Maareynta Maaliyadda & Miisaaniyadda Somaliya.

1
Thursday April 08, 2021 - 22:45:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareynta Maaliyadda & Miisaaniyadda Somaliya.

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Heyad Caalamiya ayaa iga codsatay in aan 6 Cisho siiyo Casharo la xiriiro Maareynta & Miisaaniyadda xubno ka kala socdo Gudiyada Maaliyadda ee Baarlamaanadda Maamul gobaleedyada iyo Golaha Shacabka.

Gunaanadkii ayaan Dood furan ku qabanay Televisionka Qaranka SNTV. Dooda oo qaadatay in kabadan 2 Saac ayaan halkaan ku soo koobay dhowr daqiiqo, Si loo daawado.

Arrimaha wax la iska weydiiyay ayaa waxaa ka mid ah:
 
1. Aqoonta Gudiyada ee Maaliyadda.
 
2. Habka loo diyaariyo Miisaaniyadda Farsamo ahaan.
 
3. Sababta Xildhibaanadu u diideen in ey dhisaan Gudiga madaxa banaan ee Gardoon .
 
4. Hanti dhowr hoos tagayo Ciddii uu baari lahaa ma shaqeey karaa.
 
5. Haddii Madaxweynaha iyo Wasiirka Maaliyaddu u heshiiyaan sideey noqonee Awoodda Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanku.
 
6. Sababta Madaxweynuhu uuna weli u saxiixin Sharciga Hanti dhowrka oo ey soo Ansixiyeen Labada Aqal.
 
7. Maxaa loo baabiyay Gudigii hore ee Maaliadda ee Golaha Shacabka ee wax soo baaray.
 
8. Xildhibaanadu marka la wareeysanayo, ma waxey u jawaabaan sida iyada oo ey hor fadhiyaan Madaxweyne iyo Af hayeen Baarlamaan, mise iyada oo ey dhageeysanayaan Dadkii ey wakiilka ka ahaayeen.
 
9. Sideey Xildhibaanadda Heer Qaran iyo Heer Maamul Gobal uga faa’iideen Casharadii ey qaateen 6daa Cisho.
 
10. Ma loo baahan yahay Cashardaan in hore loo sii wado laguna qabto Gobalada, intii sidaan oo kale Gobalada Diyaarad looga soo qaadilahaa ka qeyb galayaasha.


 
FG:Wixii ka dhiman ku dar, wixii ka khaldan ka sax. Daawasho wacan. Si aad u daawato Qeybta hoose Riix.
maaliyada8.mp4
 
Qore: Yahya Amir

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip