SAAMEEYTA FEDERAALKA EE MUQDISHO .

0
Thursday March 31, 2016 - 22:55:21 in Maqaallo by
  • Visits: 1027
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAAMEEYTA FEDERAALKA EE MUQDISHO .

    Dowlada Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee jiri jirtay waxaa lagu bedelay dowlada Federaalka ee Somalia,waxaa is-weeydiin mudan caasimadii Jamhuuriyada Dimoqoraadiga Somaliya miyeey iyadana mudan tahay in aay is bedesho ? ?? Dabcan waa in eey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee jiri jirtay waxaa lagu bedelay dowlada Federaalka ee Somalia,waxaa is-weeydiin mudan caasimadii Jamhuuriyada Dimoqoraadiga Somaliya miyeey iyadana mudan tahay in aay is bedesho ? ?? Dabcan waa in eey
jirtaa magac caasimadeed iyo xeer cusub oo wax ka bedelo sida aay aheeyd caasimada Muqdisho, teeyda anaa leh taadana kula lihi socon-meeyso,haddii Muqdisho la wada leeyahay maxaa dib loogu dhigay in xeer u gaar ah loo sameeyo ??

Dowlada Federaalka waxeey ku mashquushay Jubbaland, koonfur-gabeed , Galmudug iwm maadaama dowlada dhexe uu degaankeeda yahay Muqdisho Maxeey ugu horeeyn uga qeeyb gali weeyday sameeynta caasimada dowlada Federaalka? ?maxaa soo gaarsiiyay in Odayada Hawiye aay xiligaan ka soo yeero in caasimada reer leeyahay ??

Intaba waxaan ku eeda leh dowlada Federaalka, sida Madaxweeynaha iyo xukumada sida oo kale galaha baarlamaanka.

waxaa lagu jiraa kala guur waxaan qabaa Odayada Hawiye waxeey arkeen in Muqdisho laga dafiray xaqii ay Mudeeyd iyo in dastuurka dowlada Federaalka uusan u soo jeedin in la qeexo Muqdisho xaqeeda.dib u dhiga sammeeynta xeerarka lagu dhaqayo caasimada iyo maqaamka G.Banaadir Ogow in G.Banaadir uu ka mid yahay 18 ka gobol ee lagu heshiiyay.Alow Sahara Umuuraha.

Ali_Axmed_Hiraabe

Dr Ali Ahmed Hiraane




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip