Ciidamada Booliiska Puntland oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Boosaaso

0
Saturday January 16, 2021 - 22:17:38 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Booliiska Puntland oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Boosaaso

    Ciidamada Booliiska maamul goboleedka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ay kusoo qabteen shaqsiyaad diyaarinaayey walxaha qarxa. Qoraal kooban oo ciidamada kasoo b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliiska maamul goboleedka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ay kusoo qabteen shaqsiyaad diyaarinaayey walxaha qarxa. Qoraal kooban oo ciidamada kasoo baxay taliska ayaa lagu xusay howlgalka oo saacadihii lasoo dhaafay laga sameeyey magaalada lagu qabtay shaqsiyaadkaas,wolow aysan sheegay tiradooda iyo cidda ay ka tirsan yihiin. Magaalada Boosaaso ayaa muddooyinkii dambe waxaa ka socday howlgallo lagu xaqiijinaayo amniga, maadaama magaaladu kamid tahay gooboha ay ka dhacayaan doorashooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad DFS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip