GAAJO WAA CADOW WAANA IN LA ISAGA GAR-GAARAA!
Gaajo, macluul, oon, nafaqadaro iyo nolol xumo aad ba'an ayaa dubanaysa in badan oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Wadankeena, karka jiilaalka kor ayuu u sii kacayaa, wax is-ma dhaanto ayaa la sii noqonayaa, deegaanada qaarkood dadkii ayaa halis ku sugan, khaylo dhaantu ma yara balse waxaad moodaa in dhagaha laga fureystay, waa garasho la'aan iyo naxariis daro in la isku eegto dhibaatada taagan, beri
(maalinta khiyaamo) waa la isa su’aalayaa nimcada la haysto haddii aan wax laga tarin dadka ay baahidu diloonayso.
Waa waajib Qaran iyo mid Islaanimo in la isu samafalo, si loo caawiyo ummadda baahan waa in deg-deg fadhiga looga kacaa, qof walba oo wax haysta waxaa kheyr ugu jiraa oo uu qiima ku helayaa haddba sida uu u taageero walaalkiisa gaajeeysan, haddaba si wax loogu qabto dadkeena ay abaartu ku dhufatay maxaad ku talin lahayd? fadlan ha baqeylin fekerkaaga
WQ: Claahi Shiiqaalow
GAAJO WAA CADOW WAANA IN LA ISAGA GAR-GAARAA!
Gaajo, macluul, oon, nafaqadaro iyo nolol xumo aad ba'an ayaa dubanaysa in badan oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Wadankeena, karka jiilaalka kor ayuu u sii kacayaa, wax is-ma dhaanto ayaa la sii noqonayaa, deegaanada qaark