Madaxweyne Cali Mahdi "8-Febarayo hadii la gaaro oo aan doorasho la qaban balaayo ayaa dhaceysa…"

0
Sunday January 17, 2021 - 14:20:48 in Wararka by
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cali Mahdi "8-Febarayo hadii la gaaro oo aan doorasho la qaban balaayo ayaa dhaceysa…"

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaaliyeed ay kusii socoto meel aad u halis badan, arrintaasna ay sababi karto in laga dhaxlo cawaaqib darro halis ah, haddii a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaaliyeed ay kusii socoto meel aad u halis badan, arrintaasna ay sababi karto in laga dhaxlo cawaaqib darro halis ah, haddii aan waxba laga qaban. Sababaha arrintaas uga dhawaajiyay Cali Mahdi ayuu ku sheegay in ay tahay khilaafka ka jira hannaanka doorashada dalka iyo hadallada xanafta leh ee hawada leysku marinayo. Madaxweyne Cali Mahdi ayaa tilmaamay in hadii doorashada dalka ay noqo weyso mid ku dhacda waqtigeeda, 0o ay dhaafto 8-da Febraayo, isla markaana ay dadku sinmaan ay suurta gal tahay inay dhacdo musiibo Qaran iyo umadda Soomaaliyeed oo mar kale kala tagta.

https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/441124287324997/?t=0



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip