HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-DEC-2020
Ra’iisul Wasaaraha oo
kormeeray Dekedda Muqdisho
Ujeedka kormeerka ayaa ahaa sidii loo hubin lahaa adeegyada
ay shacabka Soomaaliyeed u hayso dek eddu iyo in qiimeyn lagu sameeyo dhaqan
galka heshiiskii lagu horumarinayay dekedda ee dhow aan ay kala saxiixdeen
Dowladda Federaalka iyo Shirkadda Alberak .
R/Wasaaraha ayaa warbixinno la xiriira howll aha socda ka
dhageystay Wasaaradda iyo ma amulka dekedda, waxayna warbixin guud ka dhi ibeen
adeegyada ay bulshada u hayaan, gaar ahaan isbadallada horumarineed ee qeybaha
dekedda lagu sameynayo.
Eng.Rooble ayaa
soo indha-indheeyey qey baha kala duwan ee dekedda, waxuna bogga adiyey shaqada
socota ee loogu adeegayo shac abka Soomaaliyeed, isagoo kula dardaarmay in la
sii dardargeliyo.
Kormeerka ayaa
waxaa ku weheliyey R/Wa saaraha,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo G/ G/Banaadir
ahna Duqa Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed Filish. ---DHAMMAAD----
Qabyo-Qoraalka
Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay
Xafiiska Xalka
Waare oo ka tirsan Wasaara dda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta
Dhaqaalaha ayaa u qabatay hey’adaha Federa alka ah, Maamul Goboleedyada iyo
Maamulka G/Benadir kulan howleed lagu ansixinayay qa byo-qoraalka
Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Wa ara taas oo looga sal gaari doono xal waara
loo helo arrimaha barakaca.
Kulankaan waxaa ka
qayb-galay Wakiilo ka kala socda Xafiiska R/Wasaaraha, W/daha Fe deraalka,Wasaaradaha
Maamul Goboleedyada, Hay’adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha, iyo maamulka
Gobolka Benadir.
W/Qorsheynta waxa
ay wada tashi balaraan la sameeysay hey’adaha DFS,Maamul Gobol eedyada,
Maamulka G/Benadir, iyo Hey’adaha Qaxootiga iyo Barkacayaasha. Wasaaradda waxa
ay sidoo kale la yeelatay wadatashi Gana csatada Soomaaliyeed oo ay hormuud ka
aheyd Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliye ed, Bulshad Rayidka oo ay hormuud
ka aheyd SONSA, saaxiibada caalamka oo ee ka mid yihi in Hay’adaha
QM,Hay’adahaan Dowliga Ahayn, Deeq Bixiyaasha, Safaaradaha, Khubaro Caala mi ah
oo hurmuud ku ah arrimaha Xalka Waara ee barkacyaasha iyo Guddiga Heer Sare ee
Bar akacayaasha ee Xoghayaha Guud ee QM.
Waxaa soo idlaaday
wadatashiyada iyo ansi xinta farsamo ee Istiratiijiyadda Xalka Waara iyo Qorsho
Howleedkiisa, waxaana la horgeyn doo naa Golaha Wasiirada si ay u ansixiyaan.
Goodax oo weerar xun oo
qabyaaladeysan ku qaaday Cali Guudlaawe
Wasiirkii hore ee
waxbarashada Soomaaliya xildhibaan C/hi Goodax Barre ayaa weerar cu lus oo
qabyaaladeysan ku qaaday madaxweyna ha HirShabelle Cali Guudlaawe.
Goodax Barre ayaa
Cali Guudlaawe ku tilm aamay "nin aan u qalmin inuu madaxweyne noq do, oo
qabyaalad ay ka buuxdo, oo miyiga ku soo koray.”
Waxa uu sidoo
kale qiil u yeelay jabhadda ka dillaacday gobolka Hiiraan ee uu hoggaa mi yo
Jeneral Xuud, taasi oo uu sheegay inay ka dhalatay markii la handaday beesha
Xawaadle, islamarkaana la bah-dilay.
Goodax ayaa sidoo
kale kasoo horjeestay in Cali Guudlaawe lagu caleemo saaro M/Beledw eyne, taasi
oo uu ku qeexay bahdil iyo inay la macno tahay "aan ku guursado malxiisna ii
qas ab iigu noqo.
Waxa uu sidoo kale
weeraray ugaaska bee sha Xawaadle Ugaas Xasan oo uu sheegay in lacag lagu
aamusiyey,islamarkaana uu ka badin waayey inuu jaad cuno. Xigasho:jowhar.com
CC Shakuur oo ka hadlay
xiisadda Beledweyne, shaaciyeyna qorshaha laga damacsan yahay
Hoos Ka Akhriso
Qoraalka Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.
Waxaan horay ugu
baaqnay in dib u heshiis iin laga hormariyo doorashooyinka Hir-Shabee lle,laakiin
hoggaanka DF dhagaha ayuu talada as ka fureystay. Kacdoonka shacabka ee Hiira an
ka taagan waa natiijadii ka dhalatay dib u he shiisiintii la iska indhatiray.
Waxey kaloo tusaale horu dhac ah u tahay mugdiga kusoo wajahan dalkeenna.
Haddaba, waxaan ugu baaqaynaa maamu lka,
siyaasiyiinta iyo waxgararka Hir-Shabeelle inaan dhamaanteen si masuuliyad leh
isaga xil saarno xal u helidda mushkiladda G/Hiiraan ka taagan, lagana fogaado
ficil kasta oo dabka ban siin ku shubaya.
Hoggaanka DFS
wuxuu fidno ka dhex abuur tay dadkii is ogolaa ee wada noolaa ee maamullada
jubbaland iyo Hir-Shabeelle, dalka intiisa kalana doorasho boob ah ayey doonay aan
in ay ka sameyaan.
Shacabka
Soomaaliyeed waa in uu meel uga soo wada jeestaa sidii looga hortegi lahaa findada
maamulka muddada yar u hartay ee Madaxweyne Farmaajo.
Xigasho:-geesguud. com
Wasiirka Arrimaha
Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Turkiga siyaabaha lagu xoojin karo
xiriirka labo geesoodka
Wasiirka Arrimaha
Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Md.Maxamed Cabdirisaaq Ma xamuud Abuubakar,
ayaa Shalay ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay Wasaaradda ee Caa simadda
Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda a anu walaalaha nahay ee Turkiga, Md. Mehmet
Yilmaz.
Kulanka ayaa intii
lagu gu da-jiray waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya xiriirka labo
geesoodka iyo iskaashi wadaagga ka dhexeeya 2da dal, waxaa kale oo ay isla fal lanqeeyeen
arrimihii ugu dambeeyay xaaladaha gobolka iyo dunida.
Kulanka ayaa
waxaa goob-joog ka ahaa Xo ghayaha Joogtada W/Arrimaha Dibadda &Iskaa shiga
Caalamiga, Md.Danjire Maxamed Cali-Nu ur Xaaji iyo Agaasimaha Waaxda Aasiya iyo
Australia, Md.Cabdisalaam Suleymaan Cabdi (Koodaar).
madaxweyne Qoor Qoor oo
Muqdisho ka wada dhex-dhexaadinta Musharixiinta iyo Madaxda Dowladda.
Madaxweynaha D/G/Galmudug
Axmed Cab di Kaariye (Qoor Qoor) oo maalmahaan Muqdi sho ka waday qorsho uu ku
dhex-dhexaadinayo Madaxda Dowladda & Midowga Musharixiinta oo isku
khilaafsan guddiyada doorashooyinka ee Magacaaban ayaa la kulmay hoggaamiyaha
Xisbiga Wadajir kana mid ah Midowga Musha rixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Cabdi Sha
kuur iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka gar
ahaan xilligan kala-guurka ah oo la galayo howlo doorasho.
Hoggaamiyaha
Xisbiga Wadajir ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Galmudug boo qasho uu ugu
yimid, isaga oo tilmaamay in kul ankooda uu ahaa mid miro-dhalay.
Wararka kulanka
laga helay ayaa waxay she egayan in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye
(Qoor Qoor) uu Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ku adkeeyay in xal lag gaaro khil aafka
ka jira guddiyada doorashooyinka oo Mu sharixiinta ay sheegeen in lag soo xulay
Hay’ad da NISA iyo Shaqaalaha dowladda.
Dhanka kale maalmaha soo socda ayaa wax aa
la filayaa inay kulan xasaasi ah yeeshaan Mi dowga Musharixiinta Madaxweynaha
Soomaali ya & Madaxda Sare ee dowladda, iyaga oo ka wada hadli doona sidii
xal looga gaari lahaa muranka ka dhashay guddiyada doorashooyin ka oo ay
Magacaawday Dowladda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha
Gudaha & Odayaasha Dhaqanka G/Hiiraan oo heshiis ka gaaray xiisada
Beledweyne
M/Beledweyne ee
xarunta G/Hiiraan waxaa Shalay kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha
Gudaha XFS Jan.Muqtaar Xuseen Afrax oo Dorraad gaaray halkaas iyo qaar kamid ah
Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan.
Kulanka ayaa waxaa
ay uga hadlayeen sidii loo dejin lahaa xiisada ka dhalatay safar la shee gay in
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Md.Cali Guudl aawe Xuseen uu ku tegi lahaa M/Bele dweyne,
taas oo sababtay in Shalayy ay dagaal amaan Maleeshiyaadka diidan safarkaas oo
uu hoggaminayo sarkaal lagu Magacaabo Abuukar Xuud&Cidamada Boliska ee ku
sugan B/weyne
Wararka kulanka laga helay ayaa waxaa ay
sheegayan in W/W/Arrimaha Gudaha Soomaali ya Jan.Muqtaar &qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan ay ku
heshiiyen 4 Qodob loo lagu dejin karo xiisada ka taagan Beledwey ne, kuwaas oo
kala ah.
2: In Ciidamada Dowladda aysan awood Ciidan u adeegsan doonin
dadka diidan dhismaha Ma amulka Cusub ee Hir-Shabeelle, kuwaas oo ma alamahaan
banaanbaxyo ka waday M/Bele dweyne.
3:W/Arrimaah Gudaha ayaa Odayaasha Dhaq anka ka dalbaday inay
xiisada dejiyaan sidoo kal ena ka qeyb qaataan sidii loo furi lahaa wad ooyinka
ay xireen dadka banaanbaxa ka dhiga yay M/Beledweyne.
Maalmihii la soo
dhaafay ayaa waxaa M/Beled weyne ee G/Hiiraan siweyn looga dareemayay xiisada
dagaal oo ka dhalatay markii Madaxw eyne kuxigeenka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed
Hagar Dabageed uu Beledweyne ka sheegay in uu tagayo Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe si loogu caleemo
saaro, hayeeshee ay kasoo horjeesteen maleeshiyaad uu hogga aminayo Janeraal
Abuur Xuud oo kamid ahaa musharixiintii isaga haray tartanka Madaxw eynaha
Hir-Shabeelle.
Ciidanka Dowladda oo
lagu eedeeyay iney dhibaato ka geystaan Gedo
Madaxweynaha wuxuu
si qoto dheer uga ha dlay arrimaha la xiriira doorashooyinka la filayo inuu
dalka si guud u galo, wuxuuna ku adkeysa nayaa in Jubbaland ay xaq u leedahay
in loo ma dax banneeyo guddiga doorashada sida lagu qo ray heshiiskii ay
dowlada dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ku gaareen Muqdisho bartamahii
sanadkaan.
Axmed Madoobe
wuxuu si cad u sheegay in ciidamada Soomaaliya ay dhibaatooyin aan loo adkeysan
karin ka geysanayaan gobolka Gedo, wuxuuna intaas raaciyay iney caqabad ku
yahiin xasiloonida deegaankaas.
Wasaaradiisa
arrimaha gudaha wuxuu ku bogaadiyay iney yagleeleen maamul loo dhiso degmada
Afmadoow oo ay shacabka soo doo rteen, wuxuuna qabaa iney bilow u fiican u ta hay
dhismaha dowladaha hoose ee maamulkisa
Difaacaha Xuquuqda
Aadanaha Puntland oo war ka soo saaray Cabashooyinka la xiriira Sicir-bararka
Guddoomiyaha
Xafiiska Difaacaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, oo war ka soo
saaray cabashooyinka iyo dibad-ba xyada ka dhashay sicir-bararka ee ka dhacay
magaalooyinka Puntland.
Sidoo kale,
Xafiiska ayaa Laamaha Amniga Puntland ku boorriyay, in ay ilaaliyaan Xuqu uqda
Dastuuriga ah ee Bannaan-baxayaasha ka cabanaya Sicir-bararka, islamarkaan ay
tadd ar ka muujiyaan wax kasta oo khatar ku ah Nolosha muwaaddinka.
Hoos ka akhriso Qoraalka
Dad ay
Soomaali ku jiraan oo ku dhibaateysan Xabsiyada libya
Kumannaan qof oo
ajaanib muhaajiriin ah ay aa in sanad ahba waxa ay dhibaatooyin kala du wan ku
wajahayeen gudaha waddanka Liibiya.
Dadkaas oo ay ku jiraan Soomaali dhalinyaro u ba dan ayaa
waxa ay ka ca wdaan in maskax iyo jir ahaanba dhibaato wayn la soo gaarsiiyay.
"Silic iyo rafaad waan kusoo qeybsanay..in
nala jiddilo, in nagula dibciyo baco,koronto nag ula qabto, silic xanuun badan,
gabdhaha ajaanii bta faraxu meyneyso adigana aad waxbo ka qaban karin” ayuu
yiri wiil soomaaliyeed oo ku sugan xero ku taa lla dalka Liibiya.
Arrinta waxaa uga
sii daray Liibiya oo aanay ka jirin dowlad awood leh oo dalka oo dhan gac anta
ku haysa, taas oo dadka dadka tahriibiya u sahasha inay waxa ay doonayaan ku
sameey aan muh aajiriinta.
Haatanse waxaa
muhaajiriinta soo karay dhib aatadii oo qaar badan oo ka mid ah ayaa bilaa bay
inay isu diiwaangeliyaan sidii dib loogu celin lahaa dalkooda hooyo.
Galmudug oo War kasoo
saartay howlgal loo ga hortagayay dagaal Beeleedyada
Wasaaradda Amniga D/Galmudug ayaa war kasoo
saartay howlgallo amni xaqiijin ah oo malmihii la soo dhaafay laga sameeyay
degma da Cabudwaaq ee Waqooyiga G/Galgaduud, halkaas oo ay ka dhaceen colaad
beeleedyo.
Hoos Ka Akhriso
War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Galmudug.
Wasaaradda Amniga
D/G/Galmudug iyadoo og baahida ay bulshadu u qabto Amni iyo Nabad ku wada
noolaanshaha bulsho waynta Caabudwaaq waxay u mahad-celinaysaa cid walba oo ku
howlan sidii amni buuxa uu uga dhaqan gali lahaa D/Caabudwaaq.
Wasaaraddu waxay
si gaar ah ugu mahad-celinaysaa Madaxweyne kuxigeenka D/G/Galm udug Md.Cali
Daahir Ciid, Wasiir ku xigeenka amniga Gudaha,Ugaas Maxamed Ugaas Axm ed Ugaas
Faarax,Odoyaasha dhaqanka, urura da Haweenka, Dhallinyarada iyo dhammaan cii damada
qeybahoo da kala duwan oo iska ka ashadey sidii loo xoojin lahaa amnigii ka
jiray magaalada.
W/Amniga D/G/Galmudug
waxay u aragtaa arrintaan ay wadaan hal-doorka aan kor ku soo xusnay iyo
ciidamada amnigu mid sii xoojinaysa in ay bulshadu ku dhiiradaan Nabadda maadaa ma bulshadu ay
baahi wayn u qabto amni iyo na bad galyo waarta.
W/Amniga Galmudug
waxay bulshada Caab udwaaq ku boorinaysaa in ay doorkooda ka qa ataan amniga
iyo xasiloonida degmadda.
Ugu danbayntii W/Amniga
D/G/Galmudug waxay ciidamada amniga Galmudug iyo bulsha da reer Caabudwaaq ku
bogaadinaysaa dada lada aan hag arta lahayn ee amniga lagu suga yo iyo
iskaashiga ka dhexeeya kaasoo suurtaga linaya In si Wadajir ah looga hortago
falalka xa silooni-darrada abuuraya, isla markaana la ilaa liyo nabadda iyo
nidaamka dawladnimada.
Musharrax Madaxweyne
Daahir geelle oo Booqday Xarumaha Dadka isugu
yimaadan
Md.Daahir ayaa
kulan la qaatay boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliye ed oo ku damaa shaa day
xeebta, waxaana uu la wad aagay qorshaya asha uu ugu tala galay hor umarinta
Qaranka.
"Waxaan Shalay u
casiriyo tagnay Liido si aan waqti ula soo qaadanno shacabka Muq disho” ayuu
yiri Daahir Geelle.
Waxaa uu intaas kusii daray "Haddii aan fursad u helno talada
dalka, waxaan Alle idankiis xo ogga saari doonnaa in la helo amni iyo xasil looni
lagu naalloodo”
Md.Daahir M.Geelle
ayaa ka mid ah Mu sharaxiinta ugu cadcad xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Muddooyinkaanba
waxaan Muqdisho ka wa day kulamo iyo shirar aan kula kulmayay mus uuliyiin
dawladeed, siyaasiyiin, indheer garad iyo bulsha da rayidka ah.
Xiisad cusub oo ka
taagan gobolka Tigray iyo wararkii ugu dambeeyay dagaalka
Wasiirka kobcinta
dimuqu raadiyadda ee dalka Itoobi ya, Zadig Abraha oo wareysi siiyey idaacada
BBC ayaa sheegay in dagaalka Tigreyga uu soo gaba-gab oobay, isla marka ana ay
harsan tahay in gacan ta lagu soo dhigo hogaanka TPLF.
Zadig Abraha ayaa
carabka ku adkeeyay in xukuumadoodu ay cadaalada horgeyn doonto hogaanka TPLF, oo hore loogu eedeyay "inay dalkooda Itoobiya
ay khiyaameen”.
Hogaanka TPLF
ayaa tan iyo markii ay cii damada Abiy Axmed la wareegen caasimada gobolkooda
ku jira dhuumaaleysi, iyaga oo shee gay inuusan weli dhamaan dagaalka ay kula jir aan
dowladda.
"Weli fari kama qodna
dagaalka, mana soo af jarmin, oo ma soo afjarmi doono” ayey yiraahde en
Debretsion Gebre-Mikael iyo Getachew Re da oo ah xubno sare oo ka tirsan
hoggaanka TPLF oo la hadlay telefishanka Tigrey-ga.
Maraykanka oo eedayn u
jeediyay Shirkadda Facebook
Waaxda Caddaaladda
Mareykanka ayaa ku eedeysay Facebook in uu takoor kula kacay shaqaalaha
Ameerikaanka ah isaga oo fursad aha shaqo siiyay muhaajiriinta.
Dacwad ka dhan ah
shirkaddan baraha bul shada ayaa lagu sheegay inay diiddo inay shaq aaleysiiso
amaba ay tixgeliso dadka Ameerika anka ah ee u qalma shaqooyin ka badan 2,600.
Shaqooyinkaas ayaa
la siiyay ajaanib heysa ta dal ku gal ku meel gaar ah, ayaa lagu xusay
dacwadda. Facebook ayaa dood ka keenay dac waddaas, wuxuuna sheegay inuu la
shaqeyna yo waaxda.
Dacwadda waxay
quseysaa isticmaalka Fac ebook ee dal ku galka ku meel gaarka ah ee H-1B,
kuwaas oo ay aalaaba isticmaalaan shirkad aha teknolojiyadda si ay shaqaale
ajaanib ah oo xirfad leh u keenaan Mareykanka.
Dacwadda oo Dorraad
la gudbiyay, ayay waa xdu ku sheegtay in Facebook uu si ula kac ah u abuuray
hannaan shaqaaleysiin oo dadka Am eerikaanka ah ka doorbidaya dadka heysta dal
ku galka H-1B iyo shaqaale kale oo ku meel ga ar ah.
Qaramada Midoobey
waxay sheegtay in dag aalka ka socda meelo badan oo ka tirsan gobol ka Tigray
uu saameyn ku yeeshay howla ha gar gaarka. Saraakiil ka tirsan QM waxay sheegay
aan in la geli la’yahay gobolka Tigray si gargaar loo gaarsiiyo shacabka inkasta
oo D/ Itoobiya dhawaan ay kala saxiixdeen he shiis gar gaar lagu gaarsiinayo
shacabka ku no ol deega anada ay la wareegtay dowladda.
Dadka ku nool
caasimadda Mekelle ayaa she egtay in
dagaallada ay weli ka socdaan dee ga anada dhaca duleedka caasimadda inkasta oo
ay Dowlada sheegtay in lasoo afjaray colaada.
Waxay sheegeen in Magaalada
ay koronto la’ aan tahay oo aysan heysan biyo. Waxay sidoo kale sheegayaan in
falalka dhaca ah ay kusoo badanayaan magaalada.
Sirdoonka Mareykanka Oo
Sheegay In Shiin ahu Yahay Halista Ugu
Wayn Xorriyadda
Maamulka Trump
ayaa meel adag ka istaag ay Shiinaha oo waxa uu ku soo rogay canshuu ro
alaabaha uu Shiinaha soo saaro iyadoo Bei jing uu ku eedeeyay inay xadayso
xogta farsa mada ee dalkaas
GARYAQAAN MARAYKAN AH OO LAGU SOO OOGAY DACW AD AH IN UU SI KHIYAAMO AH
HANTI UGA DHACAY DOWLADDA SOOMAALIYA
Garyaqaan Mareykan
ah oo lagu magacaa bo, Jeremy Wyeth Schulman, ay aa lagu soo oo gay Dacwad ah
inuu si khiyaa no ah malaayiin doollar uga xa day dowladda So omaaliya, isla
markaasna weli haysto qayb ka mid ah lacagtaasi.Lacagta la xad ay oo la sheegay
in ay ka badan tahay $12.5 Milyan, waxa la sheegay in Garyaqaanku ka hel ey
Hey’ado maaliyadeed, kaddib markii uu u soo bandhigey dukumentiyo been abuur
ah, intii u dhaxaysay 2010 ilaa 2014 kii.
Sidoo kale,
Xeer-beegtida Mareykanka ah ay aa Garyaqaankan iyo rag kale oo aan la ma gacaabin,
ku soo eedeeyey in ay isku dayeen in ay si khiyaano ah ula wareegaan malaayiin
doo llar oo bangiga dowladda Soomaaliya leeyahay, taasi oo lagu xayiray akoono
dibadda ah, xillii uu dalka ka socday dagaalka sokeeye.
areenka u doodaya
Garyaqaan, Jeremy Schu lman, ayaa beeniyey dhammaan eedaynaha, wuxuuna sheegey
in ninkani uu dowladdii kmg ahayd ka caawinayey sidii uu Soomaalida ugu soo
celin lahaa lacagaha dunida kaga xayiran.
Madaxweynaha Kenya oo
digniin soo saaray, xilli uu khilaaf kala dhaxeeyo DFS
Madaxweynaha Kenya
Uhuru Kenyatta ayaa digniin u diray dalalka shisheeye isla markaana ka codsaday
in aanay soo faragelin arrimaha gu daha ee Kenya, sida ay ku warrantay warbaah inta
The Citizen.
Wuxuu sheegay in Kenya aysan og olaan doon in in wax loo
yeeriyo balse ay soo dhawan ay aan wadashaqeynta dal alka caalamka. "Wa xa an idiin ka codsanayaa in aad joojisaan
isku day ada ku aadan in aad hagtaan, waxaa in oo cad halka aan dooneyno in aan
aadno, wax aan idiin ka codsaneynaa in aad nagu soo biirt aan si aad inooga
taageertaan si aan wax u qa bsanno balse hana soo faragelinina, ma ogola aneyno
in aad wax inoo yeerisaan oo aad ina hagtaan” ayuu yiri madaxweyne Kenyatta.
Hadalka
Madaxweynaha Kenya ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli xiisada diplumaasiyade ed
ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Ken ya ay xoogeysatay, isla markaana aan
xal laga gaarin.
Awoodda militari
Turkiga oo soo ifbaxday ka dib dagaal dadban oo dhexmaray Russia
Tuulada Dadivank, ee
ku taalla gobolka buu raleyda ah ee Caucasus, ayaa ah mid soo jirtay 800-oo
sano waxaana ku yaalla dhismooyiin qadiimi ah.
Waxaa goobtaasi
sidoo kale ku dhagan boor uu ku sawiran yahay, baa darigii reer Armenia ee la gu
magacaabi jiray, Aabe Hovhannes, waxaana goo bta ku qoran, "waad ku ma hadsan tahay
in aad halkan timaado,” isaga dho olacadeynaya.
"Waxaan haysaa amar ah inaan ka hortagno in goobtan qadiimiga
ah la burburiyo,” waxaa sida asi yiri askari ka tirsan ciidamada nabad
ilaalinta ee Ruushka ee halkaas jooga.
Dowladda Ruushka ayaa dagaal qaraar oo ka dhacay gobolkii lagu muransanaa ee Nagorno-Karabakh ka dib, waxay halkaas u daad-gureysay 2,000 oo ah ciidamo nabad ilaalin ah oo heshiiska qeyb ka ahaa. "Caado ah
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-DEC-2020
.