HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-DEC-2020

0
Monday December 07, 2020 - 09:27:11 in Wararka by
  • Visits: 718
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray Maa mulada aan soo gudbin Guddiyada doora shada (Akhriso War qoraal ah)

     Madaxweynaha DFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa XF/Soomaaliya ku boggaadiyay dada alka ballaaran ee ay gelisay arrimaha

    doorashada iyo fulinta doorkii DFS kaga aaddanaa heshiiskii ay gaareen Madaxda DFS iyo D/Goboleedyada da lka kaasi oo ay si wadajir ah u ansixiy een GSh Qaranka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Federaalka Soomaaliyeed 26-kii Sibteembar, 2020.

     War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxwe yne Farmaajo au ka go’an tahay qabashada do orasho hufan oo ku saleysan habraacyadii lagu he shiiyay, waxaana u mahadceliyay dowlad gobolee dyada ee fuliyay qeybtii kaga aadaneyd ee he shiiska doorashada, gaar ahaan xubnihii ay ku lahaayeen Guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

    "Waxa naga go’an in si buuxda loo fuliyo heshiis kii doorashada iyada oo laga fogaanayo dib-u-dhac ku yimaadda xilliga doorashada. Sidaas dar teed, waxa aan D/G/yada aan weli soo dhammay stirin xubnaha ay ku leeyihiin guddiyada hirgelinta doorashooyinka ugu baaqayaa inay ka shaqeeya an sidii looga dhabayn lahaa qodobbadii iyo hab-raacyadii lagu heshiiyay, aniga oo rajaynaya inay sida ugu dakhsaha badan u soo magacaabi doo naan qaybta ku hartay.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

    Ugu dambeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa XF/ Soomaaliya ku dhiirrigeliyay inay sii laba-jibaarto dadaalka ay ugu jirto sidii dalka loogu diyaarin la haa jawi doorasho oo xasilloon.

Xildhibaano taageersan madaxweyne Farmaajo oo ku shiray Muqdisho

      Waxaa Shalay M/Muqdisho ka dacay kulan ay ka qeyb galeen xubno isagugu jira wasiirro, siya asiyiin kale iyo xildhibaanada 2da gole ee baarla manaka federaalka ee kasoo jeeda gobollada waqooyi.

     Shirkan oo soo qaban qaabiyeen dhallinyarada ka soo jeeda gobollada waqooyi ayaa looga ha dlay arrimaha doora shada dalka, waxay na dhinacyadii isugu yimid shirkaas sheeg een inay taageersan yihiin guddiyada lagu muransanyahay ee doora shada oo xubnaha ku metelaya Somaliland ay xukuumaddu magacaawday.

 R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, wasiirka warfaafinta Cusmaan Dubbe, kan maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo xubno kale ayaa ka soo qeyb galay kulankaas, waxaana dadkii hadalka ka jeediyey ka mid ahaa Mahdi Guuleed oo sheegay in guddiyada doora shada xubnaha ku metelaya Somaliland ay saxiix iisa ku yimaadeen.

    "Waxaan arkeynay dad dhahaya cid nagu mete laysay ma jirto heshiiskii laga gaaray doorashada, taasi waa been anigoo idinka idin metelaaya aya an qeyb ka ahaa saxiixayaasha heshiiska doorash ada iyo habraacyada 3da ah ee lagu dhisaayo gu ddiga doorashada heer federal, heer dowlad gobol eed iyo guddiga xalinta khilaafaadka ee heer fe deral,3ba magaceyga iyo saxiixeygaa ku yaalla, ta as macnaheydu waa inaan idinka idinku metela ayey,” ayuu yiri Mahdi Guuleed.Waxa uu sheegay in habraacaas ay ku kalsoonyih iin, isagoo ka dhawaajiyey in dhalinyarada ay ku soo dhaweynayaan siyaasadda, "Aan tartan wala aleheen cidii ay u codeeyaan xildhibaan qaran ha noqdo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

     Waxa uu sheegay inay aad u jeclaan lahaaye en in madaxweyne Farmaajo uu xukunka ku soo la abto, si taasi u dhacdana ay xod-xodashada sii wadi doonaan.

    "Waxaanu diyaar u nahay doorasho, waxaan diy aar u nahay in doorasho loo dareero oo aan is doo rano, laguna kala nabad galo. Muran kasta oo yim aada wuxuu dib u dhigayaa doorashada,  Taa mac naheedu ma waxa ay tahay doorasho diyaar uma ahiye dib ha la iigu dhigo, Doorashada wakhtigee da ayaan ku qabaneynaa, Haddii ay tabasho jirto diyaar baa loo yahay in lagu dhageysto,” ayuu kula nkaas ka yiri Mahdi Guuleed.

DF Soomaaliya oo qoraal xasaasi ah u gudbi say QM

    Danjiraha Q/Midoobay u fadhiya Soomaaliya Amb. Abuukar Daahir Cismaan Baalle ayaa faahin dheeraad ah ka bixiyey qoraal xasaasi ah oo ay DFS  u gudbisay golaha ammaanka ee Q/Midobay

     Baalle oo wareysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in DFS ay u gudbisay QM qaraar ku aadan in la kala diro guddiga ka hortagga burcad badeeda Soomaalida

    Danjiraha ayaa sheegay in sedde xdii sano la soo dhaafay aan xeebaha dalka laga diwaan galinin hal kiis oo afduub ah, islamarkaana laga maarmo guddigaasi.

"3-dii sano ee la soo dhaafay xeebaha Soomaaliya lagama diiwaan galin kiis afduub burcadbadeed, taasi badelkeeda dowladda Soomaaliya waxa ay u aragtaa in laga maarmo guddiga, isla markaana loo baahan yahay in dib -u-eegis lagu sameeyo,” ayuu yiri Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soo maaliya Abuukar Daahir Cismaan Baalle.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ka dowlad ahaan ay ka go’an tahay sidii looga hortagi lahaa maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga alluumeysta biyaha Soomaaliya iyo sidoo ka le kuwa wasaqda ku daadiyo biyaha badda Soo maaliya.

      "D/Soomaaliya waa ka go’antahay ka hortaga kalluumeysiga sharcidarada iyo Maraakibta shish eeye ee wasaqda ku shubayo biyaha badeenna iyo sidoo kale inay muujiso awoodda qaadista da cwadaha ka dhasha dambiyada ka dhacda badda Soomaaliya gaar ahaa burcad badeedda iyo kuwa kale ee sharci darada ah,” ayuu markale sii raciyey

    Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo ay haa tan muuqato in la wiiqay awoodii kooxaha burca dbadeeda ee weerarada afduubka ah ka geysan jiray xeebaha Soomaaliya

Qorshe lagu dadajinayo doorashada oo socdo & wararkii ugu dambeeyey

  Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dalka ee weli lagu muransan yahay, islamarkaana Dorraad doortay guddoomiye iyo guddoomiye xi geen ayaa haatan wada qorshe lagu dadajinayo doorashada soo socota ee 2020/20-ka.    Warar ay heshay Caasimada Online ayaa she egaya in haatan guddigu ku howlan yahay soo saarista jadwal cusub oo ku aadan doorashda iyo sida loo wajahayo, maadaama maamul goboleed yada qaar aysan weli soo magacaabin guddiyada doorashada 20/21.

     Sidoo kale guddiga ayaa wada abaabul xoogan oo ku aadan sidii doorashada aqalka sare looga qaban lahaa, ka hor inta aysan dhimaan bishaan K/ Galbeed Soomaaliya, HirShabelle, Galmudu iyo Muqdisho oo lagu dooranayo xubnaha gobollada waqooyi.

      Dhinaca kale madaxweynaha Soomaaliya oo Shalay qoraal so o saaray ayaa shaaca ka qaaday in la dadajin doono doorashada, si ay ugu dhacdo waqtigii loo asteeyey.

     Madaxweynaha ayaa sidoo kale ugu baaqay maamullada Jubbaland iyo Puntland inay soo mag acaabaan guddiyadooda doorashada ee heer D/G/leed ee dalka.

      Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyada weli halk iisii uu yahay walaaca ay musharraxiinta mucaarad ka ka muujinayaan guddiyada lasoo magacaabay, balse Villa Somalia ayaa u muuqata mid dhagaha ka fureysatay dhawaqa ka soo yeeraya midowga musharaxiinta

Midowga Musharaxiinta oo magacowday taliye u gaar ah

    Ilo wareedyo muhiim ah oo ka tirsan xubnaha ku dhow dhow Midowga Musharaxiinta ayaa Caasi mada Online u sheegay in Janaraal ka tirsan Mila teriga Soomaaliya loo magacaabay taliyahooda gaarka ah ee amniga.

     Sarkaalkaan oo aan ilaa hadda la shaacin mag aciisa ayaa la sheegay inuu yahay Janaraal ka tir san Milateriga Soomaaliya, waxa uuna mar soo noqday taliye qeybeed.

      Warar hordhac oo aan la xaqiijin ayaa sheeg aya in Janaraal Maxamuud Ismaaciil Koronto loo magacaabay xilkaan waxaana isku raacay dham aan musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaal iya.

      Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soom aaliya ayaa Dorraad magacaabay guddi ka kooban 28 xubnood, ku waas oo ay sheegeen in ay ka shaqeyn do onaan badbaa dada doorashada Soomaaliya, kadib markii gudd iga doorashada ee lagu muransan yahay ay door teen guddoomiye iyo ku-xigeen.

     Mucaaradka ayaa doonaya inay xaqiijiyaan sugidda amnigooda, xilli laga cabsi qabo in xaala dda faraha kasii baxdo, dowladdana ay qaado tallaabooyin aan la mahdin.

     Khilaafka siyaasadeed ee dalka ayaa kasii dara ya, waxaana madaxweyne Farmaajo uu ku adkeys tay in xukuumadda Soomaaliya ay qabaneyso do orashada ayada oo, sida uu sheegay, la fulinayo heshiiskii doorashada.

      Hase yeeshee, G/Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa taas ka digay waxayna sheeg een inay qaadayaan tallaabo kasta oo dalka looga badbaadinayo inay ka dhacdo doorasho boob ah ama uu ku dhaco firaaq dastuuri ah.

Waxay sidoo kale uga digeen Madaxweyne Farma ajo in uu qaadayo cawaaqib xumida ka dhalata ku adkaysiga tallaabooyinka uu ku diidan yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho la isla ogol yahay oo sharciga waafaqsan.” . Xigasho;-Caasimadda.net


Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay sababta uu u doonayo madaxweynenimo

    Musharrax madaxweyne, Xasan Cali Khayre ayaa xalay xaruntiisa ololaha casho sharaf ugu sameeyay in ka badan Lixdan xildhibaan oo kamid ah baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, xili uu taagan yahay muran la xiriira doorashada.

     Kheyre ayaa xildhibaanadaas ka la hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin doorashada iyo dib-u-dhiskii Galmudug iyo sida loo sii horumarin karo, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska musharaxa Kheyre.

    "Xildhibaannada oo aad ugu dheeraaday ka sheekeynta dowrkii Xasan Khayre ee dib-u-dhiska Galmudug ayaa uga mahad celiyay kartida iyo adk eysiga uu muujiyay intii uu ku guda jiray dadaalla da ka mira dhalinta qorshaha dhidibba u taagidda Galmudug loo dhanyahay oo ka qeyb qaadata horumarka dalka,” ayaa lagu yiri qoraalka.

     Xasan Cali Khayre oo hadal u jeediyay xildhiba annada ayaa si weyn ugula dardaarmay in qeybto oda uga aadan ay ka qaataan dib-u-dhiska guud ahaan iyo inay ka shaqeeyaan hannaan doorasha da dalka oo muddo yar ay inaga xigto.

     Waxa kale oo uu carabka ku adkeeyay in Kur siga uu u tartamayo u raadinayo sidii uu dadka iyo dalka Soomaaliyeed uu wax ugu qaban lahaa, bal se uusan u rabin dano gaar ah iyo kuwa shaqsi ahaaneed.

      "Aniga waxaan ahay musharrax madaxweyne sida dad kale oo badan ay yihiin, waxaan u raadi nayaa Kursiga Madaxweynanimada inaan Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed wax ugu qabto ee inaan ku fariisto u raadinmaayo, waxaana aaminsanahay in ummadda Soomaaliyeed oo dhan ay ka faa’iidi doonto hadii Allah igu guuleeyo safarkaas aan u socdo,” ayuu yiri musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre.

     Ugu dambeyntiina mudanayaasha ayaa u balan qaaday Kheyre inay qaadan doonaan talooyinkiisa ku aaddan joogteynta dadaallada lagu horumari nayo guulaha la gaaray, iyagoona kula dardaamay marka uu ku guuleysto madaxtinimada dalka inuu dhammeystiro dib-u-dhiskii dowlad gobaleed Galmudug loo siman-yahay.

Suldaanka Beelaha Daarood oo is-casilaad ugu baaqay Farmaajo ‘haddii uusan hal mid sameyn karin’

     Suldaanka beelaha Daarood Suldaan Cabdic asiis Beyle ayaa fariin u diray madaxweyne Farm aajo, isagoo sheegay inuu siinayo laba talo oo had ii mid uu ku dhaqaaqo uu dalkan ku badbaadi ka ro, si uusan gacantiisa ugu burburin.

      Waxa uu sheegay in arrin ta doorashada dalka ay meel halis ah mareyso, isla markaa na khatar da mbe uusan dal kan qaadi karin, isagoo mad axweyne Farmaajo xasuusiy ey in si sharaf leh loo soo doo rtay.

"Ina Farmaajo waxaan ku leeyahay dalkan Dorraad si qurux badan ayaa laguugu doortay, afar sanadood ayaad shaqeyneysay, Shalayna waxay mareysaa meel khatar ah, mar hadii laba guddi do orasho la dhisay, waxaa ku xigta laba maddax weyne, waaberyey sacabo laguma qari karo, wax aa muuqata hadii aad saan wax ku sii wado in dal ku burburayo,” ayuu yiri Suldaan Beyle.

     Suldaanka ayaa madaxweyne Farmaajo kula taliyey in dowladnimada Soomaaliya aysan gacanti isa ku burburin, isagoo u soo jeediyey laba qodob inuu mid yeelo, si dalka looga badbaadiyo burb ur."Horta marka hore nin aan kuu furi doonin yuu san kuu rarin, mida labaad waxaan ku leeyahay madaxweynow dalka badbaadi, Shalay gacanta ada ayuu ku jiraaye, badbaadi dalka, anigaan dow laddii dhexe ee burburtay waxaan ku lahaa awood aad u badan, si fudud ayey nooga burburtay, mar ka waxaan mar kale leeyahay xukunka hadaan la ilaalin si fudud ayey dowladnimadu ku burburey saa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Suldaan Beyle.

     Sidoo kale waxa uu kula taliyey in laba 7aad gu dahood uu isugu keeno maamul goboleedyada dal ka oo hadda khilaaf ku kala maqan, isla markaana uu u tanaasulo wax kasta oo danta Qaranku ay ku jirto.

     "Waxaan ku leeyaha isugu yeer maamul gobol eedyada waa kala taganyihiine, musharaxiintii waa gadoodsanyihiin, dalkii meel xun ayuu marayaa,  adigaana madaxweyne ah labadaas talo mid qa ado Suldaankaagii baan ahay talo ayaan ku siin ayaa Farmaajo,” ayuu yiri.

      "Qodobka 1aad isugu yeer musharaxiinta iyo maamul goboleedyada 7 todobaad gudahood una yeel wax kasta oo ay doonayaan, haddii taas la gaa waayo sharafta ha iska ridin ee iska casil xilka ee Soomaali dheh keena ninkii aan dalka inkugu dhiibi lahaa” ayuu yiri.

Sanbaloolshe oo weerar culus ku qaaday Mada xweyne Guudlaawe

      Taliyihii hore ee NISA Ch/i Maxamed Cali San baloolshe ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan G/ Hiiraan, waxuuna sheegay in DF ay jajuub ku he yso dadka reer Hiiraan, isagoo mas’uuliyadda jaha wareerka ka taagan Beledweyne dusha ka saaray madaxweynaha cusub Cali Guudlaawe.

     Sidoo kale waxa uu ka hadlay aamusanaasha ha xaaladan ee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo hor ay looga bartay in doorweyn uu ka qaatay dhisma ha maamulkii hore ee HirShabeelle.

"Waa xaqiiq in Ugaas Xasan uusan mudo ka hadlin arrinta ka taagan Hiira an, dadkuna waxay ku barteen maam ulkii hore ee la dhisaayey inuu door weyn ku lahaa, hadana ma haboona inaan Ugaas ka wax ka sheego, laakiin waxaan aaminsanahay in arrimo u gaar ah uu uga gaabsaday arrinta ka ta agan Hiiraan, in kastoo ay habooneed xiliga dad kiisu uu xaalada adag ku jiro inuu kala qeyb qaa to,” ayuu yiri Sanbaloolshe.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in Madaxweynaha cusub ee HirShabeelle Cali Guudlaawe uu hadda fidno ka wado Hiiraan, sida uu hadalkiisa u dhigay.

"Waa cadahay in Cali Guudlaawe uu meesha fidno ka wado, waxaa lagu doortay Jowhar caasimadii waa jowhar, madaxweynana meeshii lagu doorto ayaa lagu caleema saari jiray, ee waxaa socda da andaansi iyo san ka taabasho, isagoo og in dadka reer Beledweyne aysan raali ka heyn wixii lagu soo dhisay Jowhar,” ayuu Sanbaloolshe hadalkiisa ku sii daray.

     Waxa uu sheegay in madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Yuusuf Dabageed uu isku dayey in Cali Guudlaawe uu xoog ku geeyo Baledweyne, balse ay u suurta geli weysay.

     "Walaalkey Cali Guudlaawe waxaan leeyahay cid ku dhaheysa malahan madaxtinimada dhig, ha daadan adigu iska dhigeyn, meeshaas dadka joo ga waa gadoodsanyihii, dadkuna xiliga uu kacsany ahay loogama sii daro, dab shidana baasiin lag uma sii daro,” ayuu yiri.  Sidoo kale Sanbaloolshe waxa uu sheegay in wax kasta uu ka dhaca Bel edweyne ay u heystaan madaxweyne Farmaajo, "Wax kasta oo fidno ah oo halkaas ka dhaca Mad axweyne Farmaajo ayaan u heysanaa,” ayuu yiri . Ugu dambeyntii Sanbaloolshe ayaa ugu baaqay dadka reer Hiiraan inaysan isku dirin dowlad waqt igeedu sii dhamaanayo, isagoo u soo jeediyey in wax kasta oo ay kala tabanayaan si nabad ah ay ku dhameystaan.

Beledweyne: 3 beelood oo soo saaray mowqif la xiriira Cali Guudlaawe

     M/Beledweyne ee G/Hiiraan waxaa ka dhacay kulan lagu taageeray madaxweynaha cusub ee D/G/HirShabeelle Cali C/hi Xuseen (Cali Gudlaaw e) xilli magaaladaas ay maalmihii la soo dhaafay ka dhaceen banaanbaxyo lagu diidanyahay inuu yimaado.

     Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka reer Hiiraan ee ku nool M/ Beledweye ne oo kulankaas ka ha dlay ayaa sheeg ay inay taageersan yihiin madaxweyne Cali Guudlaawe, iyagoo sheegay sababta ay ku taageerayaan.

    "Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan waa gobollo ma taano ah, Dorraad hadaan madaxweynaha heysan ay,iyagaa Shalay heysta, waxaana ku taageerey naa Cali Guudlaawe Dorraad markii aan heysanay madaxweynaha reer Sh/Dhexe ma aysan qeylin, marka xaq maaha inaan anagu Shalay qeylino, da dka cabanaya ee dhahaya waxaan nahay reer Hii raan, waxaan leeyahay dadka kula degan haka be en sheegina, aan tashano wax hadey inka maqan yihiin waa maga wada maqanyihiine,” ayuu yiri mid ka mid ah odayasha warbaahinta kula hadlay mag aalada Beledweyne.

    Daa’uud Yuusuf Nuur Faarax oo ka soo jeeda beesha Makanne, isla arkaana ka mid ah waxgar adka reer Hiiraan ayaa sheegay inay ku qanacsan yihii doorashadii uu ku soo baxay Madaxweyne Cali Guudlaawe, isagoo sheegay in muhiimadu ay tahay jiritaanka HirShabeelle oo kaliya, isagoo wax laga haboonaa ku tilmaamay in tabasho ay qabto hal beel in dusha loo wada saaro reer Hiiraan.

      Sidoo kale Nabadoon Islow Maxamed Muuse oo sheegay inuu ka soo jeedo beesha Baadi Cad de ayaa sheegay in hoggaanka HirShabeelle ay ku soo dhaweynayaan gacmo furan, isagoo tilmaam ay in reer Hiiraan aan loo afduubi karin hal beel.

     Dhammaantood xubnaha kulankaas ka hadlay waxay sheegeen in gobolka Hiiraan ay deganyihiin 14 beelood, waxa cabanayana ay tahay hal beel oo kaliya.

     Odayaasha iyo waxgaradka ku shiray M/Bele dweyne ee taageeray maadxweyne Cali Guudlaa we ayaa sheegay inay kala metelayaan 13 beelo od oo wada degta M/Beledweyne ee xarunta G/ Hiiraan. "Wixii reer Hiiraan ka maqan waan wada doona karnaa ee hal beel ma doona karto, madax weynaha nasiibka u helay in HirShabeelle loo doo rtana waan soo dhaweyneynaa, madaxweyne ha ddii la diido wax soconaaya malahan hal qabiil nama dhihi karo,” ayuu yiri Nabadoon Islow Max amed Muuse.

    Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, "Cali Guudlaawe noo diidi mayo wax naga maqan, beeshii Dorraad dheefta heysatay oo hadana sii heysata inay maa mulkii diido wax na qabta maaha, waan ku xushme yneynay, laakiin hadda waxa ay wadaa raali kama noqon karno, Cali Guudlaawe waxaan leenahay gacmo furan ku soo dhawaaw, haddii garoonka loo diidana anigaa hadda garoon u diyaarinaya.”

Xigasho:caasimadda.net


Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qayb Galay Shir Looga Hadlaayay Joojinta Colaadda

       Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa ka warb ixiyey qorsheyaasha hirgalay ee dowladdu ay ka qabatay dib u dhiska Ciidamada, dhab u heshiisiin ta, adkeynta daris wanaagga iyo xasilloonida Gobolka.

 

 

 

 


     

 

Madaxweynaha oo shirkan kaga qeyb galay isgaarsiinta Internetka ayaa soo jeediyey in la xooj iyo qorshaha Midowga Afrika ee Ilaalinta Nabadda, ka hortagga colaadaha iyo hirgelinta yoolka hor umarka waara ee qaaradda.

     "Guud ahaan qaaradda Afrika khilaafyo badan ayaa la xaliyay, caqabadaha aan xalka loo helin ee nabadda iyo amniga ee Afrika waa kuwo curyaam iyey fursadaha dadkeenna. Markii aan dhigno qor yaha oo si xilkasnimo leh u xallinno khilaafaadka waxaan gaaraynaa horumar waara”.

      Sidoo kale, Maaxweynaha JFS ayaa la wada agay Madaxda Midowga Afrika guulaha isdaba jo ogga ah ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ay ka soo hoynayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shaba ab, waxa uuna tilmaamay in ay qeyb ka tahay qor shaha Aamusinta Qoriga iyo xaqiijinta xasilloonida qaaradda.

      "Waxaan si buuxda u aaminsanahay in Ciid anka Qaranka Soomaaliyeed oo si wanaagsan u tababaran una qalabaysan ay horseedi karaan amni ay ku diirsadaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Gobolka. dalkeenna waxaa saaran cu naqabatayn dhanka hubka ah taas oo caqabad ku ah halgankeenna ku aaddan xoreynta dalka”.

      Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farma ajo ayaa la wadaagay Madaxda dalalka Afrika sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu waayo-arkeen co laadihii sokeeye ee soo maray, dhibaatooyinka aan ka dhaxalnay iyo halgankii soo kabashada dal keenna.

     Shirkan oo uu guddoomiyey Madaxweynaha dalka K/ Afrika Md Cyril Ramaphosa ayaa ka qeyb galkiisa waxaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Md.Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Md.Xasan Xundubey Jimcaale iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga Mudane Cabdisiciid Maxamed Cali.

General Xuud: Laba cadow isma dugsato, hana dhaafaan Hirshabelle

    General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo ka tirsanaa Saraakiishii hore ee Militariga Somaliya ayaa hadda hoggaaminaya jabhadda laga aasa s ay G/Hiiraan, ee mucaaradada ugu weyn kala hor jeeda Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle, Cali C/hi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Daba-yaaqadii bishii hore ee Nove mber waxaa deegaanka Ceelgaal ee duleedka M/ Beledwe yne looga dhawaaqay Jabhadda HLF (Hiran Liberation Front), ka dib doorashadii 11-kii bi shaasi ka dhacday M/Jowhar, laguna soo doortay Cali Guudlaawe. Jabhadan waxaa hoggaa minaya Gen. Abuukar Xaaji Warsame.

    Jananka ayaa si lama fillaan ahayd waxaa Sabt idii loogu arkay M/B/weyne ee Xarunta G/Hiira an, sababo ku aadan isagoo M/bannaanka ka joo gay, tan iyo markii jabhadaasi lagu dhawaaqay.

Jananka oo la hadlay BBC, waxna laga weydiiyay asbaabaha uu u tagay Beledweyne ayaa yiri "Bel edweyne waxaan ka doonay odayaashii nabadoo nada ee reer Hiiraan ayaa ii yimid, oo iga codsad ay inaan kulano Wasiirka Arrimaha Gudaha, waan ka ogolaaday, ka bacdi waxay dhaheen wixii qod obo aad rabtay iyo sidaad u rabtay ee jabhadda u rabtay ama bulshada eer Hiiraan aad u rabtay soo qoro, waan is weynay Wasiirka, laakiin dokumenti gii oo qoraal ah markaan ka soo tagaayay ayaan u dhiibay dad, waana loo gaynayaa Wasiirka.” Ayuu yiri General Abuukar Xaaji Warsame.

      Muxuu yahay waxaad rabtaan oo warqadaasi ku qoran oo la weydiiyay ayaa yiri "Waxaa ku qor an kooxda sheeganeysa Hirshabelle in ay ka bax do gobolka.” Gobolkee oo la weydiiyay ayaa ku ja waabay "G/Hiiraan. Waxa uu intaa ku daray "Ana ga ma magacaabin, ma dooran, waxay noola jog aan waa dulmi iyo is aamin-darro, taasna waxay keeni kartaa isku dhac, anagoo ka fiirsaneyno wel iba dhac, sida aan u sahli lahayn inaan u sahalno. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa laba cadow isma dugsato. Marka waxaan ku iri hana dhaafaan nimankaas.”

      Su’aal ahayd inay diidan yihiin Madaxda Hir shabelle ka socoto ee ku sugan M/Beledweyne oo la weydiiyay ayaa wuxuu ku jawaabay "Aan diida nahay inay jooggaan.”

    Su’aal kale oo ahayd waxa ay isku tilmaami kar aan isaga iyo maleeshiyada uu ku uruursanayo Ce elgaal oo la weydiiyay ayaa waxaa uu yiri "Ana ga dad nabadgelyo, dad xaq u dirira, dad la dha cay oo diidan wixii laga dhacay ayaan nahay.”

        Waxa la’idinka dhacay oo idinka maqan oo la weydiiyay ayaa yiri "Waxa nalaga dhacay waxa wa aye Hirshabelle afartii sano ee hore xaq laguma dhisin, afartaan sanana 10 jeer ayadoo la sii laba jibaaray xaq darradii ayaa haddana lagu dhisay. Sidaa daraadeed ayaa anaga ku diidnay fekradaas ay Nabad & Nolol ku dhistay Hirshab elle.”

   Gen.Xuud oo la weydiiyay in isagoo Janan Soo maaliyeed ah uu wax ku raadiyo jabhad reer ku dhi san, isla-markaana uu dowlad-diid noqdo sida uu u arko ayaa kaga falceliyay "Waa khalad, dowl adni mana ma diidani, reerkeyna keliyana maaha waa reer Hiiraan oo dhan. Waan kulansanahay, waxaa na diidanahay waa xaq darro, waa sharci darro, waa wixii uu ballanqaaday Madaxweynaha xilligii uu doorashada ku guuleystay uusan fulin. Reer     Hiiraan inay tashtaan ay isku gaystaan waxooda, oo waxa lagu yaqaano DF ee caburinta ah waxa looga bixi karo ee ah inaan ciidan sam eysano, anagoo cidna ku dileyn.”

   Gen.Xuud ayaa intaa ku daray "Ciidan qaran ma ba jiraba, ciidan qaran xaguu jiraa? Puntland ciid ankeeda ayay haysataa, waqooyi ciidankooduu haystaa, anagana ciidankayagaa haysanaa. Xaqi iqada runta ah ciidamada nin 40 sano soo ahaa baan ahay, ninkaad rabto oo Sarkaal oo ciidan ah weydii. Ma jiro Somaliya ciidan qaran oo ka koob an gobolada oo dhan.”

     Si kastaba ha-ahaatee Beledweyne waxaa Ji mcihii ka dhacay iska horimaad hubeysan iyo ban naanbaxyo looga soo horjeeday safar lagu waday inuu ku taggo Madaxweynaha Hirshabelle, safark aasi ayaana la baajiyay, ka dib kulan uu Wasiirka Arrimaha Gudaha magaaladaasi kula qaatay Oday aasha Dhaqanka ee G/iiraan.

Xukuumadda Soomaaliya oo digniin u dirtay Midowga Musharixiinta

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Md.Ci smaan Dubbe ayaa weerar dhinaca Afka ah wax aa uu ku qaaday musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo digniin u diray.

    Wasiirka oo ka hadlayay kulan ka dhacay Mu qdisho ayaa sheegay in musharixiinta Madaxwey naha Soomaaliya ee maalmahaan ku shirayay Mu qdisho gaar ahaan Madaxweynayaal hore wax ooda uu yahay xarako iyo Ciyaar Ciya ar, isaga oo uga digay inay dalka fowdo geliyaan.

    "Nin weyn oo darajooyinkii dalka ugu sarreeyay Soo Qabtay Oo Leh anoo suuqa jooga ayaan guddi maqcaabayaa miyaanay ahayn Xara ko iyo layaab ayuu yiri  ” Wasiir Dubbe.

      Hadalka Wasiirka Dubbe ayaa waxaa uu sii xo ojinayaa khilaafka ka dhashay dhinaca Gddiyada doorashooyinka ee u dhaxeeya Madaxda Dowlad da & Musharixiinta Madaxweynaha.

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo kulamo ka wada Muqdisho

     Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa weli M/Muqdisho ka wada kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo Mas’uuliyiin hore & qeybaha kala duwan ee Bul shada. Musharax Daahir Geelle ayaa Shalay Xaf iiskiisa Xarunta Xisbiga Dan Qaran ee M/ Muqdi sho ku qaabilsay Guddoomiyihi hore ee G/Banaad ir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Shiiraar.

     Mas’uuliyiinta ayaa musha rax Madaxweyne Daahir Gee lle waxaa ay la wadaageen walaaca ay ka qabaan xaaladda guud ee dalka iyo culeesyada caasimadda u gaarka ah., iyaga oo ku ballamay in Wadatashi iyo wadajir looga gudbo.

    Dhinaca kale Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran     ayaa kulan la qaatay dhallinyaro aqoon yahan ah oo wax ku bartay gudaha iyo dibadda dalka.

     Musharraxa ayaa dhallinyarada la wadaagay aragtidiisa siyaasadeed ee uu doonaayo inuu dal ka ku hoggaamiyo, isaga oo ka dhageystay taloo yin dhaxalgal ah oo ay dhallinyaradu usoo jeediy een.

Doorasho Maanta ka dhaceysa dalka Ghana iyo Musharaxiin isku heysa

Shacabka dalka Ghana ee galbeedka afrika dhaca ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub.

     11 Musharax ayaa u taagan xilka madaxwey naha kuwaas oo ku dadaalaya in ay codka dadka helaan .

      Musharaxiinta ugu cad cad ee hardanka culus uu dhaxmarayo ayaa ah madaxweynaha iminka xafiiska jooga Nana Akufo-Addo iyo madaxweyn ihii hore ee uu ka guuleystay sanadkii 2016 John Dramani Mahama.

      Ghana oo lagu tiriyo dalka ugu wanaagsan galbeedka afrika marka ay timaado dimuqraa diyada waxaa iminka heysta dhibaatooyin badan oo ay tahay in uu wajaho xalkooda qofkii xilka ku guuleysta.

     Shaqo la,aanta dhaliyada, amaanka iyo same ynta dhaqaalaha ee Covid-19 ayaa ah waxya abaha doora



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip