Dowlad Carbeed Oo Xayirtay Duullimaadyada Ka Yimaada 10 Dal

0
Tuesday February 23, 2021 - 22:00:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlad Carbeed Oo Xayirtay Duullimaadyada Ka Yimaada 10 Dal

    Sida aynu ka soo xiganay Wakaalladda Wararka Oman ee ONA waxay Guddiga Sare ee Ka-hortaga COVID 19 mamnuuceen dadka ka imaanaya 10 dal, cabsi dhanka Faafista COVID 19. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Cuman, ahna Madaxa Guddigaasi, Sayid Xamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aynu ka soo xiganay Wakaalladda Wararka Oman ee ONA waxay Guddiga Sare ee Ka-hortaga COVID 19 mamnuuceen dadka ka imaanaya 10 dal, cabsi dhanka Faafista COVID 19. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Cuman, ahna Madaxa Guddigaasi, Sayid Xamuud Bin Farysal Al-busaydi ayaa shir-guddoomiyey Kulankaasi, waxaana la go'aamiyey in la mamnuucay dadka ka imaanayo 10-dal muddo 15 maalmood, oo ka bilaaban doonta Saqda Dhexe ee Habeenka Jimcaha ee soo socota. Duulimaadyada dalalka laga mamnuucay dalka Cumaan ayaa kala ah: Ethiopia, Sudan, Lebanon, South Africa, Brazil, Nigeria, Guinea, Ghana, Sierra Leone iyo Tanzania.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip