Koonfur Galbeed Iyo Puntland Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

0
Saturday December 26, 2020 - 16:41:14 in Wararka by
  • Visits: 4841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koonfur Galbeed Iyo Puntland Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

kooxahaPuntlandiyoKoonfur Galbeedoo wada dheelay kulankii 6-aad ee tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 1-1,waxayna labada koox u soo gudbeen Wareega Afar dhamaadka tartanka,waxaana Group-B iskaga haray ciyaartooydaJubalandoo koobka difaacanaya kuna guulaystay sanadii2017,iyagoo ka qaaday kooxdaPuntland.

"Waan ku faraxsanahay wax qabadka wnaagsan ay soo bandhigeyn xidigaheena,waxaan balan qaadaynaa in aan garab istaagno maamulka,macallimiinta iyo cioyaartooyda kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed” ayuu Goobjog Sports u sheegayIbraahim Aadan Najaxoo ah Wasiirka Ciyaaraha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed

"Runtii TaageerayaashaKoonfur Galbeedwaxay ka badiyanyihiin kuwaGobolka Banaadir,waxaan ugu mahad celinaynaa sida wanaagsan ay u dhiiri-geliyeen ciyaartoyda Koonfur Galbeed” ayuu Goobjoog Sports u sheegayCali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye).

Si kastaba Wareege Afar dhamaadka tartanla Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 waxaa u soo baxay kooxahaGobolka Banadir,GalmudugKoonfur GalbeediyoPuntland,iyadoo tartanka ay iskaga hareyn Hirshabeele iyoJubalandoo koobkan difaacnaysa.

Daawo Warbixin Ku Saabsan Kulankii Koonfur Galbeed Iyo Puntland

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip