Haweeney ka soo jeeda Dalka Maali oo hal mar dhashay 9 Caruur ah.+Sawirro

0
Wednesday May 05, 2021 - 22:11:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney ka soo jeeda Dalka Maali oo hal mar dhashay 9 Caruur ah.+Sawirro

    Haweeeney u dhalatay dalka dhaca galbeedka Africa ee Maali, ayaa dhashay 9- ilmood, xilli horey dhakhaatiir ugu sheegeen in makaankeeda ay ku jiraan 7- ilmood, balse dib laga ogaaday inay yihiin 9. Carruurta ay dhashay Haweeneydan oo lagu magacaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeeney u dhalatay dalka dhaca galbeedka Africa ee Maali, ayaa dhashay 9- ilmood, xilli horey dhakhaatiir ugu sheegeen in makaankeeda ay ku jiraan 7- ilmood, balse dib laga ogaaday inay yihiin 9. Carruurta ay dhashay Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaliimo, ayaa kala ah 5 gabdhood iyo 4 Wiil, kuwaas caafimaadkoodu wanaagsan yahay. Dhacdadan ayaa hadal heyn badan ka dhalisay Dalka Maali, waxaana si weyn uga hadlay Warbaahinta caalamka.

Haweeney ka soo jeeda Dalka Maali oo hal mar dhashay 9 Caruur ah.+Sawirro

 



   



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip