Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

0
Sunday January 17, 2021 - 19:04:26 in Wararka by
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

             Kulanka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa waxa looga hdlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladda dalku marayo, waxaana si gaar ah looga hadlay kulanka dardargalinta hannaanka doorashooyinka,sugidda amniga & horumarinta deegaannada Hirshabeelle.

              Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo dhawanahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa kulamo gaar gaar ah waxaa uu la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda dhexe iyo qaar ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada.

           Kulamada ayaa inta badan waxaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka, wax yaabaha inta badan diiradda lagu saaray kulamada siyaasadeed waxaa ugu waa weynaa khilaafaadka ka dhex taagan madowga Musharixiinta iyo Dolwadda dhexe kuna aaddan guddiga doorashooyinka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip