Maxkamadda Sare Itoobiya oo laashay Racfaanka Jawar Maxamed

0
Tuesday February 23, 2021 - 22:06:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Itoobiya oo laashay Racfaanka Jawar Maxamed

    Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa adeeg caafimaad oo gaar ah in loo oggolaado ayaa racfaanki diidday. Maxabiista siyaasadeed ayaa racfaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa adeeg caafimaad oo gaar ah in loo oggolaado ayaa racfaanki diidday. Maxabiista siyaasadeed ayaa racfaankooda ku dalbaday dhakhaatiir gaar ah iney daweeyaan gooba caafimaad oo gaarka loo leeyahayna lagu daweeyo. Qareennada u doodaya Jawar Maxamed, Baqale Garba iyo Xamza Adan gal dacwadeedkooda siyaasiyiinta kula jira waxay sheegen iney 25 maalmood ay wadaan cunta joojin ay sameeyeen. Dr Elili Jamaal oo BBC u warramay wuxuu sheegay caafimaad darradda maxabiistaasi siyaasadeed ka soo gaartay cuntada ay ka soomeen ay caafimaad darro u horseedday una baahan yihiin in xaaladdooda caafimaad si gaar ah loola socdo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip