HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 06-DEC-2020

0
Sunday December 06, 2020 - 08:48:07 in Wararka by
  • Visits: 728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 06-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Shir Ay Yeesheen Midowga Afrika

   Madaxweynaha J/F/Soomaaliya Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika ayaa soo ba ndhig ay fursadda dalka ee  ho gga aminta ganacsi ga & wax soo saar ka Afrika.

Madaxweynaha oo shirkan kaga qeyb galay Khadka Internetka ayaa tilmaamay in tallaabo wanaagsan loo qaaday xaqiijinta hiigsiga Afrika ee mideynta ganacsiga iyo iskaashiga dhaqa ale, taas oo xoojinaysa nabadgelyada, xasillooni da iyo mustaqbalka Afrika.

      "Soomaaliya oo ka mid ah dalalka qalinka ku duugay hirgelinta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika, waxaa ka go’an in ay ka fa a’Iideysato hal-abuurka ganacsi ee ay ku tilmaa man yihiin dadkeenna Soomaaliyeed oo ay weh eliso booska istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalkee nnu”.

     Madaxweyne Farmaajo ayaa boggaadiyay dadaallada madaxda Qaaradda Afrika ay ku bixi nayaan ka miro dhalinta qorshaha Aagga Gana csiga Xorta ah ee Afrika, waxa uuna muujiyey muhiimadda ay leedahay in loo midoobo hour marinta dhaqaalaha Afrika iyo hirgelinta qorsha ha ganacsiga xorta ah.

     "Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Q/Afrika wa xa uu noqon doonaa fursadda ugu weyn ganac siga xorta ah ee adduunka, iyadoo la heli doono suuq ka kooban 1.3 bilyan oo qof iyo fursado dhaqaale oo faa’iido leh”.

      Madaxweynaha Farmaajo ayaa si gaar ah u gu mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyad da Niger Mahamadou Issoufo oo hoggaaminaya ololaha hirgelinta Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika oo Soomaaliya ay door muuqda ka qaad anayso.

Musharaxiinta mucaaradka oo shaaciyey ‘in boob lagu billaabay’ hantida qaranka

      Golaha ay ku Midoobeen Musharaxiinta Mucaaradka ayaa walaac xooggan ka muujiyay heshiisyada ay xilligaan kala guurka ah dowlad da dhexe la galeyso shirkadaha baara shidaalka

     Warqad ay soo saareen ayey ku sheegeen in arintaas ay tahay boob hanti qaran oo aan ge ed loogu soo gamban, maadaama dalka uu had da ku jiro marxalad kala guur ah.

      Wasaaradda Batroolka ayaa mudooyinkii u gu dambeysay ka sha qeyneysay ruqsad siin ta shirkado laga leeya hay dalka Turkiga, wax aana wafdi wasaaradda ka socda uu maalmahii ugu dambeeyay ku sugnaa wadankaas.

     Golaha ay ku midoobeen musharaxiinta mu caaradka waxey nasiib darro u arkaan in xiliga an lagu soo beego heshiisyada arinta Batroolka.

Musharaxiinta ayaa sheegay in tallaabadan ay lid ku tahay nidaamka dowlad-wanaagga iyo Ma s’uuliyada Qarannimo, iyadoo sidoo kalena dha awaceysa dadaalkii iyo heshiiskii geedi socodka deyn Cafinta dowladda Somalia kula jirto Hay’ adda lacgata Adduunka. Sidoo kale Midowga Musharaxiinta ayaa Madaxweyne M.C/hi Farma ajo ugu baaqay inuu ka waantoobo ku takrifalka musuq-maasuqa hantida Qaranka, isla markaa na si deg deg ah u joojiyo ruqsad bixinta baaris ta Shidaalka dalka.Wafdi uu hoggaaminayay W.Batroolka XFS ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Turkiga, iyadoo bilaabayo bixin ta ruqsadaha shidaal baarista goobaha horay looga cayimay deegaanada Galmudug.

HALKAAN KA AKHRISO QORAALKA GOLAHA:

     Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu wal aac xoog leh ka muujinayaa tallaabooyinka dha bar jabka ku ah mustaqbalka iyo horumarka da dka Somaliyed ee ay qaadayaan Madaxwayne

    Farmaajo iyo xukuumadda waqtigeedu gaba absiga yahay.

     Golaha wuxuu u arkaa in ay boob hanti qar an tahay in iyadoo lagu jiro marxalad doorasho oo kala-guur ah, ay W/Batroolka iyo Macdanta DFS ku dhiirrato bixinta ruqsadaha baarista Bat roolka, Tillaabadani waxay liddi ku tahay nidaa mka dowlad-wanaagga iyo mas'uuliyadda qaran nimo, waxay kaloo dhaawacaysaa dadaalkii iyo heshiiska geeddi socodka dayn cafiska ee ay DFS ahi kula jirto Hay'adda Lacagta Adduunka..

   DFS ayaa ballan qaadday inaan la bixin wax ruqsad ah ka hor intaan la diyaarin, isla mark aana la is waafajin, dhammaan shuruucda iyo xeerarka lagama maarmaanka u ah bixinta rug sadaha baarista Baatroolka, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

1. Sharciga Baatroolka.

2. Sharciga Canshuuraha Kheyraadka Dhulka hoostiisa laga soo saaro, kaasoo aan weli Baa rlamaanka la horgaynin.

 3. Heshiiska qaybsiga waxsoosaarka oo aan weli la waafajinin sharciga canshuuraha iyo lib ka Qaranka.

 4. Sharcigalibka Qaranka

Shir  ay yeelan lahaayeen Golaha Wasiirra dda Soomaaliya oo baaqday

    Waxaa dib u dhacay shir caadi aheyn oo Shalay G/Wasiirradda Soomaaliya ku yeelan la haayeen M/Muqdisho, kaa oo qorshuhu ahaa in looga wadahadllo xaaladihii ugu danbeeyay siyaasadda guud ahaan Soomaaliya.

       Golaha Wasiirradda ayaa Habeen hore lagu war-galiyay qabsoomida shir ka, hasse ahaatee mar kale Golaha Wasiirradda ayaa loo diray fariin ah inuu shirku baaqday, sida warbaah inta u sheegeen ilo xog-ogaal ah.

      Inkastoo shirkanni uu qaabday hasse aha atee arrimaha ugu waaweyn ee qorsuhu ahaa in diirrada lagu saaro ayaa lagu sheegay arrintan Jubbaland iyo khilaafka ka taaggan doorashada oo siweyn uga soo horjeesteen musharixiinta mucaaradka.

      Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay waddo qorshe ka dhan ah Jubbaland oo ay dooneyso in ay u aqoonsato deegaan cadawgu heysto oo aan doorasho lagu qabin karin.

     Dhawaan ayeey aheyd markii DFS ay dalka ka saartay safiirkii Dowladda Kenya oo ay ku eedeysay in ay fara-galin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Ganacsato Iyo Dad Kale Oo Cabasho U Gud biyey Guddoomiyaha G/Banaadir

   G/G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho Cumar Maxamuud Maamed (Cumar Finish) ayaa Shalay Xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada iyo dadka deegaanka Laa nta Xaawo Taako ee D/Howlwadaag.

Guddoomiye Cumar Finish ay aa Ganacsatada Suuqa Bakaa raha iyo dadka deegaanka La anta Xaawo Taako inta uu kulanka socday ka dhageystay tabashooyin kala duwan oo ay ka qabaan Biyaha Fariista Iskuulka Xamar-Jadiid, xili uu roobku ka da’o Caasimadda.

      Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka ayaa Ganacsatada iyo dadkii uu kulan la qaatay u sheegay in Maamulka Gobolka uu ka jawaabi doono cabashooyinka ay dadkaas ka qabaan biyo fariisidka xaafadda Xamar-Jadiid.

      Md.Cumar Finish ayaa maalmo kahor kormeer ku tegay Bulaacadda dhismaheedu ka socda dhabarka dambe ee Iskuulka 21-ka Octo obar, taasoo Dhismaheedu gebagebo marayo, isagoo sidoo kale kormeeray warta KM4 iyo laa miga Burbursan ee Warshada Caanaha.

     Kulanka waxa Goobjoog ka ahaa Guddom iye ku-xigeenada Maamulka G/Banaadir, Xog hayaha Guud ee Maamulka G/B/iyo Guddoomi yaha D/Howlwadaag iyo xubno kale.

    Bishii lasoo roobab xoogan oo ka da’ay Caa simadda ayaa samameyn ballaaran ku yeeshay waddooyinka dhowr oo ku yaalla Muqdisho oo ay xireen biyo, wallow markii dadaad dheer, kadib lagu guuleystay in la nadiifiyo, iyadoona qaar kamid waddooyinka ay burbureen.

Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Heer Federaal

    Guddiga doorashada heer Federaal oo ay Xu kuumadda magacawday ayaa Shalay iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye Kuxige en, ka dib todobaadyo xubnaha Guddiga ku xar eysnaayeen Hotelka Decale ee ku yaalla garo onka diyaaradaha.

     Guddoomiyaha cusub ee la doortay Maxam ed Xasan Maxamed oo loo yaqaano Cirro ayaa ku guuleystay 17 cod.

      Maxamed Xasan Cirro ayaa ahaa Qoraa Barnaamij soo saare ka ahaa ka shaqeyn jiray Idaacadda Qaramada Midoobey ee ka shaqey sa arrimaha Bani’aadanimada oo loo yaqaano ERGO, muddo shan sano ayuu ka shaqeynayay Idaacadda ERGO.

    Sidoo kale waxaa uu ka soo shaqeeyay Maktabada Aw-Jaa mac oo qaban qaabisa todobaadka dhaqanka Kenya oo lagu qaban jiray Tiyaatarka Qaranka.

Tallaabada guddiga doorashada heer Federaal uu Guddoomiye iska dhex doortay ayaa ku soo aaday, iyadoo ay taagan tahay khilaafka ka taa gan hannaanka doorashada iyo diidmada lagala horyimid Guddiga oo ay dalbadeen Musharaxiin ta mucaaradka in la kala diro.


Axmed Daaci Oo U Digay Madaxda Dowladda Federaalka

     Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee G/Banaadir ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Hiiraan gaar ahaan banaanbaxyadii rabshadaha watay oo maalmihii lasoo ka dhacayay Magaa ladaas.

Axmed Xasan Caddow (Axmed Da aci) ayaa banaanbixii looga horje eday Hirshabeelle ee ka dhacay Ba ladweyne ku eedeeyay inay soo ab aabuleen siyaasiyiin leh danno ga ar ah, wuxuuna sheegay in xiligaan arrintaas aan loo baahneyn.

      Waxaa uu sheegay Axmed Daaci in mas’uu liyiin kasoo jeeda Hiiraan ay xilal kala duwan ho rey uga soo qabteen Hirshabeelle, isla markaa na xiligaan ay ka hayaan xilal, hayeeshee dad ka degan Baladweyne aan looga baahneyn inay kaasoo horjeeystan Maamulka Cusub.

      Isaga oo hadlaayay Guddoomiyihii hore Wa dajir ayuu u Jawaabay Wasiirkii hore Waxbara shada C/llaahi Goodax Barre, wuxuuna ku eed eeyay inuu u gafay Madaxweyne Cali Guudlaa we, isaga oo ku baaqay in dadka aan la kicin.

     "Goodax ku fogaan maayo laakiin markuu xil haayo dalka iyo dadka wuxuu u arkaa inay bar waaqo ku jiraan markii xilka laga qaadana dalku nabad kama jirtoo waa Balaayeysanyahay ayuu leeyahay,Maahan in ummadda la kiciyo” ayuu yiri Axmed Daaci.

      Sidoo kale Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa dowladda Federaalka ugu baaqay inay wax ka qabato Arrin uu sheegay in laga hurina yo Jubbaland gaar ahaan Kismaayo iyo tan ka taagan Hirshabeelle.

     Madaxda dowladda ayuu uga digay in haddii Arrimaha 2da maamul wax ka qaban waayaan ay soo bixi doonto eeddii Mucaaradka u jeediy een Madaxda oo ahayd inay wax boobayaan, waa sida uu hadalka

     "Arinta Kismaayo laga hurinaayo iyo arinta Hirshabeelle ka socota haddaysan aragti lagu qancikaro ka qaban sidii Mucaaradku sheegay ey oo ahayd inay wax boobeyso bay ku saleys mee” ayuu yiri Axmed Daaci

RW ku xigeenka oo gudoomiyay shir ay ka qeyb galeen Golaha Wasiirrada iyo khubaro

     R/Wasaare ku-xigeenka dalka Md.Mahdi Ma xamed Guuleed Khadar ayaa  gud doomiyay shir ay ka qayb galeen qaar ka mid ah G/Wasiirrada iyo khubaro.

     Shirkaan ayaa hadlayay u diya ar garowga Madasha Soomaaliya iyo Saaxiibba da Caalamka (Somali Partnership Forum) oo to ddobaadkan lagu qabanayo M/Muqdisho.

    R/Wasaaraha Soomaaliya Md Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb galo kulankaasi oo uu khudbad ka jeediyo.

Muwaadiniin Soomaali ah Oo Lagu La’yahay Xadka South Africa iyo Zimbabwe

     Abdulkadir Abdullahi Hashi iyo Faysal Jaa mac Yare, ayaa lagu la’yahay Xuduudda u dhax eeya Dalalka South Africa iyo Zimba bwe, sida ay eheladooda oo nalasoo xariiray inoo xaqiiji yeen.

     Dhallinyaradan oo reer Muqdisho ah kun asoo jeeday Dalkani Koonfur Afrika, ayaa markii cidi ugu wardambaysay oo aheyd 27-kii October 2020, waxaa dadkii waday ay Waalidiinta u sheegeen in Wiilashooda ay Gaari ka saareen Wadanka Zambia ayna gaar een Dalka Zimbabwe, unasii gudbayaan South Africa, ka dibna xilligaas kadib warkooda la waayey.

      Haddaba ciddii Warkooda hesha, gaar ah aan Soomaalida Magaalooyinka Xadka deggan, waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay wa rkooda gaarsiiyaan oo si deg deg ah ula xiriir aan Waalidiintooda oo aad uga walwalsan nol osha Wiilashooda.

● Carab Xaashi +27 83 334 2570

● Aftaag +27 84 574 8955

● Mohamed Hashi +252615033429

Midowga Musharaxiinta oo magacaabay gud diga bad-baadinta doorashooyinka

      Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa Shalay magacabay guddi ka kooban 28 xubn ood, oo loogu magac daray Guddiga Badbaadin ta Doorashooyinka Dalka.

     Guddigan ayaa waxaa lagu magacaabay shir ay musharaxiinta Shalay ku yeesheen magaala da Muqdisho. Afhayeenka Midowga Musharrixi inta, Ridwaan Xirsi ayaa sheegay in guddiga ay magacaabeen ay ka shaqeynayaan sidii ay doo rasho xor iyo xalaal ah oo qof walba ku qanacs an yahay dalkan uga dhici laheyd.

     Magacaabista guddigan ayaa imaneysa, aya da oo Guddiga doorashada heer federaal ay Shalay kulan ay ku yeesheen M/Muqdisho ku doorteen guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa. Max amed Xasan Maxamed ayaa loo doortay Maxa med Xasan, halka Mowliid Mataan loo doortay guddoomiye ku-xigeen.

     2da tallaabo ee ay Shalay kala qaadeen Mu caaradka iyo Dowladda ayaa u muuqda kuwa la isugu jawaabayo, xilli ay sii fogaaneyso xaalad da dalka iyo khilaafka jira kadib markii dowladda ay diiday inay guddiyada doorasho ka saarto xubnaha dowladda iyo askarta.

      Musharaxiinta Mucaaradka ayaa sidoo kale shirkii ay Shalay yeesheen walaac uga muujiye en waxyaabo badan oo dalka ka jira oo ay ugu horreeyan qalqalka siyaasadeed ee ka jira maa mul goboleedyada qaar sida HirShabelle oo ay xaalad xumi ka taagan tahay iyo sidoo kale Jubbaland oo arrimo badani ka jiraan.

     Waxyaabaha ay soo hadal qaadeen waxaa ka mid ah bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya, iyadoo ay aad usoo dhawaaneyso wakhtiga loo jaangooyay joogitaanka ciidamada miwodga Afrika ee AMISOM iyo waxyaabo kale oo ay DFS ku eedeeyeen iney qeyb ka tahay. 

     Ugu dambeyntii, waxay golaha musharaxiin ta ugu baaqeen DFS ineysan ka leex leexan wa xyaabaha ay doonayaan isla markana ay garw aaqsato iney dalka ka qabato doorasho la isla ogolyahay oo  dadka oo dhami u siman yahiin.

     Sidoo kale waxay DFS ugu baaqeen iney ka waantowdo in la abuuro xaalad aan la mahdin, sidoo kalana aan la qabanin doorasho sax ah maadaama ay ilaa iyo hadda dowladdu wax jaw aab ah ka bixin go’aamadii ay soo saareen.

Musharax Daahir Geelle oo kulan la yeeshay Madaxweynihii hore ee dalka

      Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa Xalay booqasho iskugu jirta sal aan iyo xog-waraysi ugu tagay Madaxweynihii hore ee dalka Md.Xasan Sh.Maxamuud oo ka mid ah golaha Musharaxiinta. Kulankaan ayaa looga hadlay xaalada dalka iyo sidoo kale go,aamada Musharaxiinta Madaxweynaha.

"Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Md.Xasan Sh.Maxamud ayaan Xalay hoygiisa ku booq day, Salaan iyo is xog waraysi kadib waxaan madaxweynaha isla qiimaynay marxaladda kala guurka ah iyo arrimaha doorashooyinka dalka” ayuu yiri Musharax Madaxweyne Daahir Maxam uud Geelle.

     Md.Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka mid ah Musharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxwey naha Soomaaliya. Muddooyinkaanba waxaan Muqdisho ka waday kulamo iyo shirar aan kula kulmayay musuuliyiin dawladeed, siyaasiyiin, indheer garad iyo bulshada rayidka ah.

     Md.Daahir Maxamuud Geelle oo horay Was iir 2jeer u soo noqday, Xildhibaan iyo Safiir ayaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta fara kutiska ah ee ka tagay la shaqeynta Madaxweyne Farmaajo ka dib markii uu iska diiday in loo adeegsado hana an buunbuunin oo ka baxsan hanaanka dowla dnimada Xigasho:Radiorisaala.Com.

Gen. Mukhtaar Afrax Oo Fariin U Diray Ciida mo Ku Sugan Baladweyne

      Wasiirka arrimaha gudaha, dib u-hishiisinta iyo Federaalka ee XFS Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa Shalay M/Beledweyne ee G/Hiiran kullan kula yeeshay Saraakiisha ciidanka qalab ka sida ah gaar ahaan hogaanka ciidanka xoo gga dalka qeybta 5-aad iyo hogaanka ciidanka booliska gobolka Hiiran.

Gen.Mukhtaar Wasiirka arr imaha gudaha ee DFS ayaa ku dhiirigaliyay ciid amada doorka xooggan oo ay ka qaateen na bad-galyada iyo la dagaalanka Al-shabaab.

     "Waxaan Bogaadinayaa doorka aad ka qaa dateen nabad-galyada magaalada oo aan ogta hay xaaladii ay ku sugneed dhinaca amniga mar ka loo eego deggenaanshaha ka jiran magaala da, waxaana amray in loo turo shacabka iyadoo lagu shaqeynayo hanaanka dowladnimada” ay uu yiri Wasiir Mukhtaar Arfax.

      Guddoomiyaha G/Hiiraan Cali Jeyte Cisma an oo soo dhoweeyay wasiirka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay waxbadan ka qaateen am aanka magaalada hase ahaatee xilliga kala gu urka uu sameeyn ku yeeshay balse sidoo kale ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan dowladda dhexe.

      Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda oo Dorraad kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Baladweyne ayaa ka dalbaday in la joojiyo ban aanbaxyada ka dhacaya Magaalada, isla mark aana tabashooyinka jira lagu dhameeyo wada-hadal.


Digniin Laga Soo Saaray Ayax Hor Leh Oo Ku Wajahan Gobolada Somalia

     Hay’adda QM ee Cunada iyo beeraha qaabi lsan FAO ayaa ka digeysa Ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha soomaaliya oo horay ayaxu saameyn lixaad leh ugu hayay.

Dhasha ayaxa ee koronkora da ayaa laga bilaabo isbuuc an is uruursan doonta wax ayna aad uu sii kordheysa in ta bishaan December ka dhiman ilaa bisha Jan aayo ee sanadka 2021 sida FAO ay tilShalayy.

Laga bilaabo bartamaha December ayax dhal aan ah oo xoog badan kaas oo ka yimi dhanka koonfur bari itoobiya ayaa la saadaalinayaa in uu ku dago gobolada k/Soomaaliya.

      Qeybo ka mid ah Gobalada waqooyi Barri Soomaaliya waxaa iminka ku sugan ayaxa wa aweyn oo bilaabay in uu ugxaan dhigo taas oo saameyn kale yeelan karta.

      Puntland iyo Galmudug ayaa ka mid ah mee laha ugu daran Soomaaliya ee uu Ayaxu aafee ya, waxaana xusid mudan in Ayax uu baabi’iyay dalagyo sanadkaan bareeray, iyadoona dowlad da  Soomaaliya ay Gobolada ka bilowday buuf inta Ayaxa.

Ciidamada Boliska Galmudug oo fashiliyay Qarax

     Ciidamada Booliska  Caasimada Galmudug Dhuusamareb ayaa gacanta ku dhigay waxyaa baha qarxa oo ay sheegeen in la dhigay xaafad ka mid ah M/Dhuusamareeb. Booliska ayaa qab tay Qaraxaan oo ahaa miino iyo sidoo kale agab kii lagu hagaayay, waxaana ay sheegeen in ay waddaan baaritaano ku aadan cida falkaan aba abushay.

     Booliska waxa ay sheegeen in Qaraxaan ay qabteen ka dib markii dadka degaanka ay kusoo wargal iyeen ciidanka booliska.

Qaraxaan oo ahaa miino la na fashiliyey ayaa lagu aasay Dhabarka Danbe ee Saldhiga  Booliska Dhuusamareeb.

      Habeenno ka hor ayaa sidaan oo kale aye ey aheeyd markii ciidamada Amniga ay fashiliy een qarax kan oo kale ah

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyada Sanadka 2021

      Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Shalay shir aan caadi ahayn ku yeeshay M/Hargeysa, kaasi oo ay shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uuna wehelinaayey Madaxwe yne ku xigeenka Somalil and C/raxmaan Saylici.

     Kulanka ayaa waxaa dood iyo falan-qayn dhe er ka dib Golaha Wasiira da ku ansixiyeen Miisa aniyad-sannadeedka 2021-ka oo fadhigii hore la horkeenay Golaha, miisaaniyadan oo ka kooban lix qaybood oo kala ah:

     Cadadka oddoroska miisaaniyad-sannadeed ka 2021 wuxuu dhan yahay 2,882,000,000,000 (laba tiriiliyan iyo siddeed boqol laba iyo siddee tan bilyan), waxana ay oddoroska miisaaniyad sannadeedka Maamulka ka badan tahay tii hore ee 2020, 2.7% halka wadarta guud ee miisaan iyaduna ay tii 2020-ka badan tahay 2.9%,  wax aanay mudnaanta siin doontaa miisaaniyaddan 2021-ku: 1-Amniga {2}-Caddaaladda {3}-Caafi maadka {4}-Waxbarashada {5}-Wax-soo saarka {6}-Deegaanka {7}-Tamarta {8}-Maamul wanaa ga {9}-Doorashooyinka{10}-Ictiraafka

     "Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka waxay waafaqsan tahay qorshaha labaad ee Maamul ka, barnaamij siyaasadeedkii xisbiga Kulmiye iyo habka maamulka maaliyada ee PFM, waana miisaaniyaddii soddonaad (30) ee uu yeelato, Somaliland, waxana loo gudbin doonaa Golaha wakiillada Somaliland si ay u ansixiyaan” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirada.

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Mudug

     Warar dheeraad ah aya  kasoo baxaya dag aal kooban oo saacadihii lasoo dhaafay ka dha cay deegaano ka tirsan G/Mudug, kaasi oo u dhexeeyay 2maleeshiyaad beeleed oo hubeys an. Dagaalkan ayaa si gaar ah uga dhacay me el ku dhow tuulada lagu magacaabo ceel-caday oo ka tirsan deegaanka Warshubo ee G/Mudug, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

    Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkii dhacay oo soo kala gaaray dhincyada, iyadoo uu salka ku haayo arr imo la xiriira muran dhul oo muddooyinkii u dhe xeeyay beelalaha Colaada dhexmartay.

      Dadka deegaanka ayaa ku warramay in saa ka xaalada ay tahay mid degan, in kastoo laba da dhinac ay wadaan hub uruursi, isla markaa na waxaa socda dadaalo lagu doonayo in looga baaqsado dagaal kale oo dhaca.

       Muddooyinkii ugu dambeeyay deegaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa waxaa kusoo badanayay dagaal beeleedyo iyo dilal ku aadan aanooyin qabiil, waxaana Galmudug ay shegtay inay wado qorshe Coladahaas loga hortegayo.

Shil gaari oo ka dhacay Dawga Cad oo dhaliyey  qasaaro nafeed

     Alle ha naxariistee 1 qof ayaa ku dhintay  ba abuur nooca qaada xamuulka oo Shalay ka dhacay dawga cad ee Magaalada kaas oo ku so cday degaanka lagu Magacaabo Buuloxaar.

  Gaarigaan oo siday re er guuraa ayaa wax ka loo ku dhaawacmay 15 qof oo 7 ka mid ah yihiin caruur 10 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaa wacmay gaarigaa dhacay ayaa xaladood tahay mid aa u darana iyadoo lagu daweynayo dhakh tarka magaalada Harge ysa.

    Halka uu ka dhacay Shilkaan ayaa horay wax aa uga dhacay shilal badan oo ay ku dhinteen dad kala duwan.

Puntland Xildhibaanadii xasaanada laga qa aday oo go’aamo cusub ku dhawaaqay

     Xildhibaannadii xasaanadda laga qaaday ee maamulka ayaa Habeen hore shir jaraa’id oo ay Garoo we ku qabteen waxa ay ku beeniyeen in xasaan ad iyo xilkii xildhibaannimoba laga qaaday, wax aana ay sheegeen in wali ay ka tirsan yihiin baa rlamaanka Puntland.Waxa ay sheegeen in sharciga ku garn aqsanayaan, sidoo kalena ay tegeyaan xarunta Baarlaman ka si ay u ilaali yaan sharciga iyo xeerhoosaad ka baarlamaan ka Puntland oo shaqsiyaad ay san gacmaha ku qaadan karin.

      Shacabka ayey ugu baaqeen in ay is dejiya an isla markaasna ilaaliyaan midnimada iyo Amniga Puntland. Mudanayaasha hadlay waxay kala yihiin; Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed, Saleebaan Faarax Ciise, Cabdiqani Abshir Jaa mac ( Surato), Muuse Siciid Xassan (Jajabsay) , Maxamuud Maxamed Barre, Cabdicasiis Siciid Maxamuud (Baduugaaye) iyo Maxamuud Axm ed Caalin.

Somaliland oo war yaab leh kasoo saartay bixitaanka ciidamada Mareykanka

    Xukuumadda Somaliland ee Muuse Biixi Ca bdi ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay wax ay kaga hadashay qorshaha uu Mareykanka ugala baxayo ciidamadiisa gudaha Soomaaliya, ka hor inta uusan xilka wareejin Donald Trump.

     Qoraalkan oo ka soo baxay ma daxtooyada Somaliland ayaa wax aa lagu sheegay inay soo dhowey nayaan go’a anka Mareykanka ee uu ciidamadiisa kala bax ayo Soomaaliya.

     Somaliland ayaa arrin wanaagsan ku tilma amtay in xilligan Mareykanka uu ciidamadiisa ka saaro gudaha Soomaaliya, loona baahan yahay in dal kasto uu isku filnaado.

      Sidoo kale xukuumadda Muuse Biixi ayaa ku faantay in Somaliland ay isku filan tahay mar ka loo eego qabashada doorashadeeda iyo am maanka. Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo Habeen hore Trump uu soo saaray amarkiisii ugu da mbeeyey ee dhammaan ciidamada Mareykanka looga saarayo gudaha Soomaaliya.

Ruushka Oo Soo Saaray Fariin Ku Socota Dowladda Somalia Iyo Somaliland

     Dowladda Ruushka ayaa ka hadashay wa da-hadalkii bishii Ogoosto ee sanadkaan 2020 DFS iyo Somaliland ku dhexmaray dalka Jabuu ti oo 2da dhinac heshiis gaareen, in kastoo aan la fulin.

     Ergayga joogtada ah ee Ruushka u fadhiya Q/Midoobay Vassiliy Nebenzia ayaa sheegay in Xukuumadda Moscow ay ka walaacsan tahay burbur ka ku yimid wejiga 2ad wa da-hadalkii bilowga ahaa ee dhexmaray Somaliya & Somalilandee Jabuuti.

    Sidoo kale Vassiliy Nebenzia ayaa tilmaamay in muhiimad weyn ay leedahay in mar kale dib loo bilaabo wada-hadaladii u dhexeeyay 2ada dhinac, isla markaana laga shaqeeyo qaabka ugu wanaagsan khilaafka lagu xalin karo.

    Ergayga Ruushka ee Q/Midoobay ayaa DFS & Somaliland ka dalbaday wax kasta lagu dham eeyo wada-hadal buuxa lana sii amba qaado we jiga 2aad wada-hadalkii bilowga ahaa ee Ogoos to ka dhacay Jabuuti.

     "Waxaan ka walaacsanahay burburka ku yi mid wejiga 2aad ee wada-xaajoodyadii August, waxaan ka dalbaneynaa 2da dhinac inya isu tan aasulaan, aad bey muhiim u tahay in wadahada lada DFS &Somaliland dib loo bilaabo” ayuu yiri Vassiliy Nebenzia.

      Somaliland ayaa si iskeed ah Madaxbannaa ni ugu dhawaaqday markii ay burburtay dowl addii dhexe ee Soomaaliya, ku dhawaad 30 sa no ka hor, Tan iyo xilligaas waxay Ma’suuliyiinta Somaliland raadinayeen aqoonsi caalami ah, iy adoona wada-hadalo dhowr oo horey u dhexm aray Somalia iyo Somaliland ay fashil kusoo dhammaadeen.


Faahfaahin khasaare ka dhashay iska horim aad ka dhacay Mudug

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo bax aya dagaal beeleed ka dhacay degaano hoos yi maada degmada Xarardheere ee G/Mudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip