Ugaas Xasan oo Muqdisho ku geeriyooday
Ugaas Xassan ugaas Khalif oo ahaa Ugaaska oo ka mid ah Waxgaradka sida weyn looga yaqaano gobolka Hiiraan ayaa geeriyooday Goordhow.
Allaha Unaxariisto Ugaaska , waxuu kamid ahaa dhaqanka faca fog leh ee Soomaaliyeed gaar ahaan reer Hirshabelle.
Wararka qaar ayaa sheegaya in uu u dhintay Cudurka Karoonaha Virus,inkastoo aan wali la xaqiijin.
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa xaqiijiyay geerida Ugaaska.
Ugaas Xasan oo Muqdisho ku geeriyooday
Ugaas Xassan ugaas Khalif oo ahaa Ugaaska oo ka mid ah Waxgaradka sida weyn looga yaqaano gobolka Hiiraan ayaa geeriyooday Goordhow. Allaha Unaxariisto Ugaaska , waxuu kamid ahaa dhaqanka faca fog leh ee Soomaaliyeed gaar ahaan reer Hirshabelle.