka oo maanta ka dhacay magaalada Muq disho. R/Wasaaraha ayaa sheegay inay ciidankaasi ku shaqayn doonaan xayndaab ka sharci kadib marka wadatashi lala sameeyo dhammaan saamilayda siyaasadda.

    Waxa uu sheegay in kadib markii uu wadata shi la sameeyey maamul gobleedyaada uu diya ar u yahay inuu dalka ka hirgeliyo doorasho Aa s-aaskeedu yahay heshiiskii 17-kii September.

    Rooble ayaa sheegay in caqabadda keliya ee hortaagan doorashada ay tahay dhammeystirka heshiiskii 17-ka September, iyadoo loo sii mar ayo taloyinkii shirkii Baydhaba.Waxa uu ugu baa qay QM iyo xubnaha kale ee beesha caalamka inay billaabaan qorshayaasha ku saabsan taage erada dhinaca tasiilaadka, farsamada iyo dhaqa ale ee loo fidinayo hannanaka hirgelinta doora shada.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa dhowaan u sheegay baarlamaan ka inuu qabanqaabada iyo amniga doorashada uu u xil saaray Ra’iisul Wasaaraha

Haweeney ka soo jeeda Dalka Maali oo hal mar dhashay 9 Caruur ah

Haweeeney u dhalatay dalka dhaca galbeedka Africa ee Maali, ayaa dhashay 9- ilmood, xilli horey dhakhaatiir  ugu sheegeen in makaankeeda ay ku jiraan 7- ilmood, balse dib laga ogaaday inay yihiin 9.

    Carruurta ay dhashay Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaliimo, ayaa kala ah 5 gabdhood iyo 4 Wiil, kuwaas caafimaadkoodu wanaagsan yahay.Dhacdadan ayaa hadal heyn badan ka dhalisay Dalka Maali, waxaana si weyn uga had lay Warbaahinta caalamka.


Isku shaandheyn lagu sameeyay guddoo miye ku xigeenada degmooyinka gobolka Banaadir

     Isku shaandheen lagu sameeyay guddoomi ye ku xigeenada degmooyinka gobolka banaa dir.

    Guddoomiye Ku xigeenada Arrimaha Bulsha da Degmooyinka G/ Banaadir ayaa maanta isku shaandheen lagu sameeyay ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska du qa Muqdisho Cumar Finish.

C/kaafi Yuusuf Nuur ayaa loo maga caabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Boondheere.

Cabdi_Xamiid Cabdikariim ayaa loo magaca abay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulsha da degmada Hodan.

     Maxamuud Cali Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada de gmada Xamar jajab.

    C/raxmaan Cumar ayaa loo magacaabay gu ddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degm ada Howl wadaag.

     Sahro Maxamud ayaa loo magacaabay gud doomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degma da Xamar Wayne.

    Xaawa Nuur Maxamed ayaa loo magacaabay Xoghayaha degmada Dharkeynleey.

Go’aano laga soo saaray Shir lagu heshiisii nayay Soomaalida & Oromada

     Waxaa M/Jig-jiga ee dowlad degaanka Soo maalida lagu qabtay shir lagaga wada xaajoon ayo adkaynta nabadgelyada deegaannada Soo maalida iyo Oromada.

     Shirka oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka la duwan oo ka kala socday labada dawlad dee gaanka ee Soomaalida iyo Oromada ayaa uje edkiisu ahaa adkaynta iyo xasilinta nabadgelya da shacabka dega xudd uudaha labada dawlad deegaan ee gobollada Siti iyo Faafan ee Deega anka Soomaalida iyo gobollada galbeedka iyo bariga Hararge ee Deegaanka Oromada, halka as oo ay ka dhaceen dagaalo culus.

     Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ho ggaannada nabadgelyada deegaannada Sooma alida iyo Oromada, guddoomiyeyaasha gobolla da Siti, Faafan ee Deegaanka Soomaalida, gud doomiyeyaasha gobollada bariga iyo galbeedka Hararge ee Deegaanka Oromada, guddoomiye yaasha degmooyinka deriska ah qaar ka mid ah ciidanka xoogga gaarka ah ee labada dawlad deegaan iyo mas’uuliyiin kale.

      Kulankan oo inta uu socday si adag wax la is kaga waydiinayey dhibaatooyinka ka soo cu sbnoonaan kara shacabka labada dhinac iyo xal kooda ayaa waxaa laga soo saaray Go’aano ay ka mid yihiin:

      In shaqsiyaadka fal-dambiyeedka geysta sharciga la horkeeno labada dhinacba.

     In la qabto kulammo deg-deg ah oo looga hadlayo xaaladaha taagan.

In shacabka labada dhinacba shirar joogta ah la la yeesho, lana dhageysto tabashooyinkooda.

Degaano kamid ah Gobolada Siti iyo Faafan ee Deegaanka Soomaalida ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Soomaalida iyo Oromada, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac & barakaca Boqolaal Qoys.

Wasaaradda Waxbarashada oo hal todo baad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadi ga ah ee dugsiga sare

     War-saxaafadeed ka soo baxay W/Waxbara shada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo 7aad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadia ah ee dugsiga sare. Warsaxaafade edka ayaa u qornaa sidan:-

W/Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay hal kaan kula wadaagaysaa dhammaan bahda Wax barashada gaar ahaan masuuliyiinta dalladaha, maamulayaasha dugsiyada, ardayda iyo waalidi inta in imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sa re uu ku yimid dib dhac kooban oo ah asbuuc. Dib u dhacaan oo ka yimid culeysyada soo kor dhay maalmihii la soo dhaafay, taas oo saamays ay ardayda, ayay Wasaaraddu garawsatay in la gama maarmaan ay tahay in ardayda la siiyo wa qti dheeri ah si ay isugu diyaariyaan imtixaanka.

    Haddaba, Wasaaraddu iyada oo ka amba-qa adeysa dib-u-dhacaas ayaa waxay halkaan idin kula wadaageysa in imtixaanka sannad-dugsiye edkan 2020/21 la qaadi doono 29ka Maajo illaa 2da Juunyo, 2021. Sidaas daraadeed, Wasaar addu waxay ku boorinaysaa dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay waqti siiyaan muraajacada cashirrada si ay ugu guuleeystaan imtixaanka ayna u helaan natiijo ku habboon de daalkooda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip