Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay khilaafka kajira doorashooyinka

0
Monday January 18, 2021 - 21:59:11 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay khilaafka kajira doorashooyinka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo muranka ka taagan Arrimaha doorashooyinka. Sheekh Shariif oo dalka dib Maan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo muranka ka taagan Arrimaha doorashooyinka. Sheekh Shariif oo dalka dib Maanta ugu soo laabtay Warbaahintana la hadlay ayaa sheegay inay aheyd in xilligaan howlaha doorashooyinka socdaan balse ay nasiib darro tahay in ilaa iyo hadda aan la isku waafaqsaneyn Arrimaha doorashooyinka dalka. Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray inay rajo weyn ka qabaan in dalkaan ay ka dhacaan doorashooyin xor iyo walaal ah oo lagu wada qanacsan yahay. Ugu dambeyn Sheekh Shariif ayaa sheegay in weli la heysto fursad looga wada hadli karo khilaafka kajira doorashooyinka, waxaana uu cadeeyay in dalka uu u baahan yahay xasilooni iyo Nabad.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip