Akhri Sadarada dhaxdooda. Read between the Lines.+Faallo=

1
Sunday May 02, 2021 - 22:52:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri Sadarada dhaxdooda. Read between the Lines.+Faallo=

    ;;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

;;

Waxaan Hambalyeynayaa, wixii wanaag ah ee looga hortagayo Colaad laguna helayo Heshiis loo dhan yahay.

 
Markii aan Baranayay ,ama Ardayda aan Barayay ama aan ku shaqeeynayay Maadada Cilmi Baarista ” Research Methodology ” waxaa jiro Hab cilmi ah oo la raaco oo ah in aad ka fikirto dhamaan wixii suuragal ah, oo aad ururiso "Primary Data” iyo "Secondary Data”
wixii aad Baaritaankaaga ku heshay iyo wixii hore u dhacay ama la qoray ee Arrintaan la xiriiro, Kadibna aad u gudubtid in aad Furfurtid waxa kuu soo baxay oo Qaab Cilmi ah aad u soo gudbisid.
 
Waxa kuu soo baxo, dib ayaa loo sii baari karaa, iyada oo asaas laga digayo Habhii aad isticmaashay.
 
Is Barbar dhig, Heshiiskii 17 Sept. 2020 iyo kii 1da May 2021.
A) Qodobada Heshiiskii 17 Sept.2020 waxaa ka mid ah:
1.Dowladda Federaalka ah ayaa magacaabee Guddiga Doorashada Heer Qaran.
2. In Doorashada Dowlad Gobaleed kasta lagu Qabto Labo Magaalo.
3. Xubnaha Aqalka Sare waxaa soo Xulayo Baarlamaanada Heer Gobal. ( Baarlamaanada Heer Gobal qaarkood Sharci ma lagu dhisay Laftooda?).
4. Xubnaha Somali land ee Labada Aqal waxaa soo xulayo Ergo, waxaana lagu dooranayaa Mogadishu. (Lama sheegin Ergada lafteeda yaa soo xulayo, Gobalada Sool iyo Sanaag, ma deeganka Somali land ayaa loo aqoonsanayaa, mise Punt land ayaa soo xulee oo haddaba Baarlamaankeeda ey Xubno ka yihiin).
5. Qorshaha Doorashadu waxa uu bilaabanayaa 1da Nov. 2020,( waa la soo mooday, muddo kalena lama sheegin).
6. Amniga Doorashada waxaa wada qabanayo Heyadaha Federaalka iyo kuwa Maamul Gobaleedka. ( Heyadaha Frderaalka, Gobalada qaar Laguma kalsoono).
7. Heshiiska Siyaasadda waxaa loo gudbinayaa Baarlamaanka Federaalka.( waa laga Reebay Aqalka Sare, waxaa sii dheer Hadda Labaduba ma jiraan oo Sharciyad male).
8.Xuriyadda Hadalka iyo Saxaafadda lagama hor istaagi karo Goobaha Doorashada. ( Hadda Xur ma yihiin, Amaaba Aniga lafteyda, Arragtideeydaan la igu eedeeyaa).
<br /><div id=

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip