Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo Qiimo Dhimis u Sameysay Macaamiisheeda (Akhriso)

0
Wednesday March 23, 2016 - 11:01:38 in Featured by
  • Visits: 1746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo Qiimo Dhimis u Sameysay Macaamiisheeda (Akhriso)

    Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiin ee ugu weyn dalka ayaa qiimo dhimis ballaaran u sameysay macaamiisheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link oo ka mid ah Shirkadaha Isgaarsiin ee ugu weyn dalka ayaa qiimo dhimis ballaaran u sameysay macaamiisheeda.

Qiimo dhimistan oo ah dal iyo dibad ayaa ah labo bilood, taasoo ka bilaabatay 18-kii bishan, waxaana Macaamiisha Nation Link loogu bishaareeyay in $1 ku shubashada (Prepaid) gudaha dalka ku hadli karaan 140 daqiiqo, Halka Dibadana $1 ay ku hadli karaan 10 daqiiqo.

Hadaba Halkan hoose ka akhriso qoraalka qiimo dhimista ee ka soo baxay Shirkadda Nation Link:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip