Maamulka Somaliland oo ka digay isticmaalka magacyada ciyaartoyda ajnabiga ah.
..
Wasaaradda ciyaaraha ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa uga digtay ciyaartoyda inay adeegsadaan magacayda ciyaartoyda ajnabiga ah taa baddalkeedana ay isticmaalaan magacyo ama naaneys u gaar ah.
War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in adeegsiga magacyada ciyaartoyda ajnabiga ah ay tahay arrin "foolxumo ku ah nidaamka ciyaaraha iyo jiritaanka qofka ciyaartoyga ah”
Maamulka Somaliland oo ka digay isticmaalka magacyada ciyaartoyda ajnabiga ah.
..