Puntland & Ganacsatada oo ka shiray socod siinta Shillin Soomaali

0
Tuesday January 19, 2021 - 21:34:15 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland & Ganacsatada oo ka shiray socod siinta Shillin Soomaali

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Xarunta Rugta Ganacsiga Bosaso kaga qeyb galay kulan u dhexeeyay Ganacsatada Magaalada Bosaaso Iyo Maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayay sidii loo dhaqan gelin lahaa Go'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Xarunta Rugta Ganacsiga Bosaso kaga qeyb galay kulan u dhexeeyay Ganacsatada Magaalada Bosaaso Iyo Maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayay sidii loo dhaqan gelin lahaa Go'aankii kasoo baxay Puntland Ee aaa Socod siinta Amarada Xukuumada Puntland. Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari oo hadal ka jeediyay kulanka ayaa ugu baaqay Ganacsatada inay dhaqan geliyaan Amarada lagu xakameynayo sicirka baraka. "Waxaan Ganacsatada uga Mahadcelinayaa in ay Qateen Amarada Dowladda Iyagoo Ilaqlinaya Nidaamka Dowliga Ah waxaan Rajenayaa In ay wax walba siidaaas ku dhamadeen ayuu yiri "Taliyaha. Maalmihii la soo dhaafay degaannada Puntland waxaa kusoo batay diidmada isticmaalka lacagta Shillinka Soomaaliga, waxaana Madaxda Puntland ay soo saareen Amaro ku socda Ganacsatada si lacagta Shillinka Soomaaliga loo isticmaali.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip