HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JANUARY-2021

0
Monday January 18, 2021 - 10:14:34 in Wararka by
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JANUARY-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

     Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuse en Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax weynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

     Kulanka oo ahaa mid saaca do qaatay ayaa waxa looga hd lay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda dalku marayo, waxaana si gaar ah looga hadlay kulan ka dardargalinta hannaanka doorashooyin ka,sugidda amniga & horumarinta deegaannada Hirshabeelle.

      Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo dhawanahan ku sugnaa M/Muqdisho ayaa kula mo gaar gaar ah waxaa uu la qaatay mas’uuliyi in ka tirsan Dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada.

    Kulamada ayaa inta badan waxaa diiradda la gu saaray arrimaha doorashooyinka,  wax yaab aha inta badan diiradda lagu saaray kulamada siyaasadeed waxaa ugu waa weynaa khilaafaad ka ka dhex taagan madowga Musharixiinta iyo Dolwadda dhexe kuna aaddan guddiga doora shooyinka.

Madaxweyne Cali Mahdi "8-Febarayo haddii la gaaro oo aan doorasho la qaban balaayo ayaa dhaceysa…”

   Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md.Cali Ma hdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Ca ble ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaal iyeed ay kusii socoto meel aad u halis badan, arrintaasna ay sababi karto in laga dhaxlo caw aaqib darro halis ah, haddii aan waxba laga qab an.

     Sababaha arrintaas uga dhaw aajiyay Md.Cali Mah di ayuu ku sheegay in ay ta hay khilaafka ka jira han naanka doorashada dalka iyo hadalada xanafta leh ee hawada leysku marinayo.

     Madaxweyne Cali Mah di ayaa tilmaamay in ha dii doorashada dalka ay noqo weyso mid ku dha cda waqtigeeda, oo ay dhaafto 8-da Febraayo, is la markaana ay dadku sinmaan ay suurta gal ta hay inay dhacdo musi ibo Qaran iyo umadda Soo maaliyeed oo mar ka le kala tagta.

Ayax xaalufiyay dalagyadii beeraha ee gobolka Gedo

     Ayax tira badan oo ku habsaday dhulbeere edyo ku yaala degaano ka tirsan gobolka gedo ayaa xaalufiyay dalagyadii beeraha ee gobolkaasi waxana sii kordheysa cabashada beeraleeyda ee Gedo.

       Beeraleyda Soomaalida oo kujira kasoo ka bashada dhibaatooyinkii ay kala kulmeen fataha adihii dalka dhacay sanadkii hore ayaa waxaa ugu sii darsamay waxyeellada Ayaxa.

       Dhanka kale Beeralayda Gedo ayaa sheegay inaysan helin wax ka gacan siiya dhibaatada uu Ayaxu ku hayo Beerahooda, waxayna Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqeen inay  wax ka qabato dhibaatada Ayaxa uu ku hayo Gobo lkaasi.

Shir looga hadlayay furitaanka Waddooyinka ay go,doomiyeen Shabaab oo Bakool ka dhacay

      Madaxweynaha DGK/Galbeed Md. Cabdicas iis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan loo ga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga  la qaatay Saraakiisha Ciidanka xoogga.

     Kulanka ayaa si doo lale looga hadlay Dib u furida Waddooy inka ay Go,doomiyeen Alshabaab ee Gobolka Bakool.

       Kulanka Waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha DFS Mudane Aadan Abdinaasir Maxamed Wasiiro ka tirsan D/G/Koonfur Galbeed Lataliyaha Madaxweynaha Arimaha Siyaasada Md. Aadan Maxamed Nuur (Soron-Soor) iyo Taliyaha Qeybta 60aad CXD Gen.Maxamed Shekh Cusmaan Ciirow.

     Madaxweyne Laftagareen ayaa ka dalbaday Saraakiisha Ciidanka in ay la yimaadaan qorshe wax looga qabanaayo go,doominta gobolka Bak ool.

Faah faahin laga helay ujeedka Kulankii Mad axda Galmudug, Hirshabelle iyo Wasiir ada Hawiye

      Faahfaahin laga helay kulankii Habeen hore ee wasiirrada Hawiye iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabe elle Habeen hore wada galeen ayaa xaqiijiyay in ay ka wadahadleen qorshe dib loogu soo nooley nayo doodad matalaadda G/Banaadir ee doora shada soo socota.

     Qorshahaan oo uu hindisay Madaxwey ne Farmaajo ayaa xill igaan looga golleeyah ay in lagula dagaall amo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubala nd oo arrinkaan diidanaa, iyada oo lagu raadin ayo kasbashada taageerada beesha Hawiye.

     Waxaa la qorsheeyay in Qoorqoor iyo Guud laawe ay arrinkaan soo jeediyaan oo ay ka dhi gaan dood iyaga ka socota, kadibna lagu lamaa niyo kulamo-beeleedyo iyo bannaanbaxyo Mudi sho ka dhaca oo lagu dalbanayo matalaadda Banaadir.

    Xiisaddaan ayaa la qorsheeyay in lagu soo beego 8-da Febraayo iyo maalmaha ka horr eeyo. Madaxweyne Farmaajo ayaa u oleolee yay 13 xubnood oo uu G/Banaadir ku yeesho matalaadda aqalka sare, balse waa lagu hu ngo obay, inkasta oo xilligaas uu shacbiyad weyn ka sameeyay. XIGASHO:JOWHAR.COM

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Shalay Shir Ka Daah-Furay M/Muqdisho

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay daahfuray kulan ku saabs an Dib u eegista, Qiimeynta  iyo Dib u habeynta Qaab-dhi smeedka Darajooyinka iyo Mushaarka     Shaqaalaha Ra yidka ah ee Dowladda.

    Ra’iisul Wasaaraha oo hadal ka jeediyay shi rkan oo ay soo qa ban qaabisay Wasaar adda Shaqada iyo Arri maha Bulshada ayaa yiri” Do wladda Sooma aliya waxaa ka go’an inay hir galiso siyaasadaha iyo shuruucda lagama maar maanka u ah dib u habeynta qaab-dhismeedka hay’adaha shaqaalaha rayidka ah iyo hannaan ka maaliyadda”

       Wasaaradaha Shaqaalaha, Maaliyadda iyo Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka ah ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku ammaanay kaalinta baaxadda leh ee ay ka qaadanayaan dib u hab eynta hannaanka maamul wanaagga, maali yadda iyo shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.

R/Wasaare Rooble ayaa sheegay in shaqooyin ka muhiimka ah loo qaato shaqaalaha rayidka ah ee khibradda iyo aqoonta leh

     "Sida aad ka warqabtaan xafiis kasta oo aad tagtid waxaa ku qoran la taliyeyaal ka mushaar badan shaqaalaha rayidka ah. Way wanaagsan tahay in la qaato dad khibrad leh iyo lataliyeyaal wanaagsan,laakiin haddana waa la tixgaliyaa shaqaaleheenna ma laga helayaa dad khibrad daas leh, Haa Waa laga helayaa” ayuu yiri Ra’I isul Wasaare Rooble oo intaas ku daray inay muhiim tahayin qof kasta oo dowladda u sha qeeya uu shaqeeyo ugu yaraan 8 saacadood ama ka badan.

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ka Shiray La-Dagaalanka Al-Shabaab

     Taliyaha Ciidanka Xoogga qeybta 60-aad ee deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed Soo maaliya Sarreeyo Guuto Maxamed Sheekh Cab dullaahi Ciirrow ayaa Shalay kulan la qaatay Sa raakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga.

     Kulanka oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlay howlgaladii ugu damb eeyay ee Ciidamada 60-aad  ka fuliyeen deega ano ka tirsan Koonfur Galbeed iyo xaaladda Gobolka.

Taliye Maxamed Sheekh Cabdullaahi ayaa xog-wareysi la yeeshay Saraakiisha Guutada 9-aad ee qeybta 60-aad, isla markaana waxaa uu kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab iyo howlgala da socda.

       Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka qeybta 60-aad ayaa Saraakiisha uu la kulmay kula dardaar-may inay sii laba jibaaran howlga lada ka dhan ah Al-shabaab oo ay wadaan, wux uuna faray inay la shaqeeyan shacabka.

     Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan dee gaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa horey u saameeyay howlgalo ay Al-shabaab u gala wareegeen deegaano, waxaana dagaalo khasaaro geystay ay dhexmareen Ciidamada iyo Al-shabaab.

 

Madaxweyne Deni oo Tababar usoo Xiray Ciidamo Booliis ah

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi  Deni ayaa Shalay Magaalada qardho ee Gobolka Bari tababar ugu soo xiray Cutubyo kamid noqonaya ciidamada Booliska Puntland, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku xareysnaa dugsiga tabarka ciidanka ee Xorgoble.

     Maamulka Puntl and ayaa muddooyin kii dambe waxaa uu sare u qaaday tayeyn ta ciidamada Booliis ka ee amniga  iyo Dar aawiishta, waxaana uu Siciid Deni carabka ku dhuftay intii uu xafiiska joogay in la tababaray 5 kun oo askar,  oo ah ciidamada qeybahooda kala duwan.

     Madaxweyne Deni ayaa intaas ku daray intii ta barka socday in ciidamadu ay qaateen tababaro iyo xirfado badan oo la xiriiran anshaxa ciidanka Booliiska laga rabo, waxaana uu carabka ku adk eeyey in la rabo ciidan xirfado boolis leh  kuna shaqeeyo xirfadihii la baray.

      "Booliiska sidii uu magaalooyinka uga sha qeyn jiray si siisocon karta ma’ aheen, booliis qori sita oo qofkii mudaharaada xabad afka ka gelina aya, markii baabuurtu isku dhacaan meeshii uu firimbi ka yeerin lahaa kor u ridaayo xabada bo oliiska aan heysanay sidaas ayey ahaayeen, wa xaan rabnaa Booliis xirfad ku shaqeynaya”ayuu yiri.

     Guddoomiyaha guddiga dib u habaynta ciidan ka ahna Wasiirka maaliyadda Puntland Hassan shire abgaal ayaa ku dhawaaqay dhawaan in la kordhiyay mushahaarka iyo gunada ciidanka ay qaadanayaan iydoo la gaarsiiyey boqolkiiba 130,  iyadoo ay sii joogto ah u helaan xuquuqdooda sida uu hadalka u dhigay wasiirka maaliyadda.

Xog ku saabsan qaraxii ka dhacay Tixsiile iyo Shabaab oo war kasoo saaray

     Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gobolka Sh/Hoose lagula eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil Soomaali iyo ajaanib isa gu jirta iyo guddoomiyaha G/Sh/Hoose Cabd uqaadir Siidii.

Gaadiidkaas oo ka baxay degmada Afgooye, isla ma rkaana ku sii jeeday dhanka saldhigga Ballidoogle ayaa qarax   lagula beegsaday deegaanka Tixsiile, waxaana lagu soo werin ayaa inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaa wacba leh.

       Wafdigaan oo uu hoggaaminayey guddoo miyaha G/Sh/Hoose C/dir Maxamed Nuur Siidii, ayaa waxaa qeyb ka ahaa Taliyaha ciidanka Da nab, G/le Axmed Cabdullahi Nuur Beeryare, si da ay noo sheegeen ilo dhanka ammaanka ah.

    Al-Shabaab oo sheegatay masuuliyadda qara xa ayaa soo werisay dil ka afar askari iyo dha awaca taliyaha ciidamada gaarka ah ee Danab iyo sarkaal kale, balse illaa hadda ma jiro war madaxbannaan oo xaqiijinaya sheegada Al-Sha baab. "Mujaahidiinta ayaa deegaanka Tixsiile qarax kula beegsaday gaari ay la socdeen Ma leeshiyaadka Mareykanku tababaray, xogta hor dhaca ah waxay xaqiijinaysaa dhimashada 4 Askari halka uu dhaawacyo garaab ah soo gaa reen  saraakiil uu kamid yahay taliyaha waxa lo ogu ye ero Dan ab oo lagu magacaabo Beer Ya re” ay aa lagu yiri war kooban oo kasoo baxay Al –Sha baab.

      Illo ku dhawdhaw milatariga Soomaaliya ay aa xaqiijiyay in dhaawac fudud uu soo gaaray ta liyaha ciidamada Danab Gaashaanle Axmed Ca bdullaahi Nuur "Beeryare” iyo sarkaal kale, ba lse ay badqabaan gudoomiyaha gobolka iyo ciid ankii kale ee la socday kolonyada.

      Saraakiisha ayaa intaasi ku daray in dhaa waca Shalay waabarigii loo soo qaaday magaa lada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si lo ola tacaalo dhaawaca soo gaaray taliyaha cii danka gaarka ah ee Danab.

       Beeryare oo horay ula soo shaqeeyay sara akiishii Ahlusunna ee goboladda dhexe ayaa Oc tober 2020, waxaa loo magacaabay taliyaha cii danka gaarka ah ee Danab ka dib markii xilka la ga qaaday taliyihii ka horeeyay ee ciidankaasi G/le Ismaaciil Cabdimaalik Macalin oo xilkaasi hayey muddo ka yar sannad.

Xisbiyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Go’aankii Guddiga Doorashada

      Hoggaanka sare ee 3da xisbi ee Somaliland ayaa Shalay si wada-jir ah usoo dhaweeyey ma alinta ay xubnaha komishanka doorashooyinka u cayimeen inay Somaliland ka qabsoomaan do orashooyinka isku sidkan ee goleyaasha wakii llada iyo deegaanka oo ah 31/05/2021, waxana ay farriin u direen golaha guurtida.

     Ka dib kulan wada-jir ah oo ay la qaateen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa, Ca bdiraxmaan Cabdulla ahi Ismaaciil (Saylici), ayey hoggaanka sare ee 3da Xisbi-shaaca ka qaadeen inay si buuxda u taageersan yihiin muddada ay xubnaha komishanka doorashooyi nku soo jeediyeen in dalka laga qabto doora shooyinka wakiillada iyo deegaanka.

     Ugu horrayn ku simaha xog-hayaha guud ee xisbiga UCID, Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax, ayaa shaaciyey inay xisbiyada iyaga oo isku duuban isku raacsan yihiin sidii doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada loo qaban lahaa maalinta ay komishanka soo jeediyeen oo ah 31-ka bisha shanaad ee sannadkan aynnu ku jirno ee 2021-ka, waxana uu golaha guurtida ugu baaqay inay muhiimad gaar ah siiyaan waq tiga iyo ku midaysan yihiin Axsaata iyo Kom ishanka .

      Ugu Danbayntiina Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE, ahna wasiirka arri maha gudaha, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa hoosta ka xarriiqay inay axsaab ahaan ku wada midaysan yihiin in doorashada la qabto maalinta ay komishanka u cayimeen qabsoomidda doora shooyinka, isaga oo golaha guurtidana ugu ba aqay inay dhegaystaan baaqa axsaabta, si loo ga dheraado doorasho dambe oo dib u dhacda.

Somaliland Oo Xirtay Haweeney Tacadi U Geysatay Gabar U Shaqeyneysay

      Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacad ihii lasoo dhaafay xabsiga dhigay Haweeney ba ra ha Bulshada ku faafisay muuqaal ay ka duub tay Gabar yar oo u shaqeyneysay, iyadoo si aan wanaagsaneyn ula dhaqantay gabadha yar.

     Ciidanka Booliska oo howlgal sameeyay ay aa markii dambe ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan haweeney da oo lagu magacaabo Zamzam Ismaaciil Car tan, taasi oo muuqaal ka duubtay gabar yar oo u shaqeyneysay, una adeegsatay awood.

     Muuqaalka laga duubay gabadha yar ayaa la arkayay Zamzam Ismaaciil oo gabadha ku qeyli neysa, sidoo kalena ku cabsi gelineysa dacwad Maxkamad, waxaana muuqaalka gabadha uu siweyn maalmihii lasoo dhaafay u qabsaday baraha Bulshada.

       Dhanka kale Maamulka Bangiga Somali land ayaa shaaciyey in uu shaqo siiyey gabdha-yar ee muuqaalka laga duubay iyada oo la maa gayo, waxaana Qoraal kasoo baxay Bangiga lagu yiri.

      "Madaxda Sare ee Baanka Dhexe ee SL, markii ay arkeen muuqaalka lagu baahiyay bar aha bulshadda ee ku saabsan gabadha yar ee gacanta ku xiran calanka SL, taas oo ay muuqa tay ku xadgudub xuquuqiyaadka aasaasiga ah ee gabadha yar, isla markaana ay arkeen duru ufaha ku gadaaman qoyska gabadha yar”.

     Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Bangiga ayaa lagu yiri "Waxaa uu Guddoomiyaha Baan ku Go’aamiyay in gabadhaas yar laga shaqaala ysiiyo Baanka Dhexe ee Somaliland”

Soomaalida ku nool Nayrobi oo beegsi lagu billaabay

       Soomaalida ku nool dalka Kenya ayaa caba sho xoogan ka muujinaya beegsi ay ku hayaan ciidamada Booliska ee M/Nayrobi, kuwaas oo ay sheegeen inay tacadiyo kula kacaan dadka ku nool xaafada Islii ee Magaalada Nayrobi.

     Qaar kamid ah dadka ku nool xaafada Islii oo la hadlay Caasimada Online, ayaa sheegay in tacadiyo iyo dhibaatooyin kala duwan ay xiliy ada habeenkii kala kulmaan ciidamada boolis ka, gaar ahaan kuwa ka howl-gala caasim ada.

     Sidoo kale waxay sheegen in ciidamada ay kala kulmaan jirdil iyo sunta dadka ka ilmeysi isa, middaasi oo ay u adeegsadaan bulshada ku nool xaafada Islii, ka hor inta aan la gaarin ba ndowga ay xukuumadda Nayrobi u soo rogtay Covid-19 dartiis.

    Xaafada Islii ee M/Nayrobi ayaa waxa ku nool Soomaali badan, kuwaasi oo intooda badan ah Ganacsato, waxayna maamulka iyo xukuumada Kenyatta ka dalbadeen in wax laga qabto tacad iyada ay u geysanayaan ciidamada boolis ka.   Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamm aha ammaanka oo la xiriira cabashadan, oo ay warb aahinta u mariyeen maamulka iyo saraakii

 sha ciidanka Kenya.

Maxaa ka jira in 370 ka mid ah askartii Soo maalida ee la geeyey dalka Eritrea ay ku dhinteen Mekelle?

     Taliye ku xigeenkii hore ee hey’adda NISA Cabdisalaan Guuleed ayaa sheegay inuu helay xog sheegeysa in askartii Soomaaliyeed ee ta babarka loo geeyey dalka Eritrea ay qaarkood ku dhinteen, kuwo kalena ku dhaawacmeen da gaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya.

     Cabdisalaan Guuleed oo wareysi siiyey Idaa cadda Kulmiye ayaa sheegay in loo xaqiijiyey geerida 370 askari oo ah dhalinyaradii Soo maaliyeed ee tababarka loo geeyey dalka Eri trea.

     "Baaritaan iyo xiriirro aan la sameeyey meelo kala duwan, waxaa la ii xaqiijiyey in ciidanka So omaalida ah ee dagaalka go bolka Tigray dhanka Eritrea ka soo galay ay gaarayaan illaa (4-kun) afar kun oo askari, kuw aas oo ka barbar dagaa lam ayey ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritrea ee dagaalka adag la galay kooxdii TPLF,” ayuu yiri Cabdisalaan Guuleed.

     Isagoo sii hadalayey waxa uu yiri, "Waxyaab aha aan aad uga naxay ee nasiib darrada ah wa xay tahay, in la ii sheegay in ku dhawaad 400 (afar boqol oo askari) ay ka dhinteen dhalinyar adii Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyey Eri trea, boqolaal kalena ay dhaawac yihiin, dhaa wacyadoodiina lagu celiyey dhulka Eritrea.”

     Waxa uu sheegay in saraakiil Itoobiyaan ah oo uu la xariiray ay u sheegeen in dhimashada soo gaartay askarta Soomaaliyeed ay aad u ba dan tahay.

     "Saraakiishu waxay igu dhaheen, 900 illaa 1100 askari oo Soomaali ah oo hal dhinac ka ga lay xabadda wax dheexaa kama badbaadin oo waa ay baaba’een ilmihii Soomaalida ahaa,” ay uu hadalkiisa ku sii daray.

      Sidoo kale waxa uu sheegay in saraakiisha Itoobiyaanka ah ay u sheegeen in ciidanka So omaalida ah ee dagaalkaas galay ay hoggaam inayeen saraakiil Eritrean ah.

     "Mar aan wax ka weydiiyey xubno aan is le eyahay saraakiisha waa uga xog ogaalsanyihiin arrimahan, waxay ii sheegeen dowladda Soom aaliya inay heshiis la gashay Itoobiya iyo Erit rea, kaas oo ahaa in Farmaajo la weydiistay cii damo Soomaali ah oo qeyb ka noqda xasilinta amniga gobolka Tigray, isaguna uu ogolaaday,” ayuu yiri.

    Cabdisalaan Guuleed oo sii hadlaayey ayaa yiri, "Laba beri ka hor waxaan maqlay in mad axweyne Farmaajo yiri ciidankaas yaan la igu soo celin, hadaan soo laabto anigaa la igala xa ali doonaa, hadii aan soo laaba waayana cidii I bedesha ayaa wax laga weydii doonaa, balse inta doorashadu jirto yaan noloshooda iyo gee ridooda la igu soo hadal qaadin.”

    Laba todobaad ka hor waxa uu sheegay inuu helay lambarka qaar ka mid ah askarta Sooma aliyeed ee Eritrea la geeyey, isla markaana ay u sheegeen in meel loo wado, balse qeybtooda aan weli dagaal la gelin, hadana meel aysan gar aneyn loo wado, wixii intaas ka dambeeyana wa xa uu sheegay inuu waayey xiriirkooda.

   Mudo ku dhaw sanad waalidiin badan oo Soo maaliyeed ayaa war iyo wacaalba ka heyn wiilashoodii loo qaaday Eritrea, si loo siiyo tab abar ciidan, waxaana isi-soo taraya wararka she egaya in dagaalkii lagu jebiyey TPLF ay ku jir een dhalinyaradii Soomaaliyeed ee tababarka lo ogu qaaday Eritrea, in kastoo Caasimada Online aysan xaqiiji karin warkaas.

      Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax war ah ka soo saarin bad-qabka dhalinyarada maq an ee tababarka ay ugu qaaday dalka Eritrea, sida la aaminsan yahay, in kastoo xitaa aysan dowladdu shaacin dalka tababarka loo geeyey dhalinyaradaas.Xigasho:-caasimadda.net

Dowladda oo sheegtay in la burburiyay Goob ay waxyaabo Qarxa ku Diyaarinayeen Al-Shabaab

    Taliyaha qeybta 27aad ee xoogga Dalka Jen eraal Maxamed Axmed (Tareedisho) ayaa she egay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen guu tada 3aad ururka 19aad ee ciidanka xoogga dal ka lagu bur buriyay goobo ay Al-Shabaab ku diyaarinayeen waxyaabaha qarxa.

        Jeneraal Maxamed Axmed Tareedishe oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ayaa tilmaamay in howlgalka laga fuliyay degaa nno hoostaga degmada Balcad, ee gobolka Shabeellaha dhexe, isla markaana ay dileen Saraakiil iyo Xubmo ka tirsan Al-Shabaab.

      "Habeen hore waxaa ka loo ay ciidanka ful iyeen howlgal ay ka sameeyeen degaan 8 Km u jirta degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaasi oo ay ku dileen Saraakiil iyo da gaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, waxaana la ga soo qabtay waxyaabaha qarxa oo ay doona yeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Sooma aliyeed”. Ayuu yiri Taliye Tareedisho.

     Taliyaha qeybta 27aadXoogga Dalka ay aa xusay in la joogteyn doono howlgalada ka dhan ka ah Al-Shabaab ilaa inta laga saarayo deg aannada ay Maamulaan.

     Howlgalkaan laga sameeyay degaano hoos taga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Ciida mada ay howlgal ka sameeyeen xaafadaha Jo whar, halkaas oo la filayo inay ka dhacaan do orashooyinka Xildhibaannada labada Aqal.

Mareykanka Oo Soo Fara-Geliyay Xiisada U Dhexeeysa Soomaaliya Iyo Kenya

     Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdiri saaq Maxamuud oo ku sugan Magaalada New York ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay fara-gelisay xiisada u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya.   Wasiir Maxamed Cabdirisaaq ayaa xusay in Mareykanka uu do onayo in labada dhinac uu wada-hadal la yeesho, si xal looga gaaro khilaafka u dhexeeya Sooma aliya iyo Kenya, kadib markii dowladda ay xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay Kenya.

     Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Xuku umadda Maxamed ayaa tilmaamay in Magaa lada New York uu kulan kula qaadan doono Xo ghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant onio Guterres iyo xubno ka tirsan Golaha Amm aanka QM. Kulanka labada dhinac uu la yeelan doono ayuu Wasiir Cabdirisaaq sheegay in looga wada-hadli doono xiriidka xumaaday ee Somalia iyo Kenya iyo sidii ay wadashaqeyn lab ada dal ula yeelan lahaayeen Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden.

      "Horay waan u sheegay haddana waan ku celinayaa, waxaan aad uga xunahay in Kenya ay nagu waddo faragelin, hanoqoto arrimahe ena gudaha iyo xuduudaheena oo ay kusoo ga laan ogolaanshiyo la’aan,” ayuu yiri Wasiirka oo la hadlaayay VOA-da.

       Dowladda Soomaaliya ayaa bishii Decemb er ee sanadkii 2020 xiriirka u jartay dowladda Kenya, iyadoo albaabada la isugu dhiftay Saf aaradda Soomaaliya ee Nairobi, kaddib markii ay kala soo baxday dhammaan diblomaasiyiin teeda ku sugnaa, dowladda ayaa ku eedeysay inu faragelin ku heyso arrimaha gudaha Sooma aliya.

Afhayeenkii hore ee ururka Al-QAACIDA oo guri loogu iibiyey lacag dhan $1 Milyan

      Afhayeenkii hore ururka Al-Qaacida ayaa guri ku kacaya 1.3 Malyan oo dollar loogu iibiyay magaalada London, iyadoo ninkaan uu si dhaw ula shaqeyn jiray hogaa miyahii laga takhalusay ee urur kaas Osama Bin Laden.

      Wargeyska Daily Mail ayaa tabiyay in nin kaan laga soo daayay xabsi ku yaalla dalka Mar eykanka sababo la xiriira xanuunka Covid19, wa xaa la sheegaa inuu qabo xanuuno sababa in neefsiga ku adkaado iyo cayilkiisa.

     Adel Abdel Bary oo lixdan jir ah ayaa muddo 25-sano ah ku xirnaa xabsi ku yaalla dalka Mar eykanka, waxaana loo xiray tuhun la xiriira qar axyadii lagu beegsaday safaaradaha Mareykan ka ee wadamada Kenya iyo Tanzania sanadkii 1998, weeraradaas oo ay ku dhinteen in ka badan 200 ruux.

     Warbaahinta waxey qortay in cabsiga laga qabo inuu ku dhaco Covid19 darteed maadaa ma uu xanuuno kale qabo loo sii daayay, dib ay uuna ugu soo laabtay dalka Ingiriiska.

    Waxyaabaha lasoo tabiyay waxaa ka mid ah in Adel Abdel Bary iyo qoyskiisa ay dagan ya hiin guri qiimahiisa lagu sheegay 1.3 Malyan oo Doolar, waxaana bixiyay golaha deegaanka Ma ida Vale oo ah dagmo dhacda waqooyiga Lon don.

     Inkastoo qareenada ay sheegeen inuu haayo xanuun daran, hadana wuxuu wadooyinka ma gaalada u maraa si laga dareemayo inuu taam buuxa yahay ayey ku warameen warbaahinta maxaliga ah ee UK.

 
Joe Biden oo saxiixaya go’aano qaarkood saameynaya Soomaalida

    Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxiixo dhowr dig reeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo socota.

      Sida uu sheegay ninka uu u xushay inuu noqdo ma daxa shaqaalaha Aqalka Cad, Biden ayaa amarrada madaxweyne ee uu saxiixi doono Arbacada ay int ooda badani noqon doonaan kuwo uu ku burr inayo amarro uu horay saxiixay madaxweyne Donald Trump.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip