Dowladda Federaalka Oo Farriin U Dirtay Goobaha Waxbarashada Dalka

0
Wednesday February 24, 2021 - 21:52:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Federaalka Oo Farriin U Dirtay Goobaha Waxbarashada Dalka

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

re

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteynayo, iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafedeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu sheegay in Macalimiinta iyo Ardayda iyo dhammaan cid waliba oo ku lugu leh waxbarshada la farayo in ay u hoggaaansamaan habraacyada looga hortagayo caabuqa Covid19.



"Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxa ay war-saxaafadeedkan ku cadeyneysaa in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Hoos ka akhriso War-saxafadeedka Wasaaradda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip